Sign in to follow this  
IL CAPO

KAALAY ILA DOOD.

Recommended Posts

Wiilo   

Qa qaac Sokorow aa ladhahaa waxaas dadkaan hilib ay cunaan har iyo habeenna dood iyo war ay ku jiraan marka hale yaabin sxb.

 

 

Jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
IL CAPO   

Qac Qaac,

 

sxb muran waxba laguma kala faaiideesto marka filinkaas dhaaf, teeda kale adiga ileen waxaa umuran jeceshahay waa saas?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Wiilo sawirka meesha kuugu dhagan waxuu u egyahay naagtoo neerobi dharka noo dhaqi jirtay..

 

Iyada iyo danya arimoy mala kala kasaayo..

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^^^^^haye garab taas waxey aheyd ur first girlfrnd huh. waan ogayhay inaad faraha ku shukaansan jirtay adigoo sawaahiliga garaneyn. :D

 

 

Necliyaaaaaaaaaaaaaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
IL CAPO   

Muran and Debate are entirely different Sxb!

Muran is Argument and we can argue on anything, but we can't debate on anything and everything as one of us will produce facts rather than fiction, but to win an argument all you need is skills to survive.

Peace.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Diamante   

meeshaan wax doodayo ama muran wado uma jeedi, nac nac kaliya baa lala soo tagan yahay.

ninkaan, Il-Capo, iskugu yeerayo...magaca baa ii dilay :rolleyes: ...ujeedadiisa waxey aheyd haddii laga muran badiyo inuu dagaal uu kaco.

Miyir isku yeel dee, ee muran, muran kale baa lagu dilaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Diamente..Iyaaaaaaaaaah Somaligaga waa iga danbeeyee...

 

Maxaa iskuq arineysay cajuuso yahee..lol..

Waa noo dhuumatay..fiyorayaal iyo dimond intaa isku sharaxday aa fasaleeti sharxan noo xiratay..

I didn't know in somali aa qori kartid...But good to know...

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

War heedheh! ma'adi kaliya baa yaqaan Af-Soomaaliga :confused: wareer weeye :rolleyes:

 

 

jEcBiyaaaaaaaaaaaa:................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

FYI: luqada waa tiin aan ku dhashay ee leygu soo koriyay ok..................

 

 

nEcBiyaaaaaaaaaaaaaa:...................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Diamante   

Tuujiye, oday yahow camanka kuuskuusan, ingriiska maah maah bay leeyahiin, ee waxey yiraahdaan "all will be revealed in due time"...marka lama is qarineynin...fahantu?

 

haddaadna maah maahda fahmin, ii sheeg, caadi baan kuugu turjimi karaa, no brooblem ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this