Sign in to follow this  
Hibo

Na Tus Murtidaada, Ma Qori Kartaa Hees?

Recommended Posts

Kamila   

FIIRIYA DHANTO NINKII YAQAANO HALKAAN ISKU SOO KALA FIDI ANIGA HAL AYAAN AQANAA OO SAXIIBTEEY I BARTAY BAL ILA AKHRISTA.

 

NINKA: NAA ABAAYO NA ABAAYO GURI SILIG IYO MA RABTAA SARIIR.

GABADHA: WAR ABOOWE WAR ABOOWE GURI SILIG IYO GURI SILIGA IYO YAA KU BARAY SARIIR.

NINKA: NAA ABAAYO SAACAD DAHAB IYO MA RABTAA SILSILAD.

GABADHA: SAACAD DAHAB IYO SACAD DAHAB IYO YAA KU BARAY SILSILAD.

NINKA: NAA ABAAYO NAA ABAAYO BIYO BARAD LEH IYO BIYO BARAF LEH IYO MA RABTAA BABAAY.

GABADHA: WAR ABOOWE WAR ABOOWE BIYO BARAF LEH IYO BIYO BARAF LEH IYO YAA KU BARAY BABAAY.Text

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

Kamila haa waan ahay midkii aad ku nasan laheyd ee ku sharfi lahaa. Waxaan kuu noqon midkaad ku riyooneysey ee aan ku qarweysey. Ee adiga diyaar ma u tahay in aad wada qeysano nolosha inta ka harsan?

 

[This message has been edited by JamaaL-11 (edited 05-11-2002).]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

This poem os from the legend DHEGDHEER when she was chasing behind a women she was trying to capture

 

Cakuye boholaha xargaga

qof xiimayaan xiraa

qof duulayaan dabraa

bal naagtaas barida daya

bal balaq-balaqdeeda daya

bal bowdada cadaanta daya

bal bocolkay sidato daya

 

this is another one when she tried to misguide the girls

 

Haanta qabadheer dhaafa

Haanta qabadhuubo dhaafa

Haanta burayar dhaafa

Haanta buradhagaf dhaafa

Gadowgeeda suran soo qaata

aaburkana haka qaadina

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

Goonyahaygu waa dhagar

guudkaygu waa xeel

garayskaygu waa seef

guntigaygu waa ciil

gudahaygu waa yool

gondahaygu waa dhiig

waligay gu' iyo dayr

guul ooman baan ahay

hantidayda gawriyo

gabayooxna lagu reeb

geriyaadna lagu beer

dayaxay u gudubtaa

badi waan gadoodaa

cidda aan galaaftana

guurtidayda waaweyn

anigays gunaanada

geenyo hadaftay baan ahay

 

I stop there for the time being

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

Waryaa sxbyaal walaahi waa cajib, Gabayada af-Somaliga ah in sidaas loo wada Yaqaano ma aanan ogeyn.

 

Well, what else can i say, Somali poetry is most hard to compose poetry they say, but i know how your creativeness transcends those bounderies.

 

Aniga waxaaba aan ka yaabey qoftaan Kamila la yiraahdo oo waxaa i cajabiyey sida ay xarfaheeda u doorato.

 

Kamilaay,

 

Ninkaan adi ku doonayn,

Dookhna aanan kuu hayn

Abid kugu ma daaleen.

Dumar kaa ma doorteen.

Damci kuu ma muujeen,

Duceysaneey kaamilaay,

Dabiibtii nafteysaay smile.gif

Qalbigeyga dajisaay,

Dareenkaagu suu yahay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

gabay aadan tirin maran ha odhan anigaa leh:::

waxyaabaha qaar laga xishoon jirey baa jira . qofna gabay aanu lahayn ama amaano ( palagaraism) ma yidhaahdo anaa tiriyey. Heesihii somaliyeed baa bililiqaysateen gabaygiina ma ku darteen.. south somalis corrupted somali songs when every idiot who doesnt even has good voice abused the songs of great singers.. Like hassan aadan samatar, sahra ahmed, maandeeq, kuluc, mooge, salaax qaasin, digfeer....

it seems you turned to peotry !!!

 

sham on you!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

Mohamed J sxb waa maxay waxaad sheegeyso?

 

Who claims other peoples' words to be theirs? The poems i wrote in somali, also in English do belong to me sxb. So, please be specific when you accuse some people of palgarism.

 

I am sure those who have posted other people's poems have mentioned the composer of the poem, like i did with the first poem that i opened with this topic.

 

Thank you in advance.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

Nin shugriga Ilaahiyo shahaadada qiraan ahay

Nin shareecada towxiidku ku shisheeyo baan ahay

Nin shido iyo khilaafiyo sharka diidan baan ahay

Nimaan shuush Ilaah gelin kama shaafiyaan ahay

Nin annaaniyada shaacday ka shib qaatay baan ahay

Nimaan sharafta Soomaali sheyna dhaafsan baan ahay

Nimaan kala shirshirideeda ka shaqeynin baan ahay

Nimaan shuqulka gaalada shabaheynin baan ahay

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
mohamedj   

jamaal-11

 

look " guur aan ka la'aado " it was a 70s poem i really forget the poet that composed that peom.

 

mj

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
X.Playa   

Kaamila iyo Soual Lady,

 

MahamedJ waa sidu sheegay. Hadaad gabayga leedihiin soo mariya laakiin beenta ka daaya gabayada soomaali.

 

Soul_Lady waxay soo marisay gabaygii u mariyay oday Ogaadeen ah oo la odhan jiray hebel Aw Bare oo noolaa qarnigii 1800 lana odhan jiray gabaygiisa Guur Aan Ka La'aado.

 

Gabadha kamila waxay ayaduna soo marisay gabaygii Salaan Carrabay ee ahaa Tolaw Colka Jooja oo ka u mariyay mar laba qolo kala hayay isagoo faras ka taagan, gabaygaasna faraska dushiisa ka mariyay.

 

This my first time posting in this sight Somaliaonline with its politically correct tune, i have been here 200 times and never posted , but i hate when pepole try to steal historical talents.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamila   

Hi Guys

 

Look X Playa First Of all I am Player Hater then second Look the poerty I didn't I wrote but I said fiiriga gabeeygaan aniga ma qorinee first read kadib wax iga sheeg man walaahi yaab ayaa leedahay brother wax makala hub saneeysid aniga soo ma dhihin aniga ma aqaan gabay brother man intadan hadlin ka fiirso waxaad leedahay brother then hadal think twise brother, I am out.

 

 

JamaaL_11

 

Bahalyoow Daradaa Bartama Habeenkii soo maan soo baraarugo soo beerka ima bal balo adiga dartaa so baahi ima qabato sidee bahal qof qaniinay soo beerka laguma dhago kolkuu waaga baryo badigoob soo uma sahantago adi dartaa bartama malintii soo jamaaloow ma dhaho bartaad iiga taalo maku iloobi karo baxsanaa tahay nin aan barida eebe dhaafin in aan maya ku dhaho marna ha iga filin boodbaan kula gali buulbaan kula wadaagi buurta shishe ayaan kula kori beerta ayaan kula tagi baxsan baan ku oran beydaankaan wada guran baastada ayaan kuu karin jamaaloow waan ogahay bariis kaama dago baahida ayaan kaa dhoori rag odil adaan ku sara marin ee Maxaad leedahay Jamaaloow?

Ma baraanburo ma Gabyo Intiiba jamaal waa dartaa ee bal wax ka dheh arintaan?

 

bye

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

Waryaahe X.Playa first and foremost wlcm to SomaliaOnline sxb.

 

Secondly, to both you and Mohamed j, I really don't get where your accusations derive from but i'll let it be.

 

None of the Nomads who posted poems have claimed to be the source of these poems. There is no need to criticise people for what they are not guilty of, so please be considerate with us.

 

I for one respects your criticisms but if they become excessive ofcourse i wont be pleased with it.

 

Thank you

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

Kamila sister

 

Touched is my heart by thy words

Thou sweetest words truly please

And praise you say humbles me -

Thus lucky I feel and happy I am

To walk into the depth of a world

Of a lady as such as you now are

Who carries herself like a queen

Share this post


Link to post
Share on other sites
MaandeeQ   

Jamal-11

 

My Gosh! Walaalkiis intaad cirka iyo meel aan la gaari karin ii direysay maad i tiraahdid uun ii GABAY ee ii GEERAAR! Damn! Kamila, congratulation sxb, it looks like u took my place thnx to Jamal. Aan Ooyayee Albaabka ii Xira! Oh My God! I need a hug! Any volunteers?LOOL

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this