Sign in to follow this  
Paragon

Yuusan Afka Ku Ciilin!

Recommended Posts

Paragon   

I've never seen somali lyrical rhymes in the net. Maybe it is tyme we give it sometimes and develop it right here. Make improvements to some words so that they can sound better...

 

Who wants to start?.....i mean who can?

Share this post


Link to post
Share on other sites
CARTAN   

Jamaal, you be the first sxb, oo Af-Soomaaliyee

since that could be the only pattern. We don't have to augment this by using some foreign languages. Maxaa inoo diiddey Afkeenii Macaannaa ee laggu sheeggay in ay hawraartiisu sarrayso? Dabcan, qurbe joog haddii aynu nahay way jirraan meelo baddan oo aynu hilmamnay, balse midda aan loo baahneyn in aynu seegno ayaa waxa ay tahay in aynaan sinnaba garrab-marrin Afka Hooyo.

 

Taasina waxa kelya ee aynu ku badbaaddin karraa ayaa ah ayada oo aynu addeegsano marwalba.Balse haddii aynu inaggiiba ka farxallano ka waran halka ay ku dambayn doonnaan dhallaanka innaga dambeeya ee ku sugggan waddamadan Reer Galbeedka?

Waa in aynu ku faannaa Afkeena Hooyo ee Hoddanka ah, ahna laggama maar maanka meel kasta aan joognee.

 

Sxb Jamaal, raalli iga ahaw sxb wax kale ogga ma aan jeeddin arrimaha aan kor ku soo qaadday balse waxay keliya igga ahayd uun in aynu wax isu sheegno. Waxaan idinku dhaafay tixdan hoose oo biyo-dhaceedu yahay muhimadda Afka-Hooyo

 

Afka hooyo hodon weeye oo waa halaan hubo'e

Wixi loo hilmaamaaba waa hadimo noo taale

Higso oo haldoonkiisa noqo halabso miiddiisa!

Hawraarta mirihiisa garo hillinka ay taallo!

 

Authored by;

Ciise

 

...SCS.

____________________________________________

____________________CARTAN__________________

MAALINTII NIN JOOGGIYO MAANKEYGA CALLAFKIIS!

HA QOOMAMMEYN HANNA QUUSAN!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thunder   

Waah waah rageedii Jamaal :D

 

Anigoo baarti dhex taagan

ishaydu la dhacday tu gaaban

quruxdeedu ka badan malyuun

i tiri bowe iigu yeer maryan

inkastood la socotid ladan

la hadalkaan isku dayay in badan

su'aal baan hayaa jawaab u baahan

 

Qurux badnidaa wiil yahoow

Hablaha anaa kaaga dhaw

gabartaada maan noqdo maandhoow

 

Intaa ka abadan waa dambi :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamila   

woooooooow Jamaal Isii waad ka baxsatay qatar ayaa tahay jamaal malaguu gali karo,,

 

Waxaa iga qosliyey Markaa tiri Southall iyo tiple-one ka Goormuu soo baxayaa cdgaaga Jamaal Si aan u noqdo qofkii ugu horeeyey oo soo gato cdgaa Jamaal, Ama in lagu Fan gareeyo ayaa rabtaa oo qalabki music ayaa kaa maqan haka cabsan Dhanka lacagta Garabkaaga Aniga Iyo Maandeeq iyo cartan ayaa tagan marnaba dhalka ma dhaceeysid ee soo qori ahaay Rap-kaas oo kale Jamaal,

 

Cartan runta ayaad ka hadashay waa in aan Qiimo iyo Qadarin wayn aan u yeelnaa Luqadeena Hooyo in kastoo oo aan aragnay Somali Badan markeey imaadeen Wadamadaan Galbeedka in ay ka fanaan Luqadoodi Hooyo,

War dadoow Luqadiina Hooyo waa lagu faanaa ee lagama faano,

War dadoow Diinteena Islamkana Waa lagu dhaqmaaye lagama Tago.

 

Waxeeyn Nahay Qaxooti Joogta wadan qurbo oo

Hadeeynaan is qoomameen oo nafteena u hogaamin qeeryka oo

Qaranimadeena soomaaliyeed anan qiran cidna nama aqoonsano Kheerkeena waan ka hooseeynaa iyo wadankeena wuu u hooseeyaa ee Garaad aan yeelano oo qiimo wadankeena iyo dadkeena iyo Diinteena aan sara marino oo aan ka harno dhaqanka Galbeedka ileeni dhaqan iyo diinbeeynu leenahay,

 

Hadal Badan haan ma Buuxsho Guntii Iyo Gabagabadii Wadankeena aan aqoon sano Dadkeena aan garano Luqadeena aan ka sara marino tan wadamada kale.

 

Sidaas ayaan idin dhaafay dadoow

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Thunder sxb qatar aad tahay

 

"Anigoo baarti dhex taagan

ishaydu la dhacday tu gaaban

quruxdeedu ka badan malyuun

i tiri bowe iigu yeer maryan

inkastood la socotid ladan"

 

Yaah yaah! taas aa i dishey abaa....saas aa la arabaa soo wad hee

 

We will show everyone how to rhyme with somali..

 

Kamila....lol

 

Anoo southall Joogo iyo Tripple oneka sugi lol 111 ma soo maraa southall aa ka horeysa lol

 

I have changed that...hada fiiri hee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thunder   

Kaamilo aad aan ug ahelay waxaa qortay. Yurub joogisteedaad ku fakanaysaa maahee waa horaan kuu soo gabyi lahaa!

 

Inanyaheey timaahaagan la dhacay

 

inkastood dhulkaaga mudo soo moogtay

 

waxaad tahay qof hideheeda dhowratay

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
lol   

Jaceylku waa halis

waa hagardaamo xunoo

aan harin weligiis.

Marna waa hagaagoo

heybad weeye sharaf leh.

 

Haboonkii nafteydo

markii aan hubiyey qoraalkii

habsamina u aqriyey

Inaan ku habo kugu hifo caashaqa

hagarna aan ku waraabin

yaan okey hoosta kaga xariiqee

 

Ee hanaadkaan doortow

jeceylka ha fududeysan

Adaan nafta kuu hibeeyee......

 

Jamal_11: I guess that did it yaah.. I am rather impressed with urs my old buddy.....

 

Cartan: As always bro I salut you!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Hibooy hibo....gacanta aan kuu taagey nooh...

 

Af-somaligana ma qortaa? It looks like that but intee ka baxdey these days, it is been sometime gabar.

 

It is a pleasure reading what you post...so drop some more girl.

 

Come here more often

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

hogga cadrada iyo barbaarta

halka ciroolaha iyo caruurta

hoyga heesaha iyo heeladu

habka maansada iyo miisaanka

hadaytahay somalia online

halabuur aan waqtihaynbaan ahoo

bal soo hubsada hadalkaan soo qoro!

 

yo jamaal this is yo cuz caano, long time no seen!

halla back

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haashim   

Jamal thanx sxb ayaamahaan hawlo kalaan ku jiray bogga suugantana beri horaa iigu dambaysay bal tixdaan yar aan ku bilaabo.

 

lakiin yaa noo ilaalinaya gabyadayada waxa batay bililiqadiiye, jamaal sxb adigaa ka masuula ah.

 

JID DHEERBAAD FURTAY JAMAALOOW IYO TUB AAD U JAAN GOA'NE

JAALLAHA RAGGI U AHA GABAY JIITE OO TAGA E

JAABAJAABAA HARTIYO JACBUR ANOO MIIRANE

JIDIINKAAGA WAX MARA HELIMAYSID OOD JECLAYSATAAYE

JABAD LAGA GUURAY IYO WAXEY KA DHIGEEN GABAYGII JEENI SAGAARE

JAAHWAREER IYO WAXAA KAASOO HARI JALLEECSI LA'AANE

JEERAANSE JIDKIISA MARIYO JAMAALOOW JOOGI MAAYO AANE

JIIDIHIISII IYO WAXAAN RABAA INAAN JARTIISII KU SOO RIDEE

ADIGU JEEDAALADA IYO IIGU QAYBSANOW JAANGOOYNTA SARE

ANNA JACBURKA IYO IGU DAA JIIDDA DHEEROO HARTAYE

 

SAAXIIB WAKHTI IYO DADAAL AYAY WAX KASTA U BAAHANYIHIIN MARKA WAAN DADAALI DOONAA INSHAAALLAH.

 

.......................

 

LACNADI HA KU DHACDO DAALIMIINTA, LAAKIIN MAXAYNU NIRAAHNAA KUWA KA AAMUSAN IYO KUWA MARKA XERADOODA LA SOO GALO OO KALIYA QAYLADA AFKA KU SHUBTA.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Hello again,

 

BeerQaboojiye sxb, waxaa cajiib ah sida quruxda leh ee aad isugu hagaajisey xarfahaas. I am really impressed sxb and i think we need more your contributions...Thank you

 

Muraaad ... yaah! waa wareey war heedhe waan kaa cabsadey'e maxaad horey gabayada noogu soo bandhigi weydey. Insha-allaah cidna bililiqeysan meydo gabeygii Somalia Online lagu soo diro .. Aad ayaad ugu mahadsantahay gabaygaas muraad.. Thank you

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

JAMAAL11 THANKS WALAALO

 

 

Anigoo jooga hoygii hooyaday

hilow iyo amba bax igu jirin

halaag iyo hoog bay ka hadal

doonayn habaar aan dhamaan iyo

hoog bay i mar siiyeen hogaygii

iga saareen habaarna iga heleen

hubaal la'aantii socodkaygiyo

safar aan aqoon igu huriyeen

waxaan arkay anigoo Galbeed (West)

joogoo hoygaan ku noolaa hilmaamay

hawo aan qabin iyo hilow aan aqoon

hamigaygii ku abuureen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this