Sign in to follow this  
Basbaas

murti iyo macaankeeda

Recommended Posts

Basbaas   

:eek:

1)-Maxaa ka haysaa Gabay, Maahmaah, Sarbeeb, Buraanbur, Cayaaraha (sida dhaanto, saar, qoobka cayaarka)?.

2)--Adiguse mid ma samayn (alifi) kartaa?

3)---Dhibka Somalida ku dhacay, mid qoys ama rag iyo dumar, dhaqaale, qaxid, dhibaato kale ama wax xiiso leh gabay ama maahmaah ma maqashay, adiguse maka samayn kartaa?.

**##Tusaale; naag qurbe lagu furay foodley noqotay, ama naag la furay haa, nin la furay ma maqasheen!

if u don't speak/write/read Somali, can u create ur own poem in English?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
mahdi-   

 

Originally Posted by Basbaas:

**##Tusaale; naag qurbe lagu furay foodley noqotay, ama naag la furay haa, nin la furay ma maqasheen!

sxb aniga mar mar aan soo gaaraa meeshan, balse taas (oraahda kor aad ku xustay) aarmey la micne tahay Maahmaahdi ahayd: "Naag la Furay fadhi uma-yaal"

 

Anniga qaas ahaan haddii aan yar tix-raaco Oraahda aad kor ku xustay, I may add the following Jajab, which is somewhat true, and it goes like this:

 

Raggii (Somalidii) hore Dumarka Saddex nooc ayay u kala qaadi jireen; saddexdaas nooc oo kala ah:

 

:Kuu toosa; Kula toosa; iyo Kaaddi la toosa!!! :eek:

...........Ok........Ka sii guddib.....

 

Tan-Qurbaha taala....waxaa laga Yiri....

 

Saddexdaa sifaalo ee kor ku xusan 2-dan dambe ayaa ayaa Qurbaha lagu sii jeexjeexay waxayna noqotay sidan:

 

Ii dhiib aan kuu dheelee, Ha I-dhugan aan dhaqaaqee; iyo Iga dhal aan kugu dhibbee!!! :D

 

....Ma I fahantay sxb Basbaasoow.....

Aqyaarta kale raali iga ahaadda haddii aan tibaaxay wax dhib idinku noqon karo, laakiin I'm just to tell you what I've heard or learned from our Sooyaal, which, perhaps,you may have forgottennn, that is all......In that case, waxba yaanay xinnif iddinku reebin taasi..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Basbaas   

Nin ayaa wuxuu ka jawaabi jiray su'aal kasta oo la waydiiyo, cajiib bulshooy,

..

.

maalin baa nin ku yiri; waxaan u rabaa in aan ogaado 3da arimood:

1) goorta aan dhimanayo

2) in lacag/maal helayo in inkale

3) jano iyo naar kee gali doonaa

 

 

wuxuu ugu jawaabay

1) dadka kula da'da ah hadii aragtid ayaga oo yaraanayo oo midba mar dhimanayo, adiguna maxaad sugin, waqtigaagii waa soo galay.

2) hadii aad dad leedahay lacag/xoolo waad helin.

3) adiga oo iska socda hadii ku soo baxdid dad meel ku sheekaysanayo; hadii ay dhahaan inkaar qabihii baa soo socdee nooga qariya naarta baad galin, hadiise ay yiraahdaan khayr qabihii baa soo socdee ha ina kala saaro, ama noogu sheega arinta janada ayaad gali doontaa.

 

 

Aduunyada qof joogoow maxaa aragti kuu laaban!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Basbaas   

...

..

.

Nin baa intuu xerada Daraawiishta ee Sayid Mohamed Abdule Hassan ku yiri: [sayidii gabay aa i haya]. hahahahahaha

waa aduunyo ninba dhan u rarayo

Share this post


Link to post
Share on other sites

waa cajiib cajiib ninba ceesaan tii ceel gee

bal ana tan iga qora

#1 waqooyi waxaan kusoo arkay adhi qaad cuna

#2 koonfur nin afartan jira oo leh ciyaal xafaan ahay noo

#3 kenya police qaxooti ku yiri ama beer iqaad

ama waan ku xiri

#4 ethoipia dad habeenkii musqusha kabaqa oo tuuji hotelka iyo gurigaba u yaal

#5 canada ama west umad aan 18 jir waligeed dhaafayn ( wiil iyo gabar)

Share this post


Link to post
Share on other sites

u guys u cracked me up fo'sho

afsomalgiina qatar cadiim waaaye

 

adeerkeey inaa inii balimiyo waaye halmaalin

 

lol Mahdi ...afsomaligaada.. is off the hook

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by guleedyare:

#5 canada ama west umad aan 18 jir waligeed dhaafayn ( wiil iyo gabar) [/QB]

i agree wit ya

 

gabar iyo hooyadeed isku cimri sheeganayaan qurbo aan ku arakay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Basbaas   

Nin baa ninkale intuu aad ugu fiirsaday, markii uu layaabay gowsihiisa mirirka ku yaal, iyo sida jaadka, ama waxkasta u baduugayaan buu ku yiri,

 

Garaadow ma tihid nin gobba, oo gabar la siiyaaye

Ganaca iyo calooshaad cuntaa gowso habareedle.

 

balse ninba ceesaantii ceel geeye, aniga caawa tuu aduunka aa i haysata, hurdo kale tagnay oo waa markii aan buuga iyo qalinka sariirta la dul tagi jiray si aan bal maskaxda u maroojiyo, bal in wax ka soo dhiiqaan baa la arkaaye.

 

Tixda goortaan tiriyey toose niman jiifay

Tiraabkaygu meeshuu ka baxay la isku soo tuumi

..

midaana aniga la iigama horayn:

murti, maad iyo mashxarad maansooy adigaa leh

marqaan, maskax falan miiroow adigaa leh

malab, mahadha jacayl maryamo adigaa leh

Share this post


Link to post
Share on other sites
Basbaas   

waa cajiib cajiib ninba ceesaan tii ceel gee

bal ana tan iga qora

#1 waqooyi waxaan kusoo arkay adhi qaad cuna

#2 koonfur nin afartan jira oo leh ciyaal xafaan ahay noo

#3 kenya police qaxooti ku yiri ama beer iqaad

ama waan ku xiri

#4 ethoipia dad habeenkii musqusha kabaqa oo tuuji hotelka iyo gurigaba u yaal

#5 canada ama west umad aan 18 jir waligeed dhaafayn ( wiil iyo gabar)

 

..looooool.

sxb guledyare,

marka taariikhda dib loo baaro, Qaadka markiisii horeba waxaa heshay ri ama neef ari ah.

marka haatan haday cunaan dhibaato badan ma laha, ee layaab leh ninka kaga dayday ri'da cuntadeeda.

...afartan jirka waaba marka ninka raga ah xoogiisa iyo caqligiisu isku fariisto...marka sidaa uma da'a wayna.

..mida qurbaha qofka marka 18 iyo wax udhow uu ku soo galay walina somalidu sidii u dowlad la'dahay taas baa dhibka keentay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

guuleedyare,man u cracked me,walaahi u r funny,kan koonfurta ciyaal xaafad aan ahay nooh,kaas aaba oogu daranbna,

 

waqooyiga micna maba lahannba oo ceesaanta qaadka cuneeso waa iska caadi anaaba soo arkay ayagoo kooxa kooxa u fadhiya oo taqsiinta dheereestay,kaaga daranka qaadka kan oogu daran ay cunayeen,midka la yiraahdo daba musbaar,kuwa kale oo suqaar makhaayad ka cunaaya xattaa waa arkay,noo dhiib dee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this