Sign in to follow this  
Paragon

Cirroolleyda Qurbeysan (warning: for elders only)

Recommended Posts

Paragon   

^Loooool@daqsiga iska celin karta. Raula, kaaley adiga laftaadu mudo aad u dheer lagu ma arage ma Afrika ayaad Irsaaqul-qafla ka doonatey? Nasiib ma ku yeelatay? :D Bal carrigii sidee lagu ahaa? Gedo ma gaarteyna?

 

Dey hee, Afrika waa xaruunta tamashlaynta beryahan oo sidii qamiir ayaa saqda dhexe la is xashaa. :D

 

Tu yaroo weeysa dhawr ah ayaan ka doonan doonaa kol dhow. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^hehe.Boqol jirka baa competition ku ah.

 

 

LoooooL@Raula! Balo! Duqsiga iska ma celin karo laakiin. :D Nicmaada uu sheegay Paragon ma lagugu soo dhaweeye sis?

 

 

Rayyan,LoL what do you expect, cirrooleey weeye, aniga lee ugu firfircoon oo bil-kaste so dhugta hal kaan.

 

nice sheeko.odeyga waa smart,muu rabo ineey sa fiican u aragto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Paragon: istareex baan dhexjifaa huuno! ;) irsaaqad iyo kabadan baa ayeeydaan kusoo birte. marka sidey reer geedood dhahaan, carradeydi koleytaba roob ba ka da'e ;)aheey waa tuulo barwaaqo :Dicon_razz.gif

Gedo early 2007 baa igu dambeyse, although now from what i am told, i can hear distantly the rumblings of clan faction wars w/dee wiilashii shabka ahaa :mad: :mad: I hope not god willingly.

 

Adi bal maxaa mesha kuheysaa. Maxaa tiri, tuu yaro weeyso dhawr aa? war hedhe bal meesha ka kacoo bal mid isku qabo, inta adaan gaadhin waqti ey weeyso isgaadhsiin karrin (i.e. physically feeble to the point that you can't even strech your arms further during ablution).

 

Buuxo: i just came back soon from Nairobi and surroundings, and from my cousin, the it thing waaa nin reer leh already, i felt sorry for the gals meesha joogo (yacni the more the merrier). islamaamihiina wexey iskugu dagaalaayan wiilashii yar yara. marka who is left, divorced w/no money..haye bal adi talo keen marka :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^raula, lol. Adiga sidii qof ay leer qaboow ku dhacayso ayaad ii la cod egtahay, inaad nimcatul fuquush dhubuq ku tirina weey caddahay illeen il-qabowsatay ayaa kaa muuqatee. :D Au siyo? Ume fika mpaka wapi, nairobery au mpaka GSA?

 

Teeka kale, dee horta nin sirtiisa iska qarsadaan ahay, tan yaree weeysa dhawrka ahna, dabbaal dhufle ayaa ii ga horreeyey(weliga waraha ma u dabbaal tagtey?) :D . Qof walba waa is ogyahay meeshuu habeenkii u dusi lahaa, anna dhaaxaan bawd badan hoos xaluushey. Marka maaddaama aan yara gaabshey waayadan waxaan damaaciyey kheyr qabto yaroo weeysada aan ku dhawrto. Kolkaa inaan handska xitaa stretch gareeyo ma anaaba u baahan? Waan la ii weeyso qaadayaa nooh. ;)

 

 

Buuxooy baxsan, bal warran, bisho (ah a name for a pretty girl aan aqiiney - ariga markeey raacdo ayaan nafta u keeni jirey smile.gif )... Buuxo qoftan raula ah 'the more the merrier'-yaada eey nairbo ku sheegeyso khayrkaa ku jira, oo ubadka waa in la badiyaa. Horta sidaa ma ila qabtaa? Haddaad ila qabto rajjadu ma xuma :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^ lool weysa dhowrka, Paragon, in taa kol hore laga dhaqaaqey soo ma ogid, hada waxaa socda dhiilka-deyso, yacni waxaa hada soo baxey kuwa dhiisha u ruxantahay, buraashadana u furantahay, xataa gaaweetadu marantahay.

 

 

Raula, ii warran, ma la faayaa, durba ma soo noqotey, ma is aragteen MMA in nairobery, islii uga soo tagey halkaas uu qasooyaa :D

 

 

Buuxo, Allow ku daa, meeshan markey miriqdaba adi unbaa soo faagaya, maxaad yaanbo inta aad qaadatey ciidda soo quftey, I know Raula waa beeraleey oo badeel, faas iyo mataramakis bey goor ay gudcur tahay u xeyd xeydan jirtey iney u guureeso beerta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^MMA asagoo miriflleynayaa baan ku arke Nairoberry (kidding icon_razz.gif ma arkin runti). War nuune, adi maxaad mesha ku heysa..ma sidi michael Jackson baad weli uu tuwiseysaa.. :D mandhow yeyna sinta ku go'inn. (ps: saxibtey qaali ah baa mar dinacaaga joogte, weli agtiina bey joogta hadaba).

 

Paragon, mandhow gabadha haka waalin (buuxo bilan). war ubaad la kordinaaya baa iska yar, i think they just get carried away w/pleasure that only the woman realizes Oh..shiysta..that I am stuck w/6 kids now! and the dude has another 3 from another wife :eek: :eek: (unfortunately, in most cases in Africa-its the woman who gets to keep the kids by default if the family breaks, or mostly her relatives if she is unruly).

 

Paragon, bal adi mid yaro weysada kuugaarsiiso markaad heshid..nogaaso waran mandhow :D

 

NB: back then in early 2007, i travelled from Beled xawo to garbaharey and in betweens, stayed in baadiye (garbaharey's) for couple of days even. Fun times. adi xagee ka dacde?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^LOool@Buuxo Bilan & baxsan maxaad Raula & Paragoonow iga waasheen intaad kor ii qadeen baad raaafaadka africa iyo nin africa ii hoos dhigteen :D taas ma rabi ,najeeyna.

 

Paragon,waa runta waa in umada labadiiyo,qaybeeytid Raula iyo mida biyaha weeysada kuu shubiidoonta baa ku filan ;D

 

Nuune ,Dalmar ducadaad Ilaaya ha ii aqbalo. safar lee baad ka bixiweeysa adiga iyo MMA.Ma bacadle baad furateen ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

ileyn dadkeynu aheyn isku jenerayshin halkan bey kuraas dhigten aniguna labaatan jiradan ku dhexjabay

 

salamulah bal yar iyo weynkin

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Juxa jar yeyna kaa tuurin kuwaani..hadeeyna barti uun kaga tegin.

 

Kuwa timirrta dubto waaye :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Rawlana shimee Nayroobi joogtay?

 

Abaayadiis, ma isku waqtiyaa joognay? Nuunka oo gadaal gadaal u socdo iyo OZ oo horey horey u ordaayo lee ku arkee. Iyagoo gees gees u taagan at Islii's 11th Street aan sawiray, inaa soo giliyo SOL fiicneyd.

 

:D at Buuxo's bacaadle comment. Bacaadle leeyaa? Wax ka weyn lagu haaye meesha. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^warka nasii hee. warkaaga la waayeey ilaa waagi shariif 200kii suubis PMs keenay.Miyaad ku biirtay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this