Sign in to follow this  
Paragon

Miraha Heesaha So'maaliyeed - Kusoo biiri

Recommended Posts

Xafsa   

he's not a good singer aa?....war aamus yaa lagu maqlinee.....yahooo....waa lugugu khasaaray walaahi :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Macalin   

hehehe!

 

Ok someone is defensive...Yes samatar is not a gr8 singer i said!...he just famous..lol

 

u gat a problem with da?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faheema.   

by Hibo Nura and Cabdi Cali Baalwacaan

Jamaal-11 I believe that song was in the riwaayad/majaajilo named Hablooy hadmaad guursaneysaan I've heard bits of it but never actually watched the whole thing, if you know where I can get hold of the old riwaayads' such as the one above and Beenay waa run please let me know. thanks

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

LoL lakkad, manuurahaa tahay maxaan dhahaa...

 

flying-still I think samatar is a good singer. unlike lakkad who only loves Doqoneey, I believe samatar is cool. Sida uu isku gariiriyo ma daawatay horta? he is like a vibrator...lol ;)

 

Shayma ... I think you are right. I watched hablayahow hadmaad guursan doontaan, but it was sometime ago. I think if you visit www.eaglemediapro.com you might find some somali ruwaayado. Beeneey waa run, was a good one too... actually I watched it several times and once with the singer Saalax Qaasim himself. He lives in my neighbourhood. smile.gif

 

------

Qurux

 

Caynigeeda dumarkiyo

Assaageed kamudaaneey

Afar suxul karooreen

Edebt-iyo asluubtiyo

Isha lagu hagoogeey

 

Abuurtii, wacneydee

Illaaheey sameeyee

Soomaalida ahaydee * 2

 

Kaa deyran eeduhuu

Kaa awdan ceebuhuu

Idim Allah, rugtaadiyo

Irdahaad ku nooshahay

Alhumaduu ma gaadhoo

Balaayadu ma aadee

 

Ubaxii dalkaygiyoow

Indhakuushi baa tee

 

Inantii arligaay

Araggii wadankaaay

Xidigii dhulka hooyiyoo

Quruxdii umadaay

Li'i cawli la'aaw

Share this post


Link to post
Share on other sites
QalQaali   

Somallian Songs have golden Lyrics am sure u all will agree.. lemme post my Favort song too.

 

It's not Complete so if u know it feel free tompost the complete version ;)

 

 

WABIGII JACAYLKA(RIVER OF LOVE)

 

 

WABIGII QAADAYOOW TAAN WEHESHAANAAYE

Ma .... naftaaydaa adaa adaa iiga wacaanee

wabigii shabeeliiyoo Juba aan waraystee

Juba aan waryastee

Bal inaay wax sheegaan

Naftu waano diidaayee

wabiigii Jacaylko..

I wadoo adiguna ii wadoo hoo hoo....

_________________________________________

 

RAGU BELADA UU MARO(JUBA)

 

 

ragu belada uu maroo

Basihii Ka sheekee

Dumarkuna BAdhaadhahaa

Dumarkuna Badhaadhaa

 

 

Ana waxan bad baadshoo

soo buleeyey Caashaqa

ma isaaray Buul dheer

baxa degiisiooo

habeenkoo Badhtegaybaan

Soo baraarugaaya

Boholyow La toosaa

 

Adna imaad bogsiininoo

hadalka bedelka laabtiyo

BEEER QABOOJA IMAAD ODHAN.

 

Maad dawayniin Boogtii

Barna kama aan helin

mahmaahbaan ka bogsaday

ma waxaad ka boganbaa

MA NIN TALO KU BAAHDAA

isban baanan waayaa..

 

_________________________________

 

Waraar aa isoo Gaadhay

Wajigaa ma fiicneee

Yaa hoosta akaa waalaay

>>>>>>>>>>>>> <<<<<<<<<<<<<<<<

 

Peace

1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thanx...^^^^qal qaali..i love that song..

 

RAGU BELADA UU MARO(JUBA)..Isn´t that very odd..I happen to like most of the songs posted in here ..lol

 

keep them coming people :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

STHLM_Lady remember this?

 

 

Malaika, nakupenda Malaika.

(Angel, I love you Angel.)

Malaika, nakupenda Malaika.

Nami nifanyeje, kijana mwenzio,

(What should I do, your lover?)

Nashindwa na mali sina, we,

(I don't have any money)

(LITERALLY: I'm defeated by wealth, I don't have any.)

Ningekuoa Malaika.

(I would marry you, Angel.)

Nashindwa na mali sina, we,

Ningekuoa Malaika.

 

Pesa zasumbua roho yangu

([/b]Money is troubling my soul[/b])

Pesa zasumbua roho yangu

Nami nifanyeje, kijana mwenzio,

Ningekuoa Malaika.

Nashindwa na mali sina, we,

Ningekuoa Malaika.

 

Kidege, hukuwaza kidege.

(Little bird, I always dream of you, little bird,)

Kidege, hukuwaza kidege.

Nami nifanyeje, kijana mwenzio,

Nashindwa na mali sina, we,

Ningekuoa kidege.

Nashindwa na mali sina, we,

Ningekuoa kidege.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xafsa   

Jamaal or sthml lady. Do any of you have have the lyrics to that song by hassan aadan,,,its starts off with " jaceeyl dhiig ma lugu qoray....."

 

 

If you do can you post it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Flying-Still is this the song? It is actually a lyric written by Hadraawi and posted by sister Siman some time ago.

 

-Jacayl Dhiig Ma lagu qoray-

 

Jacayl dhiig ma lagu qoray

Weli dhuux ma loo shubay

Qofna saanta dhabarkiyo

Ma u dheegey feedhaha

Dhabanada cad laga jaray

Hadalkii ma lagu dhigay

Xinjir aan is dhalan rogin

Midabkeedu dhiin yahay

Laga dhuray halbowlaha

Weli dhiil ma lagu shubay

Laba mays dhansiiyeen

Sida dhayda xoolaha

Dhag dhag maw wadaageen

Weli laba is dhaarsaday

Beryo dhacan nasiib iyo

Dhul ku kala cillaalaa

Subax dharabku kowsadey

Dhedaduna cuddoon tahay

Cidla aan dhir mooyee

Wax dhaqaaqayaa jirin

Jabaq maysku dhaadeen.

Kulankii dhabta ahaa

Riyo dhiifi keentiyo

Dhalanteed ma moodeen

Sida ay dhadhabayaan

Dhawr jeer ma seleleen

Af dhabaan dhab jamashada

Ma ka dhoofay hadalkiii

Bal dhaqaaq na kay tahay

Dhihidii ma waayeen

Ma ka dhabaqday xaajadu

Ilma dhalatay xiisuhu

Sida dhibic ma hiigaan

Ma ka qubatay dhaayaha

Ma ku qoyey dharkoodii

Naxariis ma dhidideen

Iyagoo dhanqalankii

Dheel dheelli mooyee

Dhegna aanay kaga jirin

Kolba erey dhex roorkiyo

Dhumucdii ka maqantahay

Dhitinaaye keligii

Ka dib tooban dharaarood

Carrabkiyo dhanxanagii

Dhirindhirid ma ku heleen

Laba guul u dhalatoo

Isu dhiganta weeyee

Dabadeed dhabeeshii

Hanadkii ku dheeraa

Dhudi mays bariidsheen

Dhubbad qaadka sheekada

Qofba dhagarta caashaqa

Wixii dhaaxo soo maray

Ma dhex galay kalkiisii

Ma akhriyey dhambaalkii

Warka maysu dhiibeen.

Kalgacayl dhito ahaa

Dhamac iyo dab huriyeen

Dhuxuliyo ladh soo kacay

Hadba dhoon ma buuxsheen

Kolba dhacan ma jiideen

Dhacdadiyo u jeedada

Qofba dhaadashada guud

Qofka kale dhankiisii

Inaan looga soo dhicin

Ma ku dhaabadeeyeen

Sannad mays dhegeysteen

Ma dhalaalay waagii

Dhag ma tidhi cadceedii

Intay soo dhaqaaqeen

Iyagoon ka dheeraan

Dhaqankiyo xishoodkii

Dhaymana u jeel qaba

Iyadoo dhexdoodii

Dhulka suxul banana yahay

Dhibta maysla taageen

Wax intaa ka sii dhow

Ma ku dhiiran waayeen

Dhayal laysu taabtiyo

Dhallinyaro habkeedii

Ma ka dhega adaygeen

Dhadhansiga miliilica

Isha mayska dhawreen

Dhabbaday is taageen

Qofba dhaabaddiisii

Sara joog dhankiisii

Kun habeen ma dherernaa

Dhudhummada aboorkii

Dhulka hoose kaga baxay

Dhilashada jidhkoodii

Ma dhanbalay sartii guud

Ma dhammeeyey hilibkii

Xidididada ma dhaawacay

Ma u dhaafay seedaha

Lafta hoose maw dhacay

Dhiilluu ku geliyaa

Ama waad dhalliishaa

Dhagartiyo wedkaagee

Dhimashada kal iyo laab

Ma ku soo dhaweeyeen

Dhoollaha ma ka qosleen

Ubax dheelka subaxdii

Naxariis ku dhaashtoo

Afka dhiin cas mariyoo

Dhaddigiyo labkisii

Laba dhude isugu maran

Ma is dhaafsadeenoo

Dhaxal maysu siiyeen

Dhuuni kawlka caashaqa

Maysu sii dhadhamiyeen

Ereygii dhinaa hadal

Dhegta maysu saareen

Dhafan dhaaf aboorkii

Ma dhufsaday cammuudii

Ma u qaatay dhoobada

Dhab-dhabkiyo kabkabidii

Labadaba ma dhalan rogey

Dhismo kale ma soo baxay

Ma ka dhigay wax yaabliyo

Dudun dherer ku caanoo

Dhumuc iyo laxaad weyn

Dhalan dhoolka maantii

Dadku dhacarta jiilaal

Ma dhasaday dharaartii

Ma ka dheelmay galabtii

Iyadoon la dhaadayn

Sheekada dhabteediyo

Dhabar weyntan hooska leh

In dhexdeeda laba ruux

Runta kaga dhur sugayaan

Haddaan laysu dhamanayn

Nafta laysu dhiibayn

Ama dhaxal tis qaadiyo

Dhismo aqal la taagiyo

Ubad iyo dhaqaaliyo

Dhaqan reer la kala sugin

Dhunkashiyo u jeedadu

Tahay dhaayo guudkood

Waabay la dhabaqsado

Dhereg iyo markaas qudha

Ama sida dhurwaayada

Hilbo gabadh dheg roonoo

Higlo loogu dhuuntoo

Dhakhso loogu kala baxo

Ninba waxa dhabbacashada

Dabinkiisa ugu dhaca

Dhidar iyo xabaashii

Sharaf lagu dhabcaaliyo

Dhawrsooni laga tegey

Dhalanteedka beenta ah

Bulshadaa u dhaawacan

Hab jacayl u dhaqan galo

Ma holladay ka ugu dheer

Maamuusna ugu dhow

Mise weli wax baa dhiman

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xafsa   

jamaal this is the one I'm talking about...damn its heartbreaking!!! Bisinka!

 

 

Ok one more song I don't know who sings it but it starts off with " barbaarta kaan ka doortay.." or something like that. Its in that new Album called "2004".

 

Let me know if you find it. thanks

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xafsa   

Here is one of the songs that I love so much:

 

 

Caashaqa daadihi( I think)

 

 

Sahra Baydkii Koobaad

 

Dawadii nafteydow bal

aan kula dar-daarme

Nabada aan ku leeyahay

 

ku daabaco qalbiga oo

Weligaa hasii dayn

duushayey allow nabadey

 

Qoraxduna dalaalnimo

Caashaqana daadihi

weligaa hasiideyn

 

 

Baydkii ninka Koobaad

 

Darmaantan jeclaayey bal

aan kula dar-daarme

Dantu wadajir weeye

 

docdaada yeyka baylihin

anna teyda igu daa

 

Dunidoo barwaaqo ah

dalka nabad kusii joog

Caashaqana daadihi

weligaa hasiideyn

 

 

Sahra Baydkii Labbaad

 

Dayixii iftiimow bal

aan kula dar-daarme

 

Dumarka adookale

taa hesha madeysee

dookhaaga ka adkow

 

Duushayey allow nabadey

Qoraxduna dalaalnimo

Caashaqana daadihi

weligaa hasiidayn

 

 

Ninka Baydkii Labbaad

 

Daymada urooney bal

aan kula dar-daarme

 

Kuwa loogu dowgalay

labadii is doorte

Kala dila dadka is jecel

Ayaaney isku keen dirine

 

Dalka nabad kusii joog

Caashaqana daadihi

weligaa hasiidayn

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this