Sign in to follow this  
Paragon

Miraha Heesaha So'maaliyeed - Kusoo biiri

Recommended Posts

Much appreciated...i really love xassan aadan samatar..

can someone please post saado cali...the song goes like this..sidiii xawo iyo aadam,rabbi baan naisku keey qore

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

STHLM_Lady .... i here is Sado Cali's section:

 

XAMDI - The original version

XAMDI - The new version - casriga

----

Xiisaha kalgacalkeena

Xaashaaye guurkeena

Baryo samo ku waarkeena

Sidi-i-i Xaawo iyo aadan

Rabiba-a-a isu keen qoray

 

Waa caalli naga waynoo

Xaga samada laga qoray

Duqqey xeer-aqoon leh-iyo

Xer-cilmi-leh-iyo sheekh baa

Xirsigana inoo xiray

 

Rabbigeenaa Xaakima ahee

Xillahayga kaa dhigay baan

Kun jeer ku xamdiyaayaa

----

 

If i get the time, I will try to chop down Kuluc's section too.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Iffah   

Raxiil....wax ma soo heshay? smile.gif ...It would be nice to get a continuation of what Jamal wrote.

 

This is what's missing...(second part)

 

Dhiin dhiin dhiin dhin...dhidhadhin

 

xaruqayda(?) labadeena

xiddigeene nuurkiisa

xananayta(?) reerkeena

 

?????????

 

isuxaadan laabkeena

qalbigane xasuustiisaa haaha haa...

 

???????

 

Beyond that...I'm lost

 

help? :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

thanks jamaal for the songs,wallaahi when it comes to somali songs i really got mad,i just love heesaha.

 

i love that song which was: imminka dhudhumiyaa miyaan soo dhawaadaa,as u said by saynab,but here is the original song by Kinsi xaji aadan,here is the link,if not appeared,then type it on the address bar

 

rtsp://sahanradio.com/music/kinsi/track1.rm

Share this post


Link to post
Share on other sites
HONEY-D   

ilhaam

 

 

sorry it took me long to respond had so much to do.

i was gonna do both songs but since jamaal did the ku xamdiyaa and promised to finish it of i thought i might do the other one so here it is.

 

enjoy it!

 

http://www.hamarey.com/index.php/article/articleview/1043/1/29/

 

 

Nafta raaxo jecelaa raafaad iyo

dhib necabaa reer magaale caashaqey

rubidiisu nugulahaa haduu waayo kuu

rabay rogol noqosho badanaahaa

Ruux ruux ka maqan yahay hurdaduu

ku reemiyo riyo waali badanaa.

Ragu naago jecel dumarkuna u roonaa

Ragu naago jecelaa dumarkuna u roonaa

Haatana diiq dagaaliyo colol raagto badanaah

Kolay wey is reebaan

Kolay wey is raadshan is lama daaqaan

Caashaqa runta ridi igu wareegoo sida roon

rabaa ogee walee aniga la i raranayee

Cirku shubiyo gaaroo dhulku rees qabooboo

ramas too udgoonaa gasar reecday geedaha

Fulay maalin reeyaa roga rogasha badanaahaa

Ratigaan hayinaheen rarashada ku liitayee

hadii uu ribada oo Hurdo beerku weheshado raxantaa ka caashaqo

Ruux weyn u daranaa raxmadii naftaa

Maqan raraman qalbigaa marag ruugiyo lafta i jaban ugu sheegey galgacalkiyo

 

Caashaqa runta ridi igu wareegoo

Sida roon rabaa ogee walee aniga la i raray

Caashaqa runta ridi igu wareegoo walee ani la i rarey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Ilhaan aaba heeseyso. Cajiib!!! On the top of that, hees Soomaali aaba la tumoyaa. Yaab iyo yaabkiis.

 

And her signature:

 

"Dalkeyga waa jeclahay, dadkeyga waa jeclahay..." Ar waaba ka heley nooh. Saado Cali ii dhehbo. You know it is one of my all time favourite songs--not that I have many--with "Soomaalida u diida ceeb, naftiina u diida ciil" by Maryan Mursal. And speaking of Maryan Mursal, I had seen her sitting in a maqaayad in Arhus, Denmark. Darn, she got old.

 

Waraa Jamaal, meesha kasii wad. Dad aaba heeso baroysaa walaahi. :cool:

 

P.S., Jamaal, brother, masoo qori kartaa lyrics-ka oo dhamestiran oo ah 'Soomaalida u diida ceeb, naftiina u diida ciil' by Maryan Mursal. Dankis in advance.

________________

 

Macsalaama!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

MMA sxb --- soo dhowow marka hore...

 

marka labaadna, I have just written the first verse of the song... I couldnt get enuf time for the second face due to time restriction ... laakiin I will see if i can complete it sxb.

 

Maryam Mural - Soomaali Udiida cayb/ceeb

 

Soomaali udiida cayb

Naftiina udiida cayb

 

Dhulkeena dabeecadiisa

Micaha daadku dhex qaado

 

Labada webi ee dureeraa

Dallagga ciida u wanaagsan

 

Abuurka ku daadi weeye

kheyraadka ka doono weeye

 

Siduu geellu hawd u daaqo

lo'duna u dinaahiyeysoo

 

Hadaad Danyarteena eegto

Siday diiftu ugu taallo

 

Labadu is dabooli waayeen

Dunidu wey nagu la yaabtay

 

Dadyow, dadyow u daalla

nabad nabaad

Soomaali uddida cayb

Naftiina udiida cayb

 

--

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this