Sign in to follow this  
Paragon

Miraha Heesaha So'maaliyeed - Kusoo biiri

Recommended Posts

Wiilo   

Khadra Daahir

 

ISHA SACABKA MARI

 

 

Dadkoo uruayoo,

Isu tagay dhammaan

Ma ogaan Karaan

Mooyee isaga!

Ayaa uga warrama

Aramdu inay eel dheer taqaan;

Hadba waxaan arkaa

Anoo ay cidla ah

Eri dhaban sidiisii

Kuu ololayee!

Ubax baan sidaa

Kuula soo ordee!

Maad iga aqbali?

Eedaad kalgacalada

Igu unkaye

Dhibtan mawga bixin!

Naftan naftan ku oggolee

Kuu abaarsatee

Kuu abaydinka ah

Hee hee kugu indha la'

Haa haa kugu indhala'

Usha maad u qaban;

 

Ifo faalo iyo saad aragti dheer,

Sida awliyaan ku oddorosayaa

Ayaa way haa ilo biyo leh

Ku agmeerayoo

Oonku ka baaba'ayn

Garta odayada

La i soo hor dhigaa!

Arrin iyo aqoon

Afti kaa baxshee

Yey ku dhicin ilmadu

Dhir abaarsatee

Isha sacabka mari!

Eedaad kalgacalda igu unkaye

Dhibtan mawga bixin!

Hee hee kugu indha la'

Usha maad u qaban.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Diamante   

Hi, it's me again

 

Has anyone posted the lyrics to Alam Dheh by Cabdul Jabaar? ( I didn't have the time to go through all these pages)

 

If not, does anyone know the lyrics to it? Much appreciated if you could pm it to me or post it here smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Ok anigana waxaan raadinayaa hees wadani ah oo aan wax yar ka xusuusto, this how it goes,,,

 

 

Ummadyahay Ummadyahay Qabiilkuye Qaranimadu waa labo aan is Qaban kareynoo_________________.

 

 

Fadlan qofkii yaqaan Heestani ii soo qor ama ii sheeg meesha aan ka heli karo,, for those of you who live in London may be know where I can get this song, 'casue i hear that BBCda they have all kind of Somali songs, but I'm not really sure,,,

Please help,,thanks.............

 

 

Go figure:...................

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Diamante, here is the lyrics of alam dheh by al-khalaiiji, well I guess the lyrics are not that hard, you should have written it down if u tried smile.gif

 

download the song of alam dheh or listen to it alam dheh, to download right click and save target as,

 

LYRICS:

 

haaaaaaaaaaaaaaa tukaanka dhexdiisa bood boodooy

mar unbaan banaanka kaa heli

 

tukaanka dhaxdiisa bood boodooy

mar unbaan banaanka kaa heli

 

alam dheh alam gariir dheh

goodiroo rig dheh

balaw dheh baar baxey dheh

Ladaney la'aantaa miyaan nagaan

alam dheh la'aantaa miyaan nagaan

alam dheh la'aantaa miyaan nagaan

 

haaaaaaaaaaaaaaa nin daar ku jira daruur ma arkee

illeen xalay roobkii baa da'ey

nin daar ku jira daruur ma arkee

illeen xalay roobkii baa da'ey

 

alam dheh alam gariir dheh

goodiroo rig dheh

balaw dheh baar baxey dheh

ladaney la'aantaa miyaan nagaan

alam dheh la'aantaa miyaan nagaan

alam dheh la'aantaa miyaan nagaan

 

 

haaaaaaaaaaaaaaaa Afrika iyo Aasiyaan marayoo

adoo kale aadmi kuma arag

Afrika iyo Aasiyaan marayoo

adoo kale aadmi kuma arag

 

alam dheh alam gariir dheh

goodiroo rig dheh

balaw dheh baar baxey dheh

ladaney la'aantaa miyaan nagaan

alam dheh la'aantaa miyaan nagaan

alam dheh la'aantaa miyaan nagaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

nuune dear I dont want to sound like a child but what about the song that i'm looking for :D Please ii raadi haddii aad helayso ama ii sheeg meel aan ka download gareysto......

 

 

Nabad iyo Caano:............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Diamante   

nuune i know its not very hard, but why write it down if i've got you to do it for me icon_razz.gif:D

 

laakin seriously thanx a BUNCH (plus for the link) ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

wiilo, i really don't remember that wadani song, but will look around if I can find it, it would be better IF u have full lyrics of it or even half.

 

try this one, it is good wadani song:

 

kanaa ila qabiiliyo, kanaan qolo wadaagnaa kanaa ila qabiiliyo

 

 

Diamante, lool haddeyba saa tahayba lyrics danbeba makuu qoraayo, anaa markii horeba is qor bilaa liis iska dhigey, caajisleey waaxid, I lost 4 minutes of listening & writing the lyrics :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

nuune dear thanks I have this one and much more wadani songs, this "Kanaa ila qabiiliyo Kanaa Qolo wadaagnaa" waxaa qaaday Saleebaan and I have it, ayadoo faseex ah heestani, laakiin waxaan raadinayay kuwo kale.....thanks though, try u might find some.....

 

 

Nabad iyo Caano:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites
ADNAAN   

I would say this is one of the best qaraami songs I have yet to come across.

 

indo deearalley Eesh calaa hees.

 

Indho Deeraleeyeey written by Cabdi cali weyd iyo codkii Yusuf Xussein Tarabi

 

Ilkaha u eg daruurtiyo

ciridkaaga dukhulka aa

mawluhu ku daahiro

Debnaha dukhusha moodee

mar mar dib uga faydiyo

Sanqaroorka soo degay

Indha deeraleey…………..

 

Daymada xishoodka

Markad luqunta dadabtaa (2)

Kolba laygu didayaa

oo layga darayaa

Indho deeraleey………….

 

Dumar ugu filrooneey

Dayax shan iyo tobanaay

Dahab lagu masaaleey

Da''da tii todabiyo toban (2)

Guga loogu darayeey

Indha deeraleey……………

 

Dib timaha u dhacayiyo

Dilimaaha dhabarkiyo

Sida dixida xaada

Dayrwaa qadaadkiyo

Suniyaasha duuda ah

Camaan doombir laayee

 

Daymada xishoodka

Markad luqunta dadabtaa (2)

Kolba laygu didayaa

oo layga darayaa

Indho deeraleey………

 

Dumar ugu filrooneey

Dayax shan iyo tobanaay

Dahab lagu masaaleey

Da''da tii todabiyo toban (2)

Guga loogu darayeey

Indha deeraleey

Markaad socodka damacdee

Degenida talaabada

Miisaanka lagu darey

Laafyaha la daawado

Dadku waxay yidhaahdaan

May daarin ciidee

Da''uus la moodyeey

Daymada xishoodka

Markad luqunta dadabtaa (2)

Kolba laygu didayaa

oo layga darayaa

Indho deeraleey………………….

 

Dumar ugu filrooneey

Dayax shan iyo tobanaay

Dahab lagu masaaleey

Da''da tii todabiyo toban (2)

Guga loogu darayeey

Indha deeraleeyee………………

Share this post


Link to post
Share on other sites
lol   

Adnaan: that is one of my favorite somali songs..

 

Qof heysataa ma jirtaa ama meel laga helo heesta Hibo Maxamed ee sidan ku bilaabmata:

 

Anigoo ku sugayoo kuutaagan surinkaad sahal igu dhaaftee ...plzz anyone??

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Hibo macaanto waa laguu hayaa Heestaa iyo waliba kuwo ka badan ee adigu halkee lagaa helaa, PM lee iga soo raadi.....

 

 

sAlaAma kA dhEh:............

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Hanaan Qurux.

 

Now, I am going to raise the bar and make the great lyricist Jamaal envy me by posting the lyrics of a "Dhaanto" song but I am not sure if I got it right.

 

 

(Verse 1)

 

*Hemaddiyo hableheena qaaligeeda

Qalbigiyo wadnaheyga qarqarkiisa

Qosolkiyo hadalkaagaan uqushuucee

Qaadirkeygoow haiga qaadin quruxdeeda

Qarsho weeyee qalbigu armuu naga qarxaa

 

(chorus)

Naftaa qaaliyee armuu naga qarxaa

 

*habeenadaan hir baa iluxay

(chorus)

hanaan quruxeey habeen badanaa

 

*aniga heybaddiyo tilmaantiiye

 

(chorus)

hanaan quruxeey habeen badanaa

 

*waxaa ihuurmaday jaceylkiiye

 

(chorus)

hanaan quruxeey habeen badanaa

 

*naftaan huriyaa haasaawaha uahaa

 

(chorus)

hanaan quruxeey habeen badanaa

 

*habeenkii riyaan ku heesaaye

 

(chorus)

hanaan quruxeey habeen badanaa

 

 

(Verse 2)

 

*Niyadeydaa cishqiga la nuglaatee

nabaradii jaceylkaan uhaatee

nimco nuuraan naftan unuglaatee

nafaqeysoo hablaha ku nasiibsaan lahaa

 

(chorus)

naftaa naaxiyoo ku nasiibsuu lahaa

 

*nafaqeysoo hablaha ku nasiibsaan lahaa

 

(chorus)

naftaa naaxiyoo ku nasiibsuu lahaa

 

 

*habeenadaan hir baa iluxay

 

(chorus)

hanaan quruxeey habeen badanaa

 

*aniga heybaddiyo tilmaantiiye

 

(chorus)

hanaan quruxeey habeen badanaa

 

*waxaa ihuurmaday jaceylkiiye

 

(chorus)

hanaan quruxeey habeen badanaa

 

*naftaan huriyaa haasaawaha uahaa

 

(chorus)

hanaan quruxeey habeen badanaa

 

*habeenkii riyaan ku heesaaye

 

(chorus)

hanaan quruxeey habeen badanaa.

 

 

PS. Could any one post the lyrics of Guul Wadoow Siyyaad in full Please? :D:D Just Kidding.

 

 

Peace,Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

^^LOL. I only remember this part:

 

Barbarooni, Baasto fiino, Laysku daray macaan badanaa. U balan qaadnay HA - HA. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^You such a dhuuni. The heck made you remember the FOOD parts? huh??? :D

 

So..May i kindly request the lyrics to:

 

BABA AWEYS': That song about the light skinded shawtie?. :D Eyo!?

Share this post


Link to post
Share on other sites
dawoco   

Here you go :D

 

Baaba awees:

Gooskaad iga gaartay

An waa ku gaclooday

Guur aan rabaaye

Gaabsi kaama doone

Garab isiiyee

 

Woman:

I guursee

 

Baaba awees:

Gurigeey imaawee

 

Woman:

Waa kula guuraa

 

Makaa geed galaaye

Anba waa gareeste

Geesiyoow gadaashaa

Leenba guurihaaye

Waaku gartee

In aad i gaclootayee

 

Baaba awees:

Geber hadii

Gacalkaa galaayo

Ha gaabnaate

Ha gaduudanaate..

 

Garab isiiyee

 

Woman:

I guursee

 

Baaba awees:

Gurigeey imaawee

 

Woman:

Waa kula guuraa

 

I was at a family wedding Awees Qamiis was playing at, that guy has a way of making people forget themselves. Wixi habro joogay garbasaarka ee soo xerteen icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this