Sign in to follow this  
Paragon

Miraha Heesaha So'maaliyeed - Kusoo biiri

Recommended Posts

Jacpher   

Xamari waxaa la dhahaa dadka xamar ku dhashay nooh. Diiq wuxuu dhahay ciic ciic, dooro waxay dhahday caac caac, what kind of hees is that?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Bishaaro maxaa dad reer xamar ah inay meesha joogaan ma ogid miyaa. Maxaa jeceshahay oo laguu raadiyaa, adiga lee sheego....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

Bishaaro: sorry dear but I just think xamaraawi songs waa filthy (oops), seriously, waxay gurayaan uun ku qabo iyo ka kac iyo bakac bakac iyo waxaan loo joogin... :D

 

Ok ok, so I've given up on music a while back (alhamdulilah) lakiin for some odd reason shaitan has been getting the best of me these days and I'm seeing myself humming to the tune of Liilalow around the house (mom yaab baa ka soo harey)...would someone quickly quench my thirst for the lyrics please!

 

:rolleyes: @myself.

 

Ya Rabbi ii naxriiso!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Bishaaro:

Out of the
7070
SOL members, wax Xamari yaqaan kuma jiro? Hal hees reer waqooyi haddii la soo dalbado, habiiii waa soo shamuumeesiin laakin.
:D

 

Ok Nabadgelyo. :rolleyes:

Maya, maya, saas ha dhihin. Reer faradheer waa ka buuxaan mahaan, laakiin wali hal anaga camal ma gaaraan. ;)

 

Ee adigana heesta sharax, yaa qaaday? Aniga badankood heesaha Banaadiriga waa wada dhageystay, taas aa soo qortayna inaan maqlay ma u maleeyi. Koleey Luul Jeylaani iyo Killer inay qaadeen aan jeclahay.

 

Intaa soo raadinaayo, heestaan sii dhageyso: Guuloow adigaa wax goyn karee by Caasha Cabdoow. Eebbaa cod siiye. XaaX.

_______________

 

Haa, waala soo helay. Bales Guugal! Waxaa qaaday Faarax Siidoow Faarax iyo Siteey Manoogto [siteey Manoogto hadaa heesaheeda dhageysatid, Xaawo Taako isku fac ayaa ahaydeen markaas hee :D ]:

 

 

[*Asaga*]

 

Markii meel aan aadoo

Waxaan soo maqlaayee

Musliin iyo Gaalo

Wixiis Eebaheey uumi

Mininkaaga joogee

 

Macaaneey maya ha iraahin

Ma jiraa warkaaseey

 

[*Iyada*]

 

Maya, maya, aboow

Aboow ma jiree

Warkaas meel ku xooree

Miirkaa adeegoo

Mininkaaga moogaantaa

Mala soo maraayee

 

[*Asaga*]

 

Markaan waa macaadii

Ma Musaafuraayii

Meel dheer ma aadaayi

Minninkeey ma dhaafaayi

Maseer aa i haayeee

 

Macaaneey maya ha iraahin

Ma jiraa warkaasee

 

[*Iyada*]

 

Maya, maya, aboow

Aboow ma jiree

Warkaas meel ku xooree

Miirkaa adeegoo

Mininkaaga moogaantaa

Mala soo maraayee

 

[*Asaga*]

 

Minii mininkeey lasoo mar mareenin

Maradaan maxaa waaye

Iyoo macawiistaaneey

Mideydii maahinee

 

 

Macaaneey maya ha iraahin

Ma jiraa warkaaseey

 

[*Iyada*]

 

Maya, maya, aboow

Ma jiree warkaas

Meel ku xooree

Miirkaa adeegoo minikaaga

Moogaantaa mala soo maraayeeeeeee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

^^Alla ya cizak brother, qof i fahmay-ba adaa ka joogta meesha. Asha Abdow heesteedii waxan jeclahay "Ana ana mush caaraf shuufak, aay dhon wantu siiyuu" ay leedahay. Qatar waaye islaanta.

Heestaan raadinaayo waxaa qaado, Awees Khamiis Mabuute.

 

Ducaqabe: Haddaa adiga meel-aan la aqoon iyo duur ku dhalatay, gees u joogso :D . Su'aasha adiga in aad ka soo jawaabto, amaba isku daydo ma ahayn. icon_razz.gif

 

Adiga iyo Abraar-ba Xamari cayseenee, ordaya Geel-ka & Lo'da kuwa lagu amaano iska dhagaysta :D . Waabatan liilallow ii raadinayso. L00L.

 

Wiilo, waa soo daahday saaxiib nooh. ;)

 

Edited:

 

MMA: Haa, waa ayadda :D . Thank You, Thank You. L0L, Anigaa daadihiyay Xawo Tako icon_razz.gif .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bishaaro, mahaan unugaa non-lama goodle ka eh ee iska jir. Teeda kale, aawina inaaydii dharka dhaqi jirtay meeshaa kuu saarneed. Baafkeeda iyo saabuun mariskeeda aaba u xiisay.

 

Waligaa saabuun maris maku qabeysatay? Ar too gurigeena joogi jirtaa ku qabeysan jirtay, waxaan ugu sheekeenay nooh in lagu cadaado saabuun marista, ooba saas loogu bixiye "maris" in si fiican la isku mariyo camal; koleey reer faradheer oo kooyto ee iska ahayd, saabuuntii dharka lagu dhaqi jiri dhan wixii kasoo haro ee qarsan jirtay, duhur walbana isku cadeen jirtay. Ar maxee sanboor ka qaaday. :D Yac! Eebboow naga cafi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Aways ans Madiiana,

 

MEEL LIBAAX SOO GALAY

LO MA JOOGAYSO

WAA LAKALA LEEXIYAA

LIIN IYO CAANO

 

LEELOOY LEELOOYAA LEELAA

LEELAA YAA LEELA YAA LEELAA

 

That is the besy I can do with reer xamar songs.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

^^ :D . L0L@MMA.

 

Here's on of my fav. daadis songs by Hiba Nura:

 

Ka Buldhe.

 

 

Kaaf iyo kali dheeri weeye

bal kaadso.

 

Aniga ha ii kololo leeynine

adiga kula keeni maayee

ka buldhe. :D

 

Hadaad kaligaa is moodey

inaad kalgacayl abuurto

 

ragbaa kaasii koreeyee

jaceylkaagii kaxeeyso

aniga ii keeni meyside

mid kale kohashada la doono

 

Adoo kululoo karaaya

aniga ha idaba kadleeyne

kuma arkin kuma aqaane

caashaqa kalidaa la koowsho. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Ajaaja... waraa MMA meeshaan u sheeg marax yaashaan sababta loogu qor qorin banaadiri heeso eh.. abaa meeshaan Kuunto lee u badan.. bajaq kaste hadee maro soo xirato oo "shaq shaq wareejiyoo hurguf" gasho, wedsiteka dhan aa crush noqanaayo see camal....... Naga Ganbista yaaqee.. beshaaro fiiri Maana Ceeloo aa dhahay " ii soo dhawoow ha i dhaafine dhabankaa isaar dhex yareee" Gabasaar eeba la soo oroday ee kuuntada nakatab ku siisay. abootooy!!!

 

Wareer Badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Intaan lee haliga maqlo ani:

 

"Gariiree, Alla, gariiree!

Guuloow Illaahoow

Gabartiin gacloodeyaa

Gooni iiga goosatayee!

 

An waa go'doomayee

Gibilkeey gurmee

Goobteey meel eheenaa

I geeysayee"

 

Need I say more?

--

 

Heedhehaya, any idea why I can find Saado Cali's Cunaabi video?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gabeyga yeeraaayo

Guuxaan baxaaayo iyo

gurbaankaan

Ooow-geedi shaanbooow-aa

Lagu guurihaayeee

 

LAHU GUURIHAAAYEEEE!

 

__________________________________________________________________________________________________

I would like the lyrics to this song...thankx in advance.

 

Gaanjibo Garaado leh maaa

Guri geesahaayeee

Gacal kaama doonaayee

 

Doonaayee, Gaar iiga qaad

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waa kuutalaalanay

tusaalooyinkaadaan

taraacaaye taladay adaalee.

 

Tahniyaan kuu wadaa

tiiraa yaqaan iigu

soo taagsee somthing something..

 

 

someone please dhameytir waan iloobay

heesta inteedii kale....

 

 

Go figure:............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Wagerey aduunyadu, jacayl wabax ma noqonine...wabla uga ma jeede..wiil aan dhaley ma siistaay!

 

The classic song beautifully re-done by Kaskey... it rocks. I know the original singer's version is unsurpassable but Kaskey's take on it isn't bad. Kaskey has previously taken on heavy-weight songs such as 'Dawadii naftaydaay' by Abdinasir Macalin and now some of his songs in a new album, he is taking on Abdi Tahliil. He has done well so far. Enjoy!

 

PS: Sida Faras Bullaale ah by Abdi Tahliil is currently sang beautifully ( I must add) by a new singer whom I cannot know his name. Any idea what this guy's name is?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Laba-X   

Wardheer - classis song walle, but paragonow, i am against re-recording of these songs.

 

These new singers, discredit the original singers and spoil the songs with their added verve and vigor that isn unnecessary.

 

Why don't they come out with their own songs, mise Xikmaddii lagu allifi lahaa ayaa dhamaatay?

 

currentlly listening to A Mooge's

 

Maxaa Dayr cad geel habaabo

dibjirey uu cunay dugaagoo

ninkii lahaa daydayaa

 

Maxay dantu ciishay wiilo

dulqaad iyo deeq lahaayoo

dadkuna doqon moodayaan

 

Wakhtigu ways daba socdaa

adigoo deganaa abaar

marbuu dirir kuu da'aayoo

daruuruhu kuu curtaano

xareed ku dabaalataa

 

inteey deqda Eebe maqantahay

hay diidin, hana ila dagaalin

dirkan iigu yaaley, ax

wadnahayga damqashada ka daa

Wadanahayga damqashada ka daa, ka daa

Wadnahayga damqashada ka daa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this