Sign in to follow this  
Paragon

Miraha Heesaha So'maaliyeed - Kusoo biiri

Recommended Posts

Paragon   

Ilhaam, yw sister. Actually I missed this thread. Lately it has been Gediid and Caakifah's domain. I have to claim it back from them ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Iffah   

Bal ma aragtay?...these two have the tendency to fill every thread with their bickering. You'd think they've been married for decades. icon_razz.gif

 

Jamaal, how are you with Saado Ali? My friend got me the latest Saado tape (Xamdi) and there's this song that I can't get out of my head. It's called "Macaan". Goes like...Alla wiilku mudanaa, mudanaa macaana, Ragga u magac qurxoonaa...Alla yaa malyuunti, maalin iyo habeenkiis muuqiisa daawada, daawada...

 

Do you know of it? Or does anyone else?...

 

Ty in advance.

Share this post


Link to post
Share on other sites

ok this will a good nite listen to some funky nomad music! so i like Nur but i cant find his links! i heard he passed by away! may Allah bless his soul! either him or ahmed naaji! then i be rocking!!! if u got those links pm me or post them!

i kinda look at the many wonderful songs fwded heya! ha! i dont think i heard them before! but will check them out later when i unhock my head set!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Ilhaan --- here is the first verse of the song you requested...

 

..sida maydha geelloo

..malkaddii nuugaaleed

maqasha loogu xirayoo

 

ma hiigaanku oo da'ay

cosobkii macaanaa

lagu maydhacaayoo

 

baarqabtii ku maqantahay

qaalmaha miliilicey

madidii irmaanayd

laga maala caanaha

 

maatidu ku nagidahay

martidana la sooro

---

--

Allah wiilku(gabadhu ;) ) madunaa

mudanaa macaanaa

rag u magac qurxoonaa

 

alla yaa malyuun jeer

maalin iyo habeenkii

muuqqiisa (muqqeeda) daawada

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

sorry Jamal Gediid time now

 

Here's the song HOOYO by Hadraawi.He composed this song while he was in Labaan Jirow(sp) jail sentenced by Afweyne for dissent.He was held incommunicado and no one really knew where he was being held.After several years of trying to see her son,Afweyne finally relented and ordered that she be taken to her son.After she saw the terrible condition of her son she held him in dhabteeda.Before she left the jail Hadraawi wrote this poem on her Garbasaar.

 

It goes like this:

 

Hooyooy la'aantaa;

Adduunyadu hubaashii

habeen kama baxdeenoo

iftiin lama haleenoo

 

dadku uma hayaameen

dayax heego joogoo

sida haad mafuuleen

xiddig hawd ka lulatoo

 

hawo laguma gaadheen

hubka laguma tuureen

cirka hirar ka muuqdoo

ruux aad hagayso

 

usha mid aad u haysaa

Hilin toosan weligii

ka habaabi maayo

hooyooy addoomuhu

halkay maanta joogaan

adigow horseedoo

 

intaad hanad xambaartee

haaneedka siisee

horaadada jaqsiisee

habtay baan xisaab iyo

tiro lagu heleynoo

 

Marka aad nin hiillo

laga baqo hashiisiyo

halyey diran dhashaabaa

hooyo lagu xasuustaa

 

marka aad nin hoo-loo

gurigiisa habaqluhu

isku soo halleeyoo

hayntiisa quudhoo

 

hor Illaahay geystiyo

lama hure dhashaabaa

hooyo lagu xasuustaa

Marka aad nin himilada

hilin toosan mariyoo

 

hir markii la gaaraba

ku labaad hilaadshoo

haga maatadisoo &

la higsado dhashaa baa

 

hooyo lagu xasuustaa

Marka aad nin hoogiyo

ka hor tago dagaalkoo

garta hubin yaqaannoo

 

xaqa hoos u eegoo

halistiyo colaadaha

dabka hura bakhtiiyoo

ku hagoogata dhiigoo

 

dadka kale hagaajoo

kala haga dhashaa baa

hooyo lagu xasuustaa

Markaad hoobal caaniyo

 

hindisa farshaxanoo

hab-dhaca iyo luuqdiyo

hawraarta maansada

heensayn yaqaaniyoo

 

Rabbi hibo u siiyoo

labadaba hannaanshiyo

hal abuur dhashaa baa

hooyo lagu xasuustaa

 

Dumar iyo haween baa

nolol lagu haweystaa

kuwa lagu hammiyayee

sida hawd caleen weyn

 

rag u wada hammuume

ishu halacsanaysaa

hablahaaga weeyee

marka guur la haybshee

 

gabadh heego dheeroo

hoobaan la moodoo

karti iyo hub qaadloo

quruxdana ka hodaniyo

hufan laga aroostaa

hooyo lagu xasuustaa

 

Hooyooy la'aantaa

higgaad lama barteenoo

hooyooy lan'aantaa

hadal lama kareenoo

 

 

ruuxaad habinoo

kolba aanad hees iyo

hoobay ku sabinoo

hawshaada waayaa

 

hanaqaadi maayee

hoygii kalgacalkee

naxariistu hadataay

Hooyo dushaadaa

 

nabad lagu hubaayoo

hooyooy dhabtaadaa

hurdo lagu gam'aayoo

hooyooy taftaadaa

 

dugsi laga helaayoo

waxaa lagu hal maalaa

hooyo ababintaadee

hayin lagu badhaadhaay

 

hogol lagu qaboobaay

gogol lama huraaneey

dugsigii hufnaantaay

hidda lagu arooraay

 

Intaad hooyo nooshahay

hambalyiyo salaan baan

hanti kaaga dhigayaa

hamrashiyo xaq-dhawr baan

 

dusha kaa huwinayaa

hooyo dhimashadaaduna

hoogeyga weeyoo

Weligay hoggaagaan

 

ka dul heesayaayoo

hiyiga laabtaan

kugu haynayaayoo

hengel baan u xidhayaa

inta haadka duushiyo

idil habar dugaaggee

 

IFKA HIBO KU NOOLOOW

AAKHIRO HALKII ROON

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Gediid .. nice selection... tis not your time anymore smile.gif . I am back and exams are done with.. This is for Taarab Lovers Just visit this music page and enjoy....

 

May favourite is: Nipepee and still topping my Taarab chart: Wape Wape - Asha Malika

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nadiir   

This is my favorite song........ku raaxeeso

 

JINI CABDI XASSAN DIGE

 

adoo joogsan waayoo

jugta wadnaha gaadhiyo

jiro ay kuhayso

jilbahana laguu riday

janad tii kusiin laheyd

haday kulaba joogin haaaahaaaa haaaaaaaa

sow iil majiifteen

ruuxaad jeclaatay

oo beer jileec leh

jini kaama celiyee

hadeey laabtu kaajeedo

ka'adkeyso adna jab kuuma laabnee

 

dumar taad kajamatee

haduu jaceylku lacag yahay

jawhariyo luul yahay

aad jawaan kasiin laheyd

adoon jawaab xun aan oran

jawaab xumi adoon oran

jidka haday ku orodo heeeeeheeeee heeeeeeee

jirku siduu ku noqon lahaa

ruuxaad jeclaatay

oo beer jileec leh

jini kaama celiyee

haday laabtu kaa jeedo

ka adkeyso adna jab kuuma laabnee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Iffah   

I just realized no one has brought up the greatest song of all (my opinion). ...RUUN by Lafoole. smile.gif Jamal? Lakkad? Anyone?

 

Sorry, I don't have lyrics to share....I'm still new to this whole Somali music thing :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
mahdi-   

This particular page on Somali Songs is really really and really....exciting and simply captivating. At least we may conserve and learn, if we continuously keep doing this kind of practice, some of our Qaraami and Qaaci Songs from the Waayo-Waayo iyo Beri-Samaadkii. Heesihii Qaraamiga ahaa waxaad moodaa in ay sii dabar go'ayaan. They are now on their way to oblivion. Sorry. Anigu niman yahaw garan maayo waaydan wax I haysta oo waxaan ka soo taaganahay igana horyimid heeso ku sheega waayadan dambe la soo saaro iyagoo la leeyahay waxbaa la casriyeeyey.......oo maxaa la casriyeeyey casarkiibaa u dhacoo waxaaba sawir maskaxeed lagu muujiyey in in ay bahwadaag yihiin --REER AAN RAG LAHAYNOO, INTA UU COL RAFAADSHEY, OODDA LOO RAGGEE!!

 

~Dur-Dur~

 

Durdurkii soconayiyo

Doogii baxaayee

Caashaqu dultaagnayd

Dareemadii maxaa helay

Iftiin aan damaynoo

Naftu dugaashoo

 

Qalbigana ka daadagin

Laabtayda ku daabacan

Maduufaan jacayloo

Daruuraha ku xidhanbaa

Duufsaday naftaadii

Sideed doorbidaysaa?

Hadii aan danteenii

 

Soo dabaal isleeyahay

Ayse durugtayoo

Dalshisheeye aan tagayma,

Inaad dangaadhoo

Hadba dacal ubaydhaa

Daad xoor ahaataa

Cadaalkeen kugooysey

Haddaan wali ku doonayo

 

Adna aad danaynayn

Diidan tahay danteenii

Sideey noqon danteenii?

Gabadh yahay ducaysani

Waxaad tahay dareenkii

Dookhaygu raacee

Dumar oogu filroonayd

Wali muunan dabar gu in

Jacaylkii idaaree

.................Ma dhamaystirs heestu, waxase ku farayaraystay Abwaanka Dhallinta Cusub (ADC) ee Sayid Max'ud Muuse.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xafsa   

Originally posted by ILHAAM:

I just realized no one has brought up the greatest song of all (my opinion). ...RUUN by Lafoole.
smile.gif
Jamal? Lakkad? Anyone?

 

My thoughts exactly! That is the best song of all time!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this