Sign in to follow this  
Paragon

Miraha Heesaha So'maaliyeed - Kusoo biiri

Recommended Posts

Gediid   

Originally posted by flying-still:

lol...I thought you were gonna make me feel better!!
:(

Flying 20 million times baad igu daadisey and you still expect me to make you feel better......In aan kaa walo mooyaan ee wax kale ma garanayo.....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xafsa   

20 million aa?...can't be that much...could it? ;)

 

Ha iga waalin bal...you trying to turn the tables on me? not gonna happen mr thang!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Do any of you guys know where I can listen this song online?

 

Haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo, waana lama huraanee hagar li'i wax ugu qabo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Geelaay   

Did any of you can tell me where I can find this song: Labxashada Kalgacalkaan Ladiwaayay Laydiisibaan la lee leeyayaayee...........

 

thanks

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

Here's one of favs

 

UMMALEEY JACAYL by codkii Axmed Gacayte

 

Umaleey jacayl Weli jaar ma noqoteen?

Jid ma wada lugeyseen?

Ma la cuntay jidiin wali?

Jihaad ma isku aragteen?

Jiidhkaad ka dhalatiyo?

Ma kaa jaray dadkiinii?

Gooni socod makaa dhigay?

 

Umaleey Jacayl Wali jiif ma kugu helay?

Jir-jirada ma kaa galay?

Hadba dhinac ma ku jaray?

Jibadka iyo taahii Jeerdhaaf ma oydoo Ilmo jagac ma kaa tidhi?

 

Umaleey Jacayl Jalow ma kula yidhi?

Jarro adag ma kugu xidhay?

Heeryo jaan ma kugu riray?

Jilbahana ma kuu riday?

Waxaad jeefad socotaba

Intuu jalowgii kula dhacay Lugahaad ku joogtiyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

"1-Dhubuq-dhubuq hore dhabanahays dambey leedahay."

 

LoL .... Dhakac Dhakac hore dhiikac dambey leedahay "Xoorey xiiriye dhuxul iyo dhooblow Xirsi Taraarax' lol this guys were dead funny...

 

Anyway ina cawaalloow! nice selection sxb...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xafsa   

Hurda kama bogtoo

barkin baan ku tiirshaa

bugga iyo calooshee

beerkaan u seexdaa

berberada ma qabanaayeee

annigoo bur burayoo

dhinacyadu i barareen

waago iigu bariyaa.

 

Boggi jeceylka wuxuu i baaday

buggi jaceelka wuxuu i baaday

ayaan iga ba'eeynee!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Iffah   

Originally posted by JamaaL-11:

Qurux

 

Caynigeeda dumarkiyo

Assaageed kamudaaneey

Afar suxul karooreen

Edebt-iyo asluubtiyo

Isha lagu hagoogeey

 

Abuurtii, wacneydee

Illaaheey sameeyee

Soomaalida ahaydee * 2

 

Kaa deyran eeduhuu

Kaa awdan ceebuhuu

Idim Allah, rugtaadiyo

Irdahaad ku nooshahay

Alhumaduu ma gaadhoo

Balaayadu ma aadee

 

Ubaxii dalkaygiyoow

Indhakuushi baa tee

 

Inantii arligaay

Araggii wadankaaay

Xidigii dhulka hooyiyoo

Quruxdii umadaay

Li'i cawli la'aaw

Oooh, I missed this thread! Jamal, ty. I've been looking for these lyrics. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this