Sign in to follow this  
Paragon

Miraha Heesaha So'maaliyeed - Kusoo biiri

Recommended Posts

HONEY-D   

Nice song but you havent completed the job where's the lyrics since u have mastered the somali language i'm sure it wouldnt be so hard. Consider it as the best gift for the nomads we will even pay you if we have to. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

RAXIIL: well i would have been the happiest ma alive, thats if i'd managed to master the Somali language. But hey let me see if I can write down the song. Atleast some of it :D . Thats your gift!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Dialogue:

---

Hibo:

 

Wax badan baan nafteena

ku maaweeliney wax akhris,

laakiin maanta hadii aan

Kafanno wax miyaad ka qabtaa?

 

Balwacaan: Ma labadeena?

 

Hibo: Haa!iska un dee?

 

Balwacaan: waa loo baahan yahay,

aad baa baaloogu baahan yahay

 

Hibo:

 

Ruux haduu budo keeno iyo

biyo kii la yimaada,

alloow yaa isku beega

wey isku baahan yihiine:

Bal ka waran qisadaasi?

 

Balwacaan:

 

Badweyn roob ku da'aaya

baad kasoo bixin maaye,

bal abaar lagu riiqey

alloow yaa isku beega

weysku baahan yihiine!

 

Hibo:

 

Aqqal bannaan laga taagayoon,

bartanka tiir ku lahayn,

udub meel ku basaasay,

kuwaana yaa isku beega,

Weysku baa yahan yihiine!

 

Balwacaan:

 

Daar weynoo la bileeyey,

balaadhanoo kala jiidan,

oon wax bidhaamo lahayn,

iyo illays yaalla bannaan,

alloow yaa isku beega,

weysku baahan yihiine!

 

Hibo:

 

Labadii isla barbaartee,

beerkana iska jectaatay,

inoo soo bandhigaanna,

ka baqaaya jacaylku?

 

Balwacaan:

 

Alloow yaa isku beega!

 

-----

End of dialogue

-----

 

 

The song:

 

Hibo Nuura;

 

Wadnaha-iyo waxyaheeyga,

kii waraabinaayey dhiigoow

 

Waan-waanta sharaftayda,

Midka iigu wacnaadee

Waajibka iigu yeeshoow

 

Ifka waxa ku nool

Wiilkaan ka weheshanayoow

 

Weynow hayna kala wadin e'

waa qof laba isjeceloo

Libaan ku waartoo

Aan is waayin naga yeel

aan is waayin naga yeel

-----

 

Balwacaan:

 

Wacadkii, illaah-iyo

Wada dhalaashadeenii

Weligeey ismaan odhan

Cidbaa kuula siman weli

Jawa'aabtii, adiguna

dadka (cant hear it well)

adigaan kuu wirwirayee

Waxaan anigu jecelaahay

Laba wada jirkeenee

 

--

chorus

--

Weynow hayna kala wadin e'

waa qof laba isjeceloow

Liibaan ku waartoo

Aan is waayin naga yeel (* 2)

----

End chorus

----

 

Hibo:

 

Waaya jacayl baan la walbahaare

Kii aan dartiis u waashoow

Weedhaha, sada caashaq,

aaweyda u haayee - ----- walaaloow

 

--

--

Weynow hayna kala wadin e'

waa qof laba isjeceloow

Liibaan ku waartoo

Aan is waayin naga yeel (* 2)

 

 

Balwacaan:

 

Ha warwarin, anoo nool

*WARDI-yeey (hibaad) mudan

Wakhti baa iskeen badii

Kherykaa baad ku hiirsani

 

Waa adiga waxan heleyoo

((((couldnt hear it well)))

 

Waxaan anigu jecelaahay

Laba wada jirkeenee

 

Weynow hayna kala wadin e'

waa qof laba isjeceloow

Liibaan ku waartoo

Aan is waayin naga yeel (* 2)

 

--

End of song

--

 

 

PS: Nomads, please do correct me if I mis-spelt ot failled to grasped some of the words. I could get some of the words.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

---

WEJIYAAL IS JECLAADAA - KINSI XAAJI AADAN ---

 

KINSI

 

Wejiyaal isxasuustaa,

.........Isxasuustaa

Indha aan kala waarin

On go'aan isla waayiin

Laba aan kala weecan

 

Wadnayaal isjeclaadaa

Wadku daaya oo raagga

Oon wadeeca casqeynin

Oo wadaaga xanaano

 

Inagaa ku wacnaynee

Maxaad iiga wareegtey

 

Inagaa ku wacnaynee

Maxaad iiga wareegtey

 

-----

-----

 

XARAGO

 

Sida Waaxyaha jiidhkaa,

.........yaha jiidhkaa

Wadanaha iyo diirkaa

Hal-bowlaha is-waraabshann

U wadaagnay jeceyl'e - (*2)

 

Markuu kaaga waraaqshey

al wadeeca ku taaba'tay

Inaan kaaga wareegoo

((Cidla)) kaaga dhaqaaqoo

Hadii wakhti keeney,

Nin waxtar leh miyaan ahay?

 

----

----

KINSI

 

Walbahaarka jacaylkaa,

.........ka jacaylkaa

Sida weyraxa geellee

Ilmaha ugu wareegaan

Kugu weerranayaayee

 

Hadii i wakineysoo

ood ka wiiqantey dhuuxa

waaya caashaq ku raacday

war kamaanan dhigaynee

 

Inagaysku wacnaynee

maxaad iiga wareegtey

---

---

 

This song: Dhabta by Saynab Laba Dhagax Is on of my favourtites. Have a listen! If anyone could understand the words of this song, then he/she will realise the romanticism embedded in Somali music.

 

Here are parts of the song:

 

SAYNAB LABA DHAGAX - DHABTA

 

---------

Ma ogtahay I geeyoow

Ma dhaban u seexdaba

Inan kugu dhadhabayoon

Dhinaceyga kaa dayoo?

---------

 

---------

Hadii aad dhiboon-tahay

Amba kugu ma dhaafeen

Howlo, ani dhankaaygee

Dhinacaada ila qabo!

--------

 

--------

Iminka dhudhumiyo

Miyaan so dhawaadaa

 

>>>Awalba igamaad dheerayn * 2

 

-------

Dhabta miyan,

miyaan ku sdaraa!?

 

>>> Dhibkaan kula nacaya *2

 

-----

Bal hadaba dhallaan sidii!

Dhabarkaaga igu qaad

(-word--) waan ka fududee!

-----

Share this post


Link to post
Share on other sites

woooooooooooooow...jamaal..bro i love these three songs especiallly seynab laba dhagax..That´s my usuall morning breakfast :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
HONEY-D   

Thnx Jamaal-11 i knew u could do it. i've got the saynab cige's one i also happen to like her other song ninkii dhabkuu jecel waa lala dhadhamiyaa

 

 

maryan mursal - somali u diida ceeb naftiina u diida caay.

 

This is one of my favor songs enjoy it. :D

 

http://www.hamarey.benadir.net/index.php/article/articleview/644/1/22/

 

ALAH ALAH ALAH

SOMALI U DIIDA CEEB

NAFTIINA U DIIDA CAAY.

 

Dhulkeena dabeecadiisaa

micna dadku dhexqaadoo

labada wabi ee dureeraa

dalaga ciida wanaagsan

abuurkaa ku daadiweeyoo

qayraadkaa ka doono weeyoo

siduu geelaa ugu daaqoo lo'dana

u diinaahiyeesoo

 

haa danyarteena eegtoo siday

diiftu ugu taalo labadu is dabooli

waayo dunidu way nagula yaabtey

dunidu waay nagula yaabtey way.

 

 

dadiyow dadiyow u dadaala nabad

nabad soomaali u diida ceeb

naftina u diida cay

 

 

dhulkeenaa dabeecadiisaa dabeyshiyo

cimiladiisaa badweynta dhexnet

ku deeran kaluunka dabaalanaayoo

dubaxdu siday u taaloo siday macdantu

danliigto siduu arigu dareeroo ugaadha

is daabareyso

 

HAA is dilkeena ceebtoo dalkeena

xasuuqidiisa labadu is dabooli waayoo

dunidu way nagula yaabtoo dunidu way

nagula yaabtey way.

 

dadiyow dadiyow u dadaala nabad

nabad somaali u diida ceeb naftiina

u diida cay soomali u diida caay

naftiina u diida cay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

STLH_Lady lol "That´s my usuall morning breakfast" lets say I take for all meals lol .. these songs are good songs.

 

RAXIIL you are welcome sister... well you choice of songs are fantastic too ... for-example..."ninkii dhabkuu jecel waa lala dhadhamiyaa"! for me, i compare this song to ROMEO and JULIET ... the poisoning for the sake of love. The other songs good too... Maryan Mursal ... is has become famous for her jaxxy tracks. Sometimes if you listen to the FM you might her them playing her songs.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

There is one singer that I consider the best male Somali singer....

 

I have heard only few songs by him .... he is

----- MAXAMED BURCO ---- and his song, --

DHAKHTAR BAA ISU KEEN QORAY,

has such lyrical superiority. If you guys/girls have any idea where to find of songs of him please do inform me, thankx.

----

 

Saalax Qaasim Naaji

----

Alla Barashooy - Listen Here

----

 

Aniguba beryaha qaar

Waa taan bad iyo webi

buuraha ka lali jirayee

 

Anigubaa beryaha qaar

Bulshada iyo sahankaba

waataan budulka marin jirayee

--

 

Waase bixiso bixisee

Caashaqan biyo-iyo oon

Badankeyga kaba jaray

......aniga u buseylee

 

taan u beer caddaadee,

............caddaadee

Buhda-iyo nafta ahayd

.....iiyadayga beydhee

............ga beydhee

 

Bariidaduna waa sade

Ruux bukaanka kugu nacay

Samo, samo kuma banaanee

 

Alla barasho,

barasha wacanaa

Bi'i waaye aduunyoow

Maxaad laba bogleysaa

Howlahaagu badanaa (*3)

Share this post


Link to post
Share on other sites
HONEY-D   

Nice collection thnx for sharing it with us. Unfortunetely i never heard of the artis you have mentioned sorry cant help you there. But I did hear the song b4 whether it was him who sang it or not i wouldnt know.

 

 

How abt maxamed saleebaan tubeex or xasan aadan samatar.Or nuur eebow alaha u naxariistee i've got sum of his songs but i just cant listen to them sumhow he had the most beautiful voice i have ever heard.

 

Here is a line from one of his songs

 

Dumarkaan u fiirsado fanax yaraanta mujiyo idisheyey cabaaryaha isla gaaray gacaladaa.

 

 

keep up the good work we need as much somali songs as we can get. With the lyrics if is not too much to ask. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Iffah   

Jamaal...gacan baan kuu taagay. I love those songs...thanks for providing the lyrics. Zaynab labadhagax's song is my fav' too. I was crazy about it last summer...sidaan ugu soo celcelinaayay...I drove my friends nuts. :D

 

Raxiil...I liked that song too..thanks for the lyrics.

 

Hey can any of you post the lyrics to some of Saado Ali's songs.

 

Some of my favs: Sida roon:...goes something like... "Naftu raaxa jacelaa, rafaad iyo dhib necebaa..."...Raggu Naaga jacelaa, dumarkuuna u roona"

 

& Xamdi..."Siddii Xaawo iyo Aadan Rabbi baa isu keen qoray"..dhiin dhiin dhiin dhin... :D

 

 

Thanks! :D

 

Ps, Raxiil...I've come across some of X.A.Samatar's lyrics...I'll post it for u.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Iffah   

Raxiil:

Here's one of his songs. You can listen to it from where you got Maryan Mursal's song...I can't seem to post the song....it'll take a while... :(

 

Dejiya:

 

Damiir hal adeegnimiyo

quruxda lagu daahayee

darandar indhii arkaan

marnaba daymada kadaaline

 

timaha kala degay dusheediyo oo

ilkaha dabarkaley dilee

 

waxaan dumar daydayoon

mid iidana raadiyaba

hadaan taan doonayee ilaahay

kaducaysan jiray

anagu dejiyeyshelnee

rabbow isu kaaya daaa

 

 

dadnimo dhaqankeeda iyo

quruxda lagu deyrayee

dadkaba ruuxaysbartaan

kolnaba diiqad aanan gelininee

degeni socodkeeda iyooooo oooooooo

dibnaha madowgaleey dileeeee

 

waxaan dumar daydayoon

mid iidana raadiyaba

hadaan taan doonayee ilaahay

kaducaysan jiray

anagu dejiyeyshelnee

rabbow isu kaaya daaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
mahdi-   

can any one of you guys help me out, I mean I don't know the composer's name or even the singer of the following song. I have been looking this for so long. So if any one of you guys can help I'll be grateful for that.

 

Inanyahay masheegaa

Arrin igu shidnaa iyo

Sheeko aan qarsanayoon

Kaa shishaynin adigaba

Mise waan shiraacdaa

Intaan laygu soo shirin

Shib baan kaa iraahdaa

Shaxi nin iyo reerkii

Shini waliba malabkeed

Haku sidato shirixee

 

Addigoon shidaba galin

Hadday igu shiribantahay

Waxba haw shinshirinine

Shaacaba ka qaadoo

Aan kala shiraynee

Hashaqline ujeedada

Warka shaaca ka cadee

Shayga iga qarsoonaa

Inaad caawa sheegtaa

Sharaf baabay iitee

 

Sidaa tahay shawaal galay

Bishu ay shaniyo toban tahay

Shabcisay aduunkee

Qoraxdii shin dhalataay

Wali shaahid kuma arag

Sheekana kumaan maqal

Wax shabaha naftaade

Sharad baan dhiganayaa

Hadii sharaf mid kula mida

Lagu sheego dunide

Shamsooy addi daraadaa

Annigana ilaa shalay

Cishqi baa ishidayee

Ma,ishaafinaysaa?

 

Sidaa tahay shabeel ciideed

Ama geenyo shaaximan

Shucurta iyo eegmada

Rag ninkaad lashoowrtaa

Shaaribaha salaaxdoo

Addaa shicir amaan ka ah

Shaxda lagu cayaaraay

Sheekeey igu deeqdee

Shafeecadii naftaydaay

Waana kugu shugriyayaa

Shamsooy addi daraadaa

Annigana ilaa shalay

Cishqi baa ishidayee

Ma,ishaafinaysaa?

 

Thanks for your time and help

Share this post


Link to post
Share on other sites
HONEY-D   

ILHAAM

 

THNX FOR THE LYRICS I APRECIATED it. ;)

 

 

Some of my favs: Sida roon:...goes something like... "Naftu raaxa jacelaa, rafaad iyo dhib necebaa..."...Raggu Naaga jacelaa, dumarkuuna u roona"

 

& Xamdi..."Siddii Xaawo iyo Aadan Rabbi baa isu keen qoray"..dhiin dhiin dhiin dhin...

 

 

I'll have go and see what happens. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this