Sign in to follow this  
Baashi

Eray-Bixin (Somali)

Recommended Posts

Haashim   

Waryaa J11, war waxaan xaggaad ka keentay ninyohow, ma xalay oo dhan baad soo jeedday markaasaad ku riyootay redface.gif

 

Taawo-Yood iyo Kasmo-Yood ku lahaa war ninyohow waxaas cid kula fahmaysaayi ma jirtee bahalaha ama aynu carabta ama ingiriiska isaga dayno, Bakaliooriyoos iyo Majiister iyo Doktooraad iska dheh :rolleyes: , hadalladii caadigaa ahaa baan wax u la'nahay adigana Taawo-Yahan wax cusub baad noo keentay ;) ,

 

 

Calaa kulli xaal sxb, xarfaha jira ee u baahan in xabadka laga soo saaro aan isku mashquulino inta aynu kuwo cilmi ah oo cusub wax u raadinayno.

 

Baashi Sxb. bal sidaan ka warran.

 

project = Mashruuc (Arabic but popular)

program = Barnaamij (Arabic but popular)

surveillance = il-ku-hayn, diirad saarid

survey = 1. Xog baaris, Daraasad (Arabic but popular) 2. Guud mar (marka dhismaha laga hadlayo)

draft = Hordhac

calculator = Tiriye :cool:

royalty = 1. Reer Boqor 2. Abaalgud Abwaan :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Caaqil-mandhow magaceygu wa RAULA(not RAULI)-baroor hada miyaan uu fadhistaa-weeey:D hedhe bal marka hore magacyada bal saxa-sey kanoqote cirrolleydaan (misjudged-dhalinyarada).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

Raulaay (Raula), my cousin- xaal qaado oo sabeen iyo wankeed ayaan kugu xiray. Ma aqaani sababta, haseyeeshe mar waliba magacaaga waan qaldaa.

 

royalty =Qaan

Bill = Qaansheegad

 

Hordhac=Preface=Prologue

 

 

Draft=dhicis=Caayriin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pig   

Waa salaan.

 

I am more inclined to think expediting this with more frequent updates would suffice to make it rather an "offical project" than a "baashaal" thread?

 

Allow me to disturb the peace chaps.

 

Television = Fogaanarag

Telephone = Fogaanmagal

Radio = Siraad

Laser = shucaac

Dense = cufan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

dhamaantiin salaan,,waa topic wacan.

 

1)Nafla-caari-desperation.

2)Watch- goorayso

3)telephone-taar

4)generetor- dab dhaliye

5)conspiracy-shir-qool

6)exploration- Sahan

7)explore- sahmin

8)Tv-idaacada-la-iska-arko-Waa sida hada badaanaa loo isticmaalo,ugu horayna waxaa isticmaalay qolyaha BBCda.

 

waxaan hore u waydiiyey waxa lagu dhaho soomaliga

 

1) addicted

2)allergy

 

wasalaaaaaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haashim   

farxaan sidaan ka warran?

 

1) addicted = Caadeysi, caadeysasho

2)allergy = Cuncun, xasaasiyad (carabi)

 

kanna ku darso

 

3)infection = Hurgun

 

F.G Shirqool, uma baahnid inaad - u dhexeysiisid, sidii hal eray ayaa la isu raacin karaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Muraad,

Carabiga iyo afafka shisheeya inaka daa sxb. Hawsha xoogeedu waa in la is jirabo oo la helo erayo dhab ahaan Soomaali ah oo lagu bedesho kuwa qalaad. Ingiriis hadii Carabi lagu bedalo hadde maxaa inoo kordhay! Awoowe Muraad ma ila socotaa?

 

Wax badan baan idinka faa'iidey waxna waa ii laaban yihiin. Mahad badan akhyaarta.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

2)allergy=Cuncun, xasaasiyad (carabi)

Waxaa u maleynaa in ee kalmad ku haboon jirtay, ma hubi laakiin "allergy" aniga waxaa u maqlay in lagu fasiro xajiin. Cuncun, istiinka iyo isnidaamis {Italian?} iyaga dhan waa lagu jacburin karaa, laakiin qeyb kamid eh "allergy" ee ku eg yihiin.

 

Aniga iyo af Soomaali iyo naxwahiisa saas ma igu fiicnin, laakiin intaas lee rabay in aa ku darsado.

 

Fikrad kalena wax yar aan ka dhaho aa rabaa. Intii dowlada jirtay ereyadii ee dowladaas waagaas jirtay hirgalisay haloo dhaafo sidoodaa, xataa hadii laga soo deensaday Carabi mise luuqado kale. Ereyada camal "chart" oo qariirad eh iyo "project" oo mashruuc eh. Hadii kuwii hore si fiican loo wada qaatay gadaal loogu noqdo, dhib kale aa imaan doonto, marka inta 15 sano lasoo dhaafay soo baxay ayaa u baahan in xooga la saaro, fikrad shaqsi ahaanteey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ashwaq   

Salaama dhalinyaro,

 

Kuwa jira ee la yaqaan baan idin soo qori doonaa, no more made up words. insha Allah

Here:

 

 

surveillance = Ilaalo

 

Xaga cafimadka

 

Allergic= cuncun, (some form of allergic is also called=isnadaamis) :D ,

Sinus problems =sanboodh

Mucus=duuf/seen/siin

Pus=malax

Anthrax= Kud

Smallpox= Furuq

Cholera=dacuun

TB=Feedho/qaaxo

 

xaga xoolaha

 

Calf= wayl

Ewe=lax

herd=xayn geela

Flock= xayn adhiya

 

 

;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

waad mahad santihiin..

waxaan ku raacsanahay maskiin macruuf,,kelmadaha la hirgeliyey sidooda ha loo daayo,,laakiin waaxaa jira kumanaan u baahan in eray bixin loo samayo!!

 

bal kuwan iskudaya.

1)Computer

2)Email

3)screan

4)monitor

5)MRI(magnetic resonance imaging)

 

in english?

samboor.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

bal erayadana ila fiiriya, akhyaarta aad baa loo kala faaiideesanayaa, shaqo wacan dhammantiinba.

 

root = xidid

trunk = jirrid

bark = jidhif

branch = laan

leave = caleen

 

udub = pole

daab = a handle for ax

hangool = a kind of tool for preparing bush-fence for camels, hal eray oo english oo dhigma ma jiraa.

 

 

<b.kuwan soo socdana iyagana micneentooda engliishka ayey wattaan[/b]

 

Compounding = jibaarid

Affixation = lifaaqayn

Acronymy = goldooxid

Conversion = salguurin

 

 

kuwan soo socdana waa alaabta laga dhex heli karo xafiisyada

 

typewriter = garaacdo/garaace

calculator = tirshe/tiriye/ tiriso

clip = qabte/qabato

pin = qodbe/qodobto

scotch tape = xidhe/lingax

folder = asture/asturto

letter opener = galfure/galfurto

pen holder = qalinhaye/qalinhayste

nail clipper = cidijare/cidijarto

dustbin = qashinbiirshe/qashinbiiriso

lighter = dabshide/dabshiddo

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

intan kalaan sii raacinayaa:

 

Compact Disc = saxan cuffan

Fixed Point Arithmetic = Xisaabta dhibicda qotonta

Floating Point Arithmetic = Xisaabta dhibicda sabaysa

multiplexer = isku ururiye

demultipexer = kala firdhiye

click = tuuji, riix, guji, dhiq-sii

Download = rog, rogid, daadgureyn, sii rar

Upload = soo rar

Mathemtical Induction = Xisaab Dhacameed

Descrete Mathemtics = Xisaab teelteel

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

salaamz akhiyaarta-I need help with these words or if one could suggest a somali-english medical dictionary that I can keep as a reference;-

 

Infectious-

Epidemic/pandemic-

AIDS/HIV-(*is there a specific word/term for this disease? many somalis refer to it as it is)

Prevalence-

Risk-

Susceptible-

Immune/Immunity-

Peri-natal(as in Perinatal care)-

 

*NB: Most somalis connotate QAXO to all phlegm (or lung) related diseases..so my Q is-is QAXO=TB or it can be also Bronchitis?

 

 

others:

Employment-

Generation-

Inspire/Inspiring-

Fitness/exercise-(Iam not sure if jirdhis is a more preffered word-correct me plz!)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this