Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

Wiilo   

Ninyahow waaba u maleeyay sidaas nooh, baaldi ku dheheen, i dhaafa, Soomaaliya xitaa loogama qabeysto baaldi, wax badan aa idin dhiman nooh reer uk haddii aad tihiin...

 

 

salAamA kA DhEh:........

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

heheey, waraa meeshaan reer UK aa lagu rifaayaa, the brit kunts, haye dhinacayga aan anna ka riffaa boolo aroostayaasha jeegada dhaadher la moodo wajigooda tarraq cimaamad qabo oo la hadlaayo qorroto uur ah oo hunqaaco miiran

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Oh boy, Am I glad to see that (nuune) name back or what!...

 

Reer UK, duuduub ay igu dhaafaayaan nooh, dadka hadda baaldiga ku qubeysanaayaan, wax badan aa u dhiman dee...

 

 

sAlaAma kA DheH:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

wiilo, abbaay sweetina baaldiga mey dhax gashaana, ar anagaa wax aragney, waala gacan galay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

ma waalantahayne, ma xusuusataa sakeelkii madoobaa ee lagu shuban jiray biyaha ay wali dhexgashaa nooh, that is why ee reer uk isgu maleeyaan inay wali yaryihiin nooh, markay yaraayeen ay dhexgali jireeyn baaldiga nooh...

 

 

sAlaAma kA DheH:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites

baaldi aan ku qabeesanaa....war meeshaan UK africa oo nabad eh waaye. meesha nalka laga shido musqulaha xerig aa jiidee....Europe waxaa iigu dambeysay 5 sano ka hor markaan Finland kasoo guuray.

 

Tuujiye - adoo gabeesaneedit aa hal mar biyo kulul aad kuu gubaayo...ar meeshaan soomaaliya aa dhaanto

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Isaga guura dee, or imaada dhulka barwaaqo sooranka ah.....

 

 

sAlaAma kA dhEh:........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Ingriiska Faqri aabihiis waaye hayye.. I heard stuff like this b4... but hey who cares all immigrants still think London is a great place..

 

Swyt.. you should go back to Finland.. i am coming back this summer insh'allah... to visit Helsinki it has being 11yrs almost since i was there.. can't wait to go back..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Qac Qaac sxb waa lagu sheegay sababta aad u rabto in aad ugu noqoto Finland, waxaa la dhahay markii uu qaxootiga ku jiray ayuu cunijiray Beef ka laga keeni jiray Finland, marka waxaa la dhahay Beefkii uu u siixay nooh, bun camal aas kuu qabto nooh..abaaba ha i soo marin nooh, waraa ha xanaaqin nooh, ani waa kula kaftamoohaa nooh...

 

sAlaAma kA dhEh:.......

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

wiilo iska caadiyoos waaye.. adi yaa kaa xanaaqi kara qof yahay... wiilo aaba tahayee.. see kaa noqotay qofta, ma wareertay xoogaa mise xooga ciida iyo biyaha aad isku darsatay..

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ quf yahow ani xitaa sammarkaan waan u socdaa Finland insha-allah...first laakiin waa inaan maraa sweden. hadaad imaaneysit finland hola at me via pm cos u will need some1 ( expert) to show u around....and who is better candidate than me, eh.

 

wiilo north america ma meel barwaaqo aa? walee isma dhihin...intee barwaaqo ka tahay,m waxa kaliix oo ka da'a sida roobka oo kale waa CRIME

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^^

waxa kaliix oo ka da'a sida roobka oo kale waa CRIME

loooooooooooooooool

 

sweetie, hiippakunta te kotona helsinki ,olen johtuen kanssa smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

waraa see camal abaay sweetie maa ku jeedaana, wey ku riffee abbaa gawartaan si fiican ma u kaseesid adoo nool aa lagu dajjinaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

waa ka darteen wallee. Threadkan 42 pages buu sii maraayaa, oo bilaa yacni ah. Maxaa waaye ilmo ilmeey baaba cayaarosiine. redface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this