Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

Wiilo   

^^Ajaajah hees aaba meesha ka socoto, waraa ani xitaa hashoo hees aan ka saa nooh oo Zulfa qaadi.

 

Ma hurdoo har iyo habeen

Adaa i hortaaganee______.

 

Inta ka dhiman ku dara nooh..

 

 

SAlaama Ka DhEh:.................

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

wiilo, een heesta aan soo raadinaayay,waa tanaa heestii oo dhameestiran

 

 

Adaa i hortaaganee

i horjoogoon

ka harsan la'ahay

hindhisadii baa

iga dhamaatoo

dhididkii baa

falalaq u butaacayoo

babis ma heestoo

buunyo iyo biino been

ma aqaanee baruur geela

weeye bilcaantii

barkatey barideeda

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Heesta Zulfa,

 

Dhameystira.

 

 

Dadoow dood aan Qabaayee_______________.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Bishaaro, garaadsiyo yaaqeey. Heestaas maalintii fud la isoo siiye ilaa hada heesaha aa ka danbeeyo ee ku jirtaa, waligeeyna ma xafidin, ka ahayn ereyada ugu horeeyo.

 

Laakiin "hees" kale aa soo xasuustay, oo saareen, soo daabaceen, qaadeen, iskuna duba riday ciyaal iskool Hawl Wadaag Hoose/Dhexe:

 

Dhafa Dhaadheer

Dhuuni waaye

Dharaantiis laawe

Dhari dhab saaran

Dhaafi maayo...

 

Kalasik, indhiidh!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

ani waaba yaabee yaa "wajiga iga baandhee" la dhahooyaa? maxaa jiraane sidee macal ppl..

 

 

sAlAama kA dHeh:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool wiilo,

 

maybe iga bannee ay sweetie ka wadey, baandheeys is something else, is baandheeys

 

 

Waa Xildhibaan Maskax Dhuuqe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

nuune sxb uu jiraa hadalkaan "wajigaada iga baandhee" waxay ku jirtaa riwaayad hadda dhow soo baxday, laakiin ani waxaan rabay in aan ogaado qofka la dhahooyo wajigaada iga baandhee nooh.

 

 

Salaama Ka Dheh:............

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

maskin ay ku jeedaa, see camal adi wiilo, indhahiina ma beeshey, wax aan sahlaneyn baa ku helay wallee ma dubaaqadii laabtaa 99 degree ah :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Sweeter then tea: Wejiga iga baandhee, waxaa ka maqashay the Somali movie Rajo sooma'aha? :D Wiilka reer gaalkacyoodka ah, oo cayaal xamar iska dhig dhigaayo lol. He's fresh off the boat.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^haa...waa i qabatay...riwaayada rajo ee ku jirtaa...laakiin inuu reer gaalgacayood yahay adaa iga taqaanit

 

Wiilo - abayadiis see wax yihiin.....battery low maa tahay...of course MMA aan ka waday

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Sweeter then tea iyo nuune waraada battery low iyo indha xumoba way isgukey darsoomeey, laakiin yaa idin sheegaye hee. Styt sxbtay waan fiirsaday that movie inta aan ugu jecelahay waa intaas marka uu dhahaayo wajigaada iga baandhee smile.gif

 

 

sAlaAma kA DheH:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Reer UK dadka waad ka dambeysiin nooh, wali ma idin soo gaarin that film, waraada waxaad u baahan tihiin in adduunka la idinka dabageeyo nooh...

 

 

salAamA kA DhEh:........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

dad oo wili baaldi ku qubeesanayo maa nala tartami karaan anaga wiilo..lol..

faaskada biyaha markaa isticmaaleysid, biyaha qaboow iyo kuwa kuleelka kala gooni waaye..lol..hadaa rabtid in aa isla istic maashid waxee noqonee in aa isku dhufsatid kabacdi istic mashid..qof wiji markuu dhaqanaayo oo sacab tumaayo abidkaa ma aragtay?...uk ee ka dhacdaa...lol..nalka xitaa markaa shideesid,lol..meesha nalka laga shido the switch lol in a charger u istic maashid waaye..lol..haduu kaa dhamaado chargerkana, xaafada dhan mugdi..lol..dukaanka in aa aadid oo kasoo buuxsatid chargerka waaye..lol..no wonder iyaga dhan markaa aragtid aa u qabtaa in ee wiligood rafaad sanaayeen...lol..

 

so wiilo dadkaan wili 18 centry ee ku nool yihiin...wadanka waxee danbeeyaan inta sano ee boqoradooda jirto..88 years ee naga danbeyaan..lol..UK aka "Uff Kaleexo"

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this