Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Wahaabiya vs Suufiyaa

Recommended Posts

Nur   

Oba Hiloowllow

 

Late Eid Mubaarak

 

Waa dood faaido badan haddii si mowduuci ( Objective) ah oo cilmiyeysan looga wada doodo.

 

Waxaan kaa codsanayaa in aad marka hore aad noo sheegtid "Dariiqa Toosan" calaamadihiisa, si markaas aan labada qolo ood sheegtay aan isu garab dhigno si aan u ogaanno qolada "Dariiqa Toosan" ku taagan.

 

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites

" وأن هذا صراطى مستقيما فاتبعوه ولا تتبعوا السبل فتفرق بكم عن سبيله ذلكم وصاكم به لعلكم تتقون" الأنعام 153

 

Kani waa jidkaygii toosnaa ee raaca, hana raacinnina waddooyinka qalloocan si aanay idinkaga kala kaxayn Ilaahay jidkiisa; kaas ayuu Ilaahay idiin dardaarmay, si aad Ilaahay uga cabsataan.

 

 

Ilaahay sidoo kale wuxuu quraankisu ku yiri : Qofkii diinta Islaamka ku soo kordhiya bidcannimo ama xiriiriya qof bidci ah, ha ku dhacdo lacnaddii Ilaahay, lacnaddii malaa’ikta iyo tan dadka oo dhan, Ilahayna ka aqbali maayo waajib iyo sunna midna. ( Al shabab arimaha lagu heysta maanta.

 

sida qabriyo faagida oo la dhaho waa bidco, tusbaxa waa bidco iwm.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this