Sign in to follow this  
Hibo

Read on please....:)

Recommended Posts

Hibo   

I thought this was genius in Somali. I think Somali understanding language is next to non. Our people have ways with words. Check out below…J

 

 

SADAX MUGDI WEEYE SADEX BAA MAARO U AH SADAXBAA KA MACAAN SADAXBAA MEELNA KA WEYSEY.

 

1- Abaar mugdi weeye wax lagu moodo hadii la helaa maaro u ah, Aaran baa ka macaan nin beer iyo xoolo lahaynbaa meelna ka waayey.

2- Dagaal mugdi weeye in fooda laysaraa maaro u ah, Nabadbaa ka macaan nin dakano qabaa meelna ka waayey.

3- Mugdi mugdi weeye Dayaxbaa maaro u ah maalinbaa ka macaan in dhoolbaa meelna ka waayey.

 

SEDDEX SEDDEX WEY KUGU DHIBAAN HADDII LOO DHAAFANA MA DHAQAN KARAAN

 

1- Dhallinyaro dumar wey kugudhibaan haddii loo dhaafana ma dhaqan karaan.

2- Dhurwaa xoolo wuu kugudhibaa haddii loo dhaafana ma dhaqan karo.

3- Doqon xukun wey kugu dhibtaa haddii loo dhaafana ma dhaqan karto.

 

SADAX SADAX KABARI WAAD KA HELLAYSAAYE SADAX HAKA BARIN KAMA HELEYSIDE.

 

1- Haween guurka bari waadka helay saaye yeynaan is dagaalin haka baryin kama heleyside.

2- Culumo diin ka bari waad ka heleysaaye. Xoolo kaha baryin kama heleyside.

3- Illaahay Jano ka bari waadka heleysaaye, waaritaan haka baryin kama heleyside.

 

SADAX WAREER BEY LEEYIHIIN

 

1- Webi buuxey oo wax yarna laga waayey wareerbuu leeyahay.

2- Nin weyn oo waayeel ah wacdi iyo weyso waano laga waayey wareerbuu leeyahay.

3- Waagoo baryey wadaxo (Qorax) la waayey wareer bey leedahay.

 

SADAX SADAX KU DOORI WAA ADDUUN DABA GADOONKII.

 

1- Duq fur duq guurso waa adduun daba gadoonkiis.

2- Doon deg oo doon abuuro waa adduun daba gadoonkii.

3- Dibi dibi ku doori waa adduun daba gadoonkii.

 

SADDEX MACAANBEY SHEEGTEEN SADDEXNA WAA KA MARKHAATI KACDEY SADDEXNA MO OGIN BEY DHEHEEN

 

1- Malab macan buu sheegtey Carab wuuka markhaati kacay Calool ma ogi bey tiri.

2- Diinta ILLAAHAY macaanbey sheegatay Culumo weyka markhaati kacdey Kitaab Gaablow ma ogi buu yiri.

3- Dumar macaan bey sheegteen Rag wuuka markhaati kacay Doob ma ogi buu yiri .

 

 

SADAX HADEY GABKAA TIRAAHDO SADAX WAA GAR KUU TIMAADA

 

1- Dayuxu haduu gabkaa yiraahdo Mugdigu waa gar kuu yimaada

2- Geedka haduu gabkaa yiraahdo Igaar mar waa gar kuu timaada

3- Goosaartu hadey gabkaa tiraahdo Googooso waa garkuutimaada

 

-> Mas iyo Ragba yaraan loogama talaabsado.

-> Digaag meeqa waaye ayaa la yirahdaa ee maaquu jiraa lama yiraahdo.

-> Ninkii hadal kugu dhibo aamusnaantaa lagu dhibaa

-> Jir buka ninkiisaa u riima

-> Fartaadoo xun firdhis kaagama harto

-> Col intuu guul guul kaaga gooyo galiin kaagama gooyo

-> Libaax lug hadduu la yahayna Lo¡¦ wuu didiyaa

-> Geeri nimaadan garan iyo Geeljiray ku habboon tahay

-> Hanqaraarac hal lug ka go¡¦ay uma geedi waayo

-> Ruuxii odaoyaal xanteen caruur in la nacaybey maoodaan.

-> Rag talo aan dilkiisa ahanba wax buu ku leeyahay.

-> Ruux aad wax weyn ka fileyso wax yar lagama qaato.

-> Rag wuxuu damcay ragbaadiidey.

-> Rag anaa ka aroon lama yiraahdo.

-> Nimaan beeso qabin diyo aroor baa dila.

 

Waxaa Isku soo duway: Abuukar Axmed Max¡¦ed (Abuukar Sate)

 

 

------------------

There is no Sin Greater Than Ignorance

R.Kipling

 

("`-''-/").___..--''"`-._

`6_ 6 ) `-. ( ).`-.__.`)

(_Y_.)' ._ ) `._ `. ``-..-'

_..`--'_..-_/ /--'_.' ,'

(il),-`` (li),` ((!.-` S-h-a-q-ss-ii

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

Shaqsii walaahi thank you.

 

That shows how genius Nomads are.

 

Thankx again

Share this post


Link to post
Share on other sites
ARAWEELO   

cwm6.gif

I LIKE THIS YOU ARE TALENTED. ONE OF THE MAAHMAAH SAID & I HEARD THIS ONE BEFORE:

GEERI NIMAADAN GARANAYN IYO GEEL JIREY KU HABOON TAHAY.

WAXAAN IS IRI GEELJIREHA SOW DAD KAMA DHIMAN.

cwm2.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

hahah, Feer Feeri Kuud.

 

The only Saddex Saddex I ever heard was:

**Badhi, Badhi saar

**Badhi, Dab saar

**Dab Badhi Saar

 

This is even better..

 

PS: Cayaal kuni kuni, this is where your SSL (Somali Second Language) skills are tested, so bring it on.. cwm2.gif

 

 

God Bless.

 

------------------

"He tried to be somebody by trying to be like everybody, which makes him a nobody."

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

woow shaqsii as always good one bro cwm32.gif

peace

 

------------------

 

"Prayer is man's greatest means of trapping the infinite resources of God."

 

- J. Edgar Hoover

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is Great shaqsi but i like the following:

Mas iyo Ragba yaraan loogama talaabsado....this tells u that all the females who discriminating against young brothers...listen to this maah maah.

Digaag meeqa waaye ayaa la yirahdaa ee maaquu jiraa lama yiraahdo...this one reminds me suuqa Bakaaraha...lol

Ninkii hadal kugu dhibo aamusnaantaa lagu dhibaa...looooooooooool Good one...and this one is Da best off all...silence will be Da Answer...lol

 

Jir buka ninkiisaa u riima.

But i have Question ask the writer what is "riima"

P.s I will use this one from now on: Ninkii hadal kugu dhibo aamusnaanta lagu dhibaa..4 real.

Thks Shaqsi.

Asalaamu Aleikum Wr Wb.

 

------------------

One who Lacks Kindness of Heart Lacks all good

By: Muslim

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this