Sign in to follow this  
General Duke

Puntland elections: SOOL CAYN battle ground states

Recommended Posts

Gobolada Sool iyo Cayn oo la mid noqday Battle ground states doorashada Pun

 

Doorashada Maraykanka ayaa ah mid xiiso badan waxaana jira gobolo ay kala leeyihiin 2 xisbi ee Demuqraadiga & Jamhuuriga oo ay ku xisaabtamaan Kuraasta ay ka heleyaan halka ay jiraan gobolo isbedela oo aan la garan karin cida ay ugu shubayaan kuwaasoo laa yaqaan (Battle ground states) sida Florida, Ohio, Minnesota, Wisconsin, Iowa, Pennslyvania, Colaraado, Michigan, New Mexico, Nevada, NH, New Jersey.

 

Haddaad eegtid ololaha doorashada Puntland oo noqotay mid ka xiiso badan tii ka dhacday Maraykanka waxad arkaysaa in Goboloda Sool iyo Cayn lagu dagalamayo kuwaasoo oo la mid noqday kuwii Dalka maraykanka ee aan la garan doonin meesha ay marayaan.

 

Gobolada Sool & Cayn ayaa leh 15 xubnood kuwaas oo u kala qeybsan dhowr musharax oo aan la garan doonin cida ay la leeyihiin gacansaar,inkasoo la rajaynayo in wareega 3 uu heli doono Dr. Saleebaan.

 

Gen C/laahi Ahmed Ilko Jiir 29 Cod

 

Gen Cadde Muuse Xirsi 22 Cod

 

Dr. Saleebaan Ciise Axmed 15 cod

 

 

2005 Dorashadani waxay muujinaysaa bislaanshaha iyo wacyiga shacabka Puntland uu gaaray. Waxyna noqon kartaa tusaale fiican oo lagu daydo maadaama uu koonfurta ka dilaacay cudur la dhaho dhul raadinta, sida uu qoray buuga, ?The Struggle for Land in Southern Somalia: The war behind the war?. Dhul boobkii konfurna burburkiisiinahadda wuxuu ku soo laabtay Cadaado iyo Gelinsoor oo u noqotay Kismanyo iyo Baydhaba.

 

Isku soo duubo waxaan la saadaalin karin meesha ay ku danbayndoonto iyo cida ku gulaysan doonta jagada Madaxtinimada Puntland,welina lama garan karo meesha ay mari doonaan kuraasta gobolada Sool iyo Cayn

2005 waxaa la cadeeyey in ay noqdeen goboladii kala saaray cade Muuse iyo Mahamed Cabdi Xaashi oo isagu ku waayey kuraas yar

 

 

Siciid C/laahi

 

 

allsanaag.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

OLOLIHII DOORASHOOYINKA OO MARAYA MAALMIHII UGU DANBEEYEY

Garowe:- Ololaha doorashooyinka ayaa waxay marayaan heerkii ugu danbeeyey iyadoo magaalada Garowe laga dareemayo culeys siyaasadeed oo soo siyaadaya isla markaana ay ku sugan yihiin inta badan ee musharaxiinta marka laga reebo Cade Muuse oo la sheegey inuu Qardho gaarey.

 

Waxaa aad u batey hadal haynta is bedelkii ay sameeyeen beesha Sanaag iyadoo ay beeshaasi jibisey sharci xaq daro lagu tilmaamey oo ay beelaha waaweyn ku qeybsadeen 3da xil ee ugu sareeya Puntland. Waxaa sidoo kale aad u badatey hadal haynta iyo miisaanka uu leeyahay Musharax General Ilka Jiir oo la saadaalinayo inuu ku guuleysan doono hadii doorashooyinku si cadaalad ah u dhacaan. Waxaa intaa dheer in culimada Garowe ku sugan ay xaaraameeyeen is dhaarsiga laaluushka dabada ku wata iyagoo qeexay in aysan dhaar noocan oo kale ah jireyn oo ay bureyso. Waxaa intaa dheer in gudida Doorashada ay war saxaafadeed ku qabteen magaalada Garowe iyagoo soo saarey sharciyadan hoos ku qoran qayb ka mid ah.

 

• In Musharaxiinta  ay saxiixayaan qoraal ka hor intaan Doorashadu dhicin warqada ay soo diyaariyeen Gudiga Doorshada oo ah in ay ku qanci doonto natiijada Doorshada.

 

• In Musharaxa Madaxweynuhu in uu bixiyo lacag lagu sheegay diiwaan gelin taasi oo gaareysa $5000 (shan kun oo Dollar), Madaxweyne ku xigeenkuna waa in uu bixiyaa $2500 (Laba kun iyo shan boqol oo Dollar)

 

• Gudiga Doorashadu waa dhexdhaxaad wax kaanbeyn ah ma samayn karaan laakiin waqtiga doorashada codkiisa ayuu dhiiban •  Shaqada Gudiga waxaa kamid ah Ilaalinta Sanduukha doorashada iyo waraaqaha tirinta Codadka iyo la socodsiinta natiijada Golaha wakiilada iyo meelaha ay khusayso • Musharaxa madaxweynuhu waxa uu ka imaan karaa Shacabka waxa uuna noqon karaa mudane ka tirsan Baarlamaanka

 

• Khudbadaha Musharixiinta ay ka hadlayaan waxqabadkoodu waxa ay noqon Maalinta Arbacada 07.01.2009 07:00 Subaxnimo

 

•  Iyo qodobo kale oo badan. Waxaa xusid mudan in maalinta Khamiista oo ay bishu ku beegan tahay 8da bisha 1aad ee sanadka miilaadiga ee 2009 ay dhici doonto hadii allah awooda leh idmo. LaasqorayNET+Wakaaladaha

Share this post


Link to post
Share on other sites

Laascaanood: Komishanka Doorashada oo soo Tirada Hordhaca ah ee Iska Diiwaangeliyey Gobolka Sool.

Written by Qaran News

Jan 05, 2009 at 09:21 AM

Laascaanood(Qarannews)- Guddida Sare ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo badidoodu ku sugan magaalo madaxda Gobolka Sool ee LAascaanood ayaa soo saaray tirada dadka hordhaca ah ee iska diiwaangeliyey Gobolka Sool.

Shir Jaraa'id oo ay Maanta Magaalada Laascaanood ku qabteen Masuuliyiinta Guddiga Doorashooyinku ayey kaga dhawaaqeen natiijada 5 degmo oo ka mid ah degmooyinka gobolka Sool, halka ay kuwa kalena sheegeen in ay dib ka soo sheegi doonaan, waxana ay tibaaxeen in tirada hordhaca ahi ay gaadhayso 95000 (shan iyo shagaashan Kun oo Qof), isla markaana waxa ay xuseen in marka lagu darro goobo ka mid ah Shan goobood oo aan natiijadeedu soo gaadhin ay gaadhi doonto tiradu 17000 ( Boqol iyo todobaatan Kun).

 

Waxana ay intaas ku dareen in dadka iska diiwaangeliyey degmooyinka Widhwidh, Kalabaydh iyo Xudun oo waqti dheeraad ah loogu daray ay dib ka soo bandhigi doonaan, waxanay diiwaangelinta Shanta deegaan ee na loo soo gudbiyey u dhacday u dhacday sidan; iyo we diiwaangelintu sii socota.

 

1. Laascaanood 45000

2. Oog 25000

3. Caynaba 20000

4. Widhwidh 50000

 

 

La soco wixii warar ka soo kordha wararkaas

 

Weriye Madaxbanaan Aadan Faarah Yassin Laascaanood JSL

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Xaaji, you're posting in the wrong thread. The title has 'Puntland' in it. Look for Somaliland thread somewhere in this section. I'm sure I saw JB posting it smile.gif .

 

BTW, as for the topic - is it really more interesting than Obama's election? Mise waa naloo xawaasheynayaa? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^I hear all the excitement about the forth-coming elections, and I hope the hopefuls wouldn't be disappointed. A change of regional regime - from the current one to a better one - would indeed be welcome.

 

Caamiroow, iga jaahil bixi: what is the procedural framework of Puntland's presidential elections? What sort of system is in place to have the next president; through elders' selection or voter elections? If one applies more than the other, which is the more prominent method? Just curious.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It looks like there will be a shift in puntland politics, and it looks like the sanaag general will win. Hopefully, puntland will continue on this upward direction, and move away from tribal politics to party politics. That should be one of the primary objectives of the new president.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^Its called CeelAfwayne town. the rest of the major districts are Puntland.

 

Anyhow the General is the front runner, lets not celebrate yet lads.

 

The new age of Puntland is coming insha Allah...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Its part of the area we dont want to claim adeer. The difference between Puntland and the other area is the people of Puntland do not claim any area oustide the agreed regions.

 

Nothing but love for ya lad, but dont ask a question you know the answer to.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^Its part of the area we dont want to claim adeer. The difference between Puntland and the other area is the people of Puntland do not claim any area oustide the agreed regions.

 

Nothing but love for ya lad, but dont ask a question you know the answer to.

Clearly the city is in Sanaag why don't your people not want to claim it? :confused:

 

Why do you claim Erigavo then? What makes Erigavo different?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

Duke, I believe Mr AO is trully perplexed with this Sanaag issue. He was told by his elders that sanaag belongs to his people; but what his elders forgot to mention is that close to 2/3 of Sanaag is not settled by AO's folks but by the people of Puntland. This is a simple misunderstanding, which for the most part has led AO to believe that we, Puntlanders, are all a bunch of land grabbing maniacs who all dream of eating Hargeisa babies and shutting down their marfashyo. :D

 

However; I'm confident with a little re-education that, he will realise, Puntland isn't against his people's babies--or for that matter-- their right to determine wether to secede their territories or not, but that we are ONLY against the idea that they think they can force Puntland's people to forcefully secede along with them. This is indeed an impossible dream and they should know NOT to waste time on this futile ambition.

 

Anyway, AO, please try to learn the geography of our northern regions! Learn what lands belong to your people and what lands belong to the sons of Puntland! Please desist from following blindy the nonsense Riyaale and his minions in Hargeisa preach so blantantly just to distract you from the mismanagement of your government...aight! smile.gif

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this