Sign in to follow this  
Muruqmaal

C/llaahi Yuusuf: Kismaayo waxaa ku sugan kooxo Argagaxiso ah oo ka haray Maxkamadih

Recommended Posts

Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa sheegay in Magaalada Kismaayo ay ku sugan yihiin kooxo argagaxiso ah oo ka haray Maxkamadihii laga itaalka roonaaday ee ka baxay Muqdisho, waxaana hadalkaan uu ka sheegay Madaxweyne Yuusuf kulan ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

 

 

 

Kulankaan oo ahaa mid qarsoodi ah ayaa ku dhex maray xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Somalia Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Taliyeyaasha ciidammada xoogga dalka ayaa waxay uga wadahadleen ammaanka Magaalada Muqdisho iyo xaaladda guud ee Magaalada Kismaayo oo ay gacanta ku haynteeda la wareegeen kooxo Malleeshiyo ah oo ka soo jeeda Beesha *********.

 

 

 

Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya isla markaana Madaxa Warfaafinta Madaxtooyada Xuseen Maxamed Maxamuud (Xuub-sireed) oo u warramayay saxaafada gudaha ayaa shaaca ka qaaday in kulankaasi uu ahaa mid xasaasi ah, ayna isla soo qaadeen Madaxweyne Yuusuf iyo Taliyeyaasha ciidanka xoogga dalka arrimo ay ka mid yihiin ammanka Magaalooyinka Kismaayo iyo Muqdisho, iyagoo si weyn uga dooday.

 

 

 

Xuub-sireed ayaa si weyn uga gaabsaday inuu si rasmi ah shaaca uga qaado waxyaabaha kulankaas ka soo baxay ee ay isla meel dhigeen Madaxweyne Yuusuf iyo Taliyeyaasha Ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed, Balse Afhayeenka wuxuu ku gaabsaday in Magaalada Kismaayo ay ka jiraan falal ammaanka-darro ah oo ayna dowladdu wax ka qabanayso falalkaas oo uu ku tilmaamay inay yihiin kuwo dhibaatooyin u horseeday shacabka gobolkaas, isagoo intaa raaciyay in dhawaan wax laga qaban doono xaalada ka jirta Magaalada Kismaayo.

 

 

 

Afhayeenka Madaxweynaha ayaa sheegay inay Dowladdu qorshayaal u dajinayso sidii ay wax uga qaban lahayd xaaladda Kismaayo, wuxuuna si weyn carrabka ugu dhajiyay inay Kismaayo ku sugan yihiin kooxo ka baxsaday dagaalladii Muqdisho kana tirsanaa Maxkamadihii laga awoodda roonaaday.

 

 

 

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa dhawaan ku tilmaamay dagaalladii ka dhacay Kismaayo inay yihiin kuwo xiriir lahaa dagaalladii Muqdisho ka dhacay kooxaha wadana ay xiriir la leeyihiin Al-Qaacida.

 

******** iyo ******** seeftaa loo afeesanayaa.... Cagtii joogsan weydo marbay ceeb la kulantaa sidaa waxaa hore u yiri cabdulahi yuusuf waxuu kaloo yiri "ciddii diida dowladeyda cabaday ka cabaysaa" Somaliland intay goori goor tahay ha isu dhiibto dowladaan xalaasha ah kuwii ka xaniinyo weynaa baa afka ciida loodaray.

 

no tribal names on the forum please

 

Admin

 

[ May 09, 2007, 02:15 PM: Message edited by: Admin ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^So you don't blame him saying but you blame who take notes of what he says? smile.gif Waa ku sidee ninyow adiga? You are shooting the messenger hada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

the massenger is not trusted niyow ,,,,, some one is BAD doesn't mean he did and said everything ppl reported ,,,,,

 

 

cadowgaaga xataa waa loo cadaalad sameeyaa sxb ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Now it is the time the american do something about these terrorists in Kismayo. All the terrorists fled from mogadishu are in town.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Yeah we all know. Anyone can find the anwer here. The problem for YEY now is that the amhaaros are not convinced about the logic of YEY's selfish desire to wage war against this said clan and his puntlander clan militias alone are not 100% up for the job by alone marka sidee wax la yeeli... confused!

Share this post


Link to post
Share on other sites

There will be no preferential treatment to any clan. Though I doubt the President made those comments. Militia are militia none should be excused because they happen to eb from your clan.

 

Kismayu will revert to the rule of law soon insha Allah. Though I hope peacefully.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke you better hope peacefully, because we all know there is no other way that the ill trained fish eating boys can come back to the city, especially now since Ethiopia won't come to aid you guys.

 

 

Kimsayo will be ruled by the clan of Hiiraale. Like horn said, majority rule minority rights is the case when it comes to Kismayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^So when these fish eating boys under Morgan kept your brave boys out of Kismayu, living the wilderness for over two years, what was the excuse then?

 

Oh spare me the nonsnece we all know it was Mogadishu that controlled Kismayu, remmeber how IndaCade, Seeraar & Goobale humiliated Hiiraale.

We saw how brave you boys were Running to Baidoa beggiing Yusuf, while your women were being arrested in Kismayu. ;)

 

I find your nonsence amusing as if you are stronger than others. You was an opportunisic bunch who relied heavily on Mogadishu, well thats gone history saxib.

 

Lets hope for peace, but dont cry or run like in the Island..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this