Sign in to follow this  
General Duke

4000 TFG troops enter Mogadishu....Top comander in Mogadishu...

Recommended Posts

ciid-somali7275wirethumb.jpg

 

MUQDISHO: Ciidammadii tababarka loogu soo xiray Balli-doogle oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho

 

Posted to the Web Mar 10, 12:10

 

Muqdisho (PP) – Waxaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ku dhawaad 4-kun oo ka tirsan Ciidammada Dowladda oo shalay tababarka loogu soo xiray Saldhigga Ciidammada Cirka ee Balli-doogle.

 

Ciidammadaan ayaa ka soo galay Muqdisho labada waddo ee dhanka Koonfureed iyo midda dhanka Waqooyi, waxaana cidammadaan ay wataan gawaarida dagaalka oo aad u fara badan.

Ciidammada ka soo galay dhanka Degmada Afgooye ayaa la sheegay inay ahaayeen ku dhawaad 2-kun oo Askari oo la sheegay inay sugayaan ammaanka Muqdisho, waxayna wataan ku dhawaad 40-gawaarida dagaalka ah.

 

Sidoo kale ciidammada iyaguna ka soo galay dhanka Degmada Balacd ee Waqooyi ka xigta Muqdsiho ayaa waxaa la sheegay inay gaarayaan 2-kun oo kale oo wata iyaguna ku dhawaad 45-gawaarida dagaalka ah, waxaana lagu wadaa inay Muqdisho nabaddeeda sugaan inta aan la gaarin 16-ka bisha April ee sannadkaan oo lagu ballansan yahay in shirka dib u heshiinta Qaran lagu qabto Muqdisho.

 

 

 

Ilo wareedyo ku dhow-dhow dowladda ayaa waxay sheegayaan in ciidammadaan lagu wado inay la kaashadaan sugidda ammaanka Muqdisho ciidammada Nabad ilaalinta Afirkaanka ah ee soo gaaray Muqdisho oo ay ugu horreeyaan Ugandese-ka.

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

E-mail: jantiile@puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho: Ciidamo aad u hubeysan oo tababar ugu soo gabagaboobay Bali-doogle oo maanta Muqdisho kasoo Galay Laba Jiho

 

10. Mar 2007

 

Muqdisho(AllPuntland)- Ciidamadii shalay ay dowladda KMG ah ee Somaaliya tababarka ugu soo geba gebeysay xerada Balidoogle ayaa maanta soo galay magaalada Muqdisho, iyaga oo bilaabaya howl gal lagu sugayo ammaanka Muqdisho

Ciidamo ka kooban sadex guuto oo gaaraya afar kun oo askari ayaa maanta si rasmiya u soo galay magaalada Muqdisho ,Si ay uga qeyb qaataan howlaha Lagu sugayo amaanka ee ay Dowlada Fadaraalka ka wado caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

 

Ciidamadan ayaa sida ay sheegeen saraakiil katirsan Dowlada fadaraalka waxa ay Muqdisho Kasoo galeen laba dhinac oo kala ah Afgooye iyo Balcad.

 

In ku dhaw 50 gaadiidka dagaalka oo iskugu jira gaadiidka waaweyn iyo kuwa yaryar ayaa ka soo galay dhinaca Afgooye

Iyadoo dhinaca Balcadna ay ka soo gudbeen gaadiid dagaal oo aad u badan.Labada dhinacba Ciidamadaa waxaa siweyn u soo dhaweynayay bulshada qeybaheeda kala duwan iyaga oo u riyaaqsan ciidamadaasi.

 

Ciidamadan ayaa waxa ay ku hubeysan yihiin hubka nuucyadiisa kala duwan sida hubka fud-fudud iyo kan culus iyo gaadiidka dagaalka.

 

Ciidamada maanta soo galay magaalada Muqdisho ayaa waxa ay qeyb ka yihiin ciidamo shalay xerada Bali-doogle Ra'isul wasaare Cali Maxamad Geedi uu u soo gabagabeeyay Tabar Muda u soconayay.

 

Dowladda Fadaraalka ayaa horay u sheegtay in amaanka gobalka Banaadir wax weeyn ay kaqabandoonto kadib markii Muqdisho ay ka soo cusboonaadeen kooxo xaafadaha wax ka tuurayo taasi oo markii dambana keentay in bulshada xaafadaha ay iska ceyriyaan iyaga oo la shaqeynaya ciidamada Dowlada iyo kuwa taageeraya ee Itoobiya.

 

C/satar D Sabiriye

AllPuntland Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dowladda KMG ah oo 4000 oo Askari kusoo fasaxday Muqdisho si ay amniga u sugaan.

 

March 10. 2007 Radiofreesomalia.com

 

Ciidamadii shalay Dowladda KMG ah ee Somalia ay tababarka ugu soo geba gebeysa xerada Balidoogle, ayaa maanta soo galay Magaalada Muqdisho, iyaga oo bilaabaya howl gal lagu sugayo amniga Magaalada.

 

Illaa Afar kun oo askari oo ka kooban saddex guuto, oo ah ciidamo ay shalay DF tababar usoo geba gebeysa, ayaa Magaalada Muqdisho kasoo galay labaada dhinaca ee Afgooye iyo Balcad, iyaga oo ku hubeysan noocyada kala duwan ee qoryaha iyo gawaarida dagaalka.

 

Dhinaca Degmada Afgooye, ayaa waxaa kasoo galay in ka badan Afartan gawaarida Dagalaka ah oo ay ciidamadaasi saaran yihiin, ayada oo dhanka Balcad ay kasoo gudbeen tiro gawaari dagaal oo kuwaasi ku dhow, sida ay Saraakiil ka tirsan ciidamada Dowladda Federaalka KMG ah ee Somalia u xaqiijiyeen Radiofreesomalia.

 

Ciidamadan, ayaa waxa ay bilaabi doonaan howl gal ballaaran oo lagu sugayo amniga Magaalada Muqdisho, oo ahaa mid faraha kasii baxayay wixii ka dambeeyay markii gacan ku heynta Magaalada lagala wareegay Golihii Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed.

 

Dowladda KMG ah ee Somalia , ayaa wajaheysay eedeymo ka dhan ah oo ku saabsan inay ku guul darreystay in yareyso Rabshadaha ka socda Magaalada, ayada oo tallaabadan iminka lagu sugayo amniga Magaalada Muqdisho ay soo dhoweeyeen dad weynaha Soomaaliyeed.

 

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Dowladda KMG ah ee Somalia Salaad Cali Jeelle, ayaa horey Idaacadda Simba ugu sheegay in Dowladda KMG ah ee Somalia ay ka go'an tahay in amniga Magalaada Muqdisho gacanta ku dhigto ka hor 16-kii April xilligaaasi oo la qabanayo Shirka dib u heshiisiinta qaran.

 

Ciidamada nabad ilaalinta Ururka Midowga Afrika ee ku sugan Magaalada Muqdsiho iyo kuwa Ethiopian-ka ah, ayaa sidoo kale lagu wadaa in Ciidamada Dowladda ay ku gacan siiyaan sugidda amniga Magaalada xarunta ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Top Commander of the Somali armed forces.

General Abdullahi Ali Omar interview..

 

audio

Abaanduulaha ciidamada Xooga Dalka oo shaaca ka qaaday in ay wax weyn ka qaban doonaan ammaanka Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sorry to rain on your parade but I think you might benefit from this article.

 

 

Gunbattle erupts at Mogadishu police station

 

By Sahal Abdulle

Saturday, March 10, 2007

 

MOGADISHU (Reuters) - Newly-trained security forces clashed with police at a Mogadishu police station on Saturday in a gunbattle that killed one person and wounded two, witnesses said.

 

The incident was a reminder of the size of the task faced by Ugandan soldiers, the vanguard of an African Union (AU) force that started arriving this week to tame the anarchy that has usually reigned in the Somali capital since 1991.

 

"A stray bullet came from nowhere. Tensions were high and there was firing from both sides," said local reporter Abdullahi Addow, who was inside the police station at the time.

 

A security source said one policeman was killed and two security troops were wounded in the brief clash that took place when about 1,500 new forces turned up for duty at the police station in an eastern suburb of the coastal city.

 

Many residents say insecurity is worsening in Mogadishu, with shootings and almost daily assaults on government forces and their Ethiopian allies, who defeated militant Islamists in a swift December offensive.

 

The Ugandan soldiers were attacked almost as soon as they started landing on Tuesday, and two were wounded in an ambush the following day -- raising the specter of the last peacekeeping mission to Somalia, which ended in failure in 1995.

 

More than a decade ago, well-armed and well-funded U.S. and U.N. troops were forced to withdraw from Somalia after relentless street battles with militiamen.

 

CLAIM

 

The self-styled Popular Resistance Movement has claimed responsibility for the assaults against the Ugandans. The authenticity of the claim could not be independently verified.

 

"These groups and their threats have always been there. It's nothing new," Ugandan Minister of State for Defense Ruth Nankabirwa told Reuters in Kampala.

 

The AU has started investigating the cause of a small fire on one of its planes on Friday and could not rule out whether "negative elements" were behind it, an AU spokesman said.

 

The proposed 8,000-strong AU mission, facing a shortage of money and equipment, is meant to replace Ethiopian forces who have started pulling out of a country where they are viewed by many Somalis as invaders.

 

"Our withdrawal is not contingent to the deployment of the African mission," said Ethiopian Foreign Minister Seyoum Mesfin.

 

"But of course we have to withdraw leaving a situation that would not lead us again into sliding back," he told reporters.

 

Diplomats say the Somali interim government's credibility hinges on pacifying Mogadishu -- one of the world's most gun-infested cities -- and extending its shaky authority over a country deprived of central rule since warlords toppled dictator Mohamed Siad Barre in 1991.

 

There have been 13 unsuccessful attempts to establish a central government since then.

 

(Additional reporting by Tim Cocks in Kampala and Andrew Cawthorne in Mekele, Ethiopia)

 

Source: Reuters, Mar 10, 2007

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Rome was not built in a day.. Thus the security situation is being addressed. With the arrival of the AU troops & Somali TFG forces in Mogadishu things are changing. As for the friendly fire, well even the most sophisticated nations suffer from this problem.

 

Day by day, all security problems are being addressed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho: Ciidamo aad u hubeysan oo tababar ugu soo gabagaboobay Bali-doogle oo maanta Muqdisho kasoo Galay Laba Jiho

 

 

Muqdisho(Abaaqaroow)- Ciidamadii shalay ay dowladda KMG ah ee Somaaliya tababarka ugu soo geba gebeysay xerada Balidoogle ayaa maanta soo galay magaalada Muqdisho, iyaga oo bilaabaya howl gal lagu sugayo ammaanka Muqdisho

Ciidamo ka kooban sadex guuto oo gaaraya afar kun oo askari ayaa maanta si rasmiya u soo galay magaalada Muqdisho ,Si ay uga qeyb qaataan howlaha Lagu sugayo amaanka ee ay Dowlada Fadaraalka ka wado caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

 

Ciidamadan ayaa sida ay sheegeen saraakiil katirsan Dowlada fadaraalka waxa ay Muqdisho Kasoo galeen laba dhinac oo kala ah Afgooye iyo Balcad.

 

In ku dhaw 50 gaadiidka dagaalka oo iskugu jira gaadiidka waaweyn iyo kuwa yaryar ayaa ka soo galay dhinaca Afgooye

Iyadoo dhinaca Balcadna ay ka soo gudbeen gaadiid dagaal oo aad u badan.Labada dhinacba Ciidamadaa waxaa siweyn u soo dhaweynayay bulshada qeybaheeda kala duwan iyaga oo u riyaaqsan ciidamadaasi.

 

Ciidamadan ayaa waxa ay ku hubeysan yihiin hubka nuucyadiisa kala duwan sida hubka fud-fudud iyo kan culus iyo gaadiidka dagaalka.

 

Ciidamada maanta soo galay magaalada Muqdisho ayaa waxa ay qeyb ka yihiin ciidamo shalay xerada Bali-doogle Ra'isul wasaare Cali Maxamad Geedi uu u soo gabagabeeyay Tabar Muda u soconayay.

 

Mataan Gaaboow Muqudisho

 

Abaaqaroow.com Wii waal

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidammadii dowladda ee tababarka loo soo xiray oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

 

Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 10/03/07

 

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo gaartay ku dhawaad 3-Guuto oo ah ciidammadii dowladda ee tababarka shalay loogu soo xiray Deegaanka Balli-doogle Balli-doogle.

 

Waxay ka soo galeen ciidammadaan laba af oo kala ah waddada waqooyi iyo midda koonfureed ee Muqdisho kaga baxa dhinacyada gobollada Waqooyi iyo Midda Koonfureed.

 

Ku dhawaad 2-kun oo Askari ayaa ka soo galay dhanka Degmada Balacd ayaa la sheegay inay gacan ka geysanayaan sidii loo sugi lahaa nabadda Magaalada Muqdisho, waxaana laga doonayaan inay sugaan Nabadda Muqdisho ka hor 16-ka April ee sannadkaan.

 

Sidoo kale dhanka Degmada Afgooye oo Muqdisho kaga beegan dhanka Koonfureed ayaa waxaa ka soo galay ku dhawaad 2-kun oo kale oo ka tirsan ciidammada dowladda, waxaana qayb ay ka yihiin ciidammada sugaya Nabadda Muqdisho.

 

Ciidammadaan intaas gaaraya ayaa waxay gacan siinayaan kuwa nabad ilaalinta ah ee ka socda Afrikaanka, waxaana ka go’an inay nabadda Muqdisho ka dhigaan mid ka wanaagsan sida ay hadda tahay.

 

Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe)

 

xuurshe114@hotmail.com

 

Muqdisho-Somalia

 

Tel:002521-5573321

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^Rome was not built in a day..

What a whacky analogy. What Rome are you building might I ask? You had Rome (ICU mogadishu), destroyed it and now you claim to rebuilding it. A better analogy would tearing down the house and frantically trying to rebuild it. This is the tack this foriegn entity has taken.

 

Your whacky analogy says a lot about how detached -- wittingly or unwittingly -- you are from reality.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dowladda KMG ah oo 4000 oo Askari kusoo fasaxday Muqdisho si ay amniga u sugaan.

 

Mogadishu Sabti, March 10, 2007 Simba Radio.

 

Ciidamadii shalay Dowladda KMG ah ee Somalia ay tababarka ugu soo geba gebeysa xerada Balidoogle, ayaa maanta soo galay Magaalada Muqdisho, iyaga oo bilaabaya howl gal lagu sugayo amniga Magaalada.

 

Illaa Afar kun oo askari oo ka kooban saddex guuto, oo ah ciidamo ay shalay DF tababar usoo geba gebeysa, ayaa Magaalada Muqdisho kasoo galay labaada dhinaca ee Afgooye iyo Balcad, iyaga oo ku hubeysan noocyada kala duwan ee qoryaha iyo gawaarida dagaalka.

 

Dhinaca Degmada Afgooye, ayaa waxaa kasoo galay in ka badan Afartan gawaarida Dagalaka ah oo ay ciidamadaasi saaran yihiin, ayada oo dhanka Balcad ay kasoo gudbeen tiro gawaari dagaal oo kuwaasi ku dhow, sida ay Saraakiil ka tirsan ciidamada Dowladda Federaalka KMG ah ee Somalia u xaqiijiyeen Idaacadad Simba.

 

Ciidamadan, ayaa waxa ay bilaabi doonaan howl gal ballaaran oo lagu sugayo amniga Magaalada Muqdisho, oo ahaa mid faraha kasii baxayay wixii ka dambeeyay markii gacan ku heynta Magaalada lagala wareegay Golihii Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed.

 

Dowladda KMG ah ee Somalia , ayaa wajaheysay eedeymo ka dhan ah oo ku saabsan inay ku guul darreystay in yareyso Rabshadaha ka socda Magaalada, ayada oo tallaabadan iminka lagu sugayo amniga Magaalada Muqdisho ay soo dhoweeyeen dad weynaha Soomaaliyeed.

 

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Dowladda KMG ah ee Somalia Salaad Cali Jeelle, ayaa horey Idaacadda Simba ugu sheegay in Dowladda KMG ah ee Somalia ay ka go'an tahay in amniga Magalaada Muqdisho gacanta ku dhigto ka hor 16-kii April xilligaaasi oo la qabanayo Shirka dib u heshiisiinta qaran.

 

Ciidamada nabad ilaalinta Ururka Midowga Afrika ee ku sugan Magaalada Muqdsiho iyo kuwa Ethiopian-ka ah, ayaa sidoo kale lagu wadaa in Ciidamada Dowladda ay ku gacan siiyaan sugidda amniga Magaalada xarunta ah.

 

Simba Media Center, Muqdisho Somalia

Email: simba@simbanews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol. The clan courts did not even create an admin for Mogadishu let alone built it up. Kindly stop with the baseless lies, the TFG has put the admin in place all of the 16 districts has its own admin, the police stations are open and so is the central prison. The remainder of the clan courts are bombing and killing and trying to undermine the security, they will be dealt with as their forces have been in crushed in the battle fields their operatives in Mogadishu will be rooted out insha Allah..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamo Cusub oo Muqdisho oo soo gaaray iyo Isku dhac keenay Dhaawac

Last Updated::2007-03-10 14:58:14

 

ciidamada_amniga_muqdisho.jpg

 

Muqdisho:- Labo Askari ayaa ku dhaawacmay isku dhac dhexmaray Ciidamo cusub oo ah kuwa Militariga oo Muqdisho soo gaaray iyo Ciidamada Booliiska.

 

Isku dhacan ayaa dhacay kadib saaka waaberigii ay si kadis ah usoo gaareen ciidamo Badan oo Militari ah kuwaasi oo ka yimid dhinaca Balidoogle oo shalay loogu soo xiray Tababaro.

 

Ciidamadan oo aan horey loo shaacin imaanshahooda Muqdisho ayaa waxaa ka shakiyey ciidamada Booliiska ee ku sugnaa saldhiga Galbeed ee magaalada Muqdisho ayadoo halkaasi iska horimaad ka dhacay.

 

Ciidamada Booliiska ayaa rasaas huwiyey ciidamadii halkaasi kusoo qul qulayey ayagoo u maleeyey ciidamo weerar ku ah.

 

Iska horimaadkan ayaa socday 5 daqiiqo ayadoo isla markiiba xiriir dhexmaray labada dhinac ay isku fahmeen in ay kawada tirsan yihiin ciidamada Dowlada.

 

Xaalada ayaa hada degan ayadoo la sheegay in labo askari ay xabadahii halkaasi ka dhacay ay ku dhaawacmeen.

 

Ciidamo Gaaraya 4000 oo askari ayaa shalay tababaro loogu soo xiray Xerada militariga ee Balidoogle ciidamadan oo ah kuwa kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya, ayaa la sheegay in ay ka qeyb qaadan doonaan hawlagalada magaalada Muqdisho.

 

Ciidamadan ayaa la fileyn in ay sidan deg degta ah kusoo gaaraan Muqdisho ayadoo aan horey loo sii shaacin imaanshahooda, arrinataasi oo loo aaneenayo sida aysan Booliiska ulla socon dhaq dhaqaaqa militari ee Dowlada.

 

 

Maxamed Cabdi

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

Originally posted by General Duke:

^^^Rome was not built in a day..

Neither was it build with the help of the Carthaginians

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

lol. The clan courts did not even create an admin for Mogadishu let alone built it up. Kindly stop with the baseless lies, the TFG has put the admin in place all of the 16 districts has its own admin, the police stations are open and so is the central prison. The remainder of the clan courts are bombing and killing and trying to undermine the security, they will be dealt with as their forces have been in crushed in the battle fields their operatives in Mogadishu will be rooted out insha Allah..

Since it's inception the TFG hasn't brought a single redeeming benefit to the people of Mogadishu. Or for that matter any other region. Not one thing.

 

Their manadate was to reconcile hostile and bitterly divided Somalis, if anything they polarized Somalis courtesy of inviting 20000 ethiopian troops. New fault lines exist today as solely byproduct of TFG's treasonous acts. They haven't pacified a single region. Haven't built a single school. Nor have they fed a single starving child. Kindly tell us what they've done from 2004 till summer of 2006.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The TFG brought the world of clan courts & warlords crashing down and this in the end will be the legacy it has given to the people of Mogadishu.

 

Today thanks to the TFG, all Somali's have a renewd hope of taking back their country, their capital and their lost gignity back from the ignorant, fake, selfish warlords, scrap merchants, and clan courts.

 

The clan clowns, charcoal & scrap merchants, those who burned the Somali flag in Kismayu and while pretending to be religious occupied whole regions did no favour for Somalia.

 

The warlords who maimed, killed and did not allow the creation of a functioning admin even for Mogadishu did no favours for Somalia.

 

The TFG has created a new national army, police and other security apparatus, it has put in place adminstrations run by locals in every region apart from Lower Shabbele which will be announced soon. The TFG has given the unarmed clans a voice, they are represented like never before as equals..

 

Minister Mowlid Macane, General Naji, General C/Lahi Ali Omar and many more now represent those who did not have a voice in the clan courts, warlord movements..

 

They have done allot, but of course the clowns, mortar experts will get all the headlines..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this