Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Maryooleey: Car waryaa, wir maku dhacdaa ...

Recommended Posts

Maryooleey isku booteenaayo at a typical shir of 'reeraha,' I am guessing. Unfortunately, the shir is gone wild, as typical as it always seems every Soomaali shir.

 

Can anybody guess where this happened at? Somewhere Mareykanka waaye, either Miniyaabolis or Kolumbus.

 

Either one, it is ugly. No ixtiraam, no xishmo, no kala dambeyn -- nothing. A jungle.

 

On bartamaha.

 

NB, kan codka duubaayoa meesha iska taagan aanba ka helay, only u cad bahalkiis wax u duubaayo, oo afkii hadlaba u dhaweynaayo. :D

 

Maryooleey kii Soomaali u bixiye waala helay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Runtii Soomaalida kistoo boolal yar ayaa ka dibicsan.

 

Iska dhaaf shir iyo dowlad iyo waxaas, war banooniga ayaa ugu yar maku heyshiin karno. Every darn game banooni, at least half of murun ayaa qaato. Meel walba ay ku ciyaaraan waaye, not only dad kaliya meel gaar ah. Meelo badan ayaa ku ciyaaray, all the time murankana waa la socdaa.

 

"Maya, foore waaye."

 

"War wali ma bixin ee naga dhaaf..."

 

"Foore waaye yaaqay, waa baxay."

---------

 

"Maano waaye, gacantaa uu ku dhacay...maano, maano."

 

"Ma'aha, garabkeyga uu ku dhacay..."

 

Dad waa weyn ciradooda shuunka xataa ka gishay xataa saas u murmaaya. Maryooleey bilaash looma dhihin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Ninyahow waxaa la isku ogaa in anshaxa la ilaaliyo, oo erayada qaarkood laga fogaado, laakiin hadeer adigaaba celcelis u baahan, ama xir xiroow!

 

Maxaa waaye timaha hoose oo la caarifaayo, saaxiibkeey? Meesha ciyaal aan abti u ahay aa soo galo oo 8 jir iyo 6 jir kala ah, waliba qeybta siyaasada, marka adeerow naga tirtir bal waxaan inteysan caruurta beri nagu soo kicin, IA! lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this