Sign in to follow this  
General Duke

A young Somali girl got raped and tortured in Hargaysa by the CID

Recommended Posts

GABAR U DHALATAY DEEGAANADA PUNTLAND OO JIR-DIL IYO KUFSIBA AY U GAYSTEEN CIIDANKA CID-DA HARGAYSA.

By pp Posted to the web 16-09-2004, 12:21:23

 

Boosaaso:-Samsam Axmed Ducaale, waa gabar 15 jir ah oo ku dhalatay magaalada Qardho, waxna ka barata Dugsiga Imaam Al-Nawaawi ee magaalada Boosaaso. Samsam waxay ku xirantahay ku dhawaad hal bil xabsiga magaalada Hargaysa ee maamulka isku magacaabay Somaliland, waxayna warar lagu kalsoonaa karaa sheegayaan in loo gaystay jir-dil iyo kufsi labadaba. Waxaana lagu eedeeyay inay tahay Argagixiso.

 

Weriyaha Puntladpost ee Magaalada Boosaaso oo isagu si aad ah isugu hawlay arrinta Samasam ayaa la xiriiray Axmed Maxamuud Ducaale (Duuje) oo ay ilma-adeer yihiin Samam, gurigiisana ku kortay, wuxuuna nooga soo diyaariyay warbixintaan:-

 

Samasam Axmed Ducaale, waxay ka ambabaxday magaalada Boosaaso 16/08/04, waxyna aaday magaalada Hargaysa oo uu ku sugan yahay Maxamuud Siciid Maxamed oo ah Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Sportiga oo ay qaraabo yihiin.Waxayna magaalada Hargaysa gaartay 17/08/04.

 

Samsam oo ah gabar aad u yar ayaa la sheegay inay darawalkii gaariga ay raacday waday ku tiri waxaan rabaa guriga madaxwayne ku-xigeenka Somaliland, wixii intaas ka danbeeyay bal ha inoo wado Duuje “…darawalkii wuxuu geeyay guriga Madaxwayne ku-xigeenaka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ..waxaana la waydiiyay waxa ay rabto waxyna tiri waxaan rabaa guriga madaxwayne ku-xigeenka…iyadoo kala garan wayday ama ay iska galeen madaxwayne ku-xigeen iyo Wasiir ku-xigeen…waxaa la yiri xagee ka timid, waxay tiri waxaan ka imid Boosaaso…intaas ka dib askari ayaa ka dafay Shareer (Maro madow oo wajiga ay ku qarsadaan dumarka doonaya inaan wajigooda la arag) wejiga u saarnaa, waxyna ku dhufatay kabteedii, …halkaas buuq baa ka dhacay iyo dagaal, waxana ku soo baxay Axmed Yuusuf Yaasiin, waxaana looga waramay sida ay wax u dheceen, wuxuuna amar ku bixiyay in saldhiga la geeyo oo la xiro…waxaana sidaas lagu geeyay saldhiga..†.

 

Bal haddaba intaas ka dib maxaa dhacay waakan Duuje oo inoo sii wada “…markii la geeyay saldhiga loona sheegay in madaxwayne ku-xigeenku amar ku bixiyay in la xiro ayaa la xiray…waxayna habeenimadaas 19-ka ku hoyatay saldhiga Booliiska,…habeenkii 20-ka bisha ayaa ninka haysta CID-du oo lagu magacaabo Siciid Foolxun iyo nin la yiraahdo Cabdi Kiin ayaa amar ku bixiyay in la garaaco, laguna gubo koronto…waana lagu bilaabay isla habeenkaasba…habeenkii 24 iyo25-ka bisha ayaa waxaa kufsaday lix askari oo uu ku jiro Cabdi Foolxun…wayna miyir doorsoontay markaas…maalinimadii 25-ka ayaa loo gudbiyay xabsiga magaalada Hargaysa iyadoo lagu wado bareele, waxaana askarta xabsiga oo ay qaarkood ka danqadeen waxa ka muuqda gabadha iyo dhibaatada loo gaystay ay u keeneen gabar dhakhtarad ah oo magaceeda la yiraahdo Shacni, waxaana laga soo miiray makaankeeda dhalmada 1.2ML oo biyo rag ah, sida ay ii sheegeen goobjoogayaal aanan halkaan magacooda ka sheegayn..â€.

 

Duuje oo isagu intii uu ii waramayay ay wajigiisa ka muuqatay murugo iyo ciil ayaa wuxuu haddana isku dayay in uu markasta uu caroodo uu shaydaanka iska naaro, isagoo ka cabsi qaba in uu gaysto waxaan ku haboonayn shareecada islaamka, wuxuu kaloo isku dayay inuu ila xiriirsiiyo dadkii la kulmay Samsam oo ku sugan Hargays, balse aan ka helay nin magaciisa la yiraahdo Siciid Cismaan oo ay qaraabo yihiin, si aad ahna ugu dhuundaloola sida ay wax u dhaceen, sidoo kale gabadh ka mid ah ilaalada xabsiga ayaa Puntlandpost u sheegtay inay iyadu aragtay gabadha waxayna iyadoo ka waramaysa tiri “…walaal gabdhu waxba kuma noola, waxayna qabtaa dil iyo kufsi, waxaana laga isticmaalay meelkasta…â€.Gabadhan ayaa intaas ku dartay in gabdha uu go’an yahay fiida (Curubta) hore ee naaska bidix loogana dhejiyay koronto.

 

Samsam oo iyada lugu eedeeyay inay tahay argagixiso, doonaysayna inay qarxiso guriga madaxwayne ku-xigeenka, ayaa sida wararka qaar sheegayaan kala hadashay markii ugu horaysay ee la qabtay, waxayna sheegatay inay tahay qabiilka la yiraahdo Warsangeli, oo ah qabiilka hooyadeed uun ka dhashay Wasiir ku-xigeenka Maxamuud Siciid Maxamed oo ay u socotay, balse sheegatay qolada ay ka dhalatay ee Cismaan Maxamuud markii la dilay kadib.

 

Waxaana iyadoon la gayn maxkamad warqad xabsi xalaalayn ah looga soo jaray maxkamadda magaalada Hargaysa 28-kii bishii la soo dhaafay, kaasoo ilaa hadda ay ku xiran tahay, waxaana wararka hadda ugu danbeeya ee Samasam ay sheegayaan in ay caafimaad ahaan ladantahay balse uu jiro khakhal dhinaca madaxa ah.

 

Sidoo kale Samsam hooyadeed oo 31-dii bishii la soo dhaafay tagtay magaalada hargaysa ayaa la sheegay in la xiray muddo saddex cisho ah, iyadoo lagu eedeeyay in ay tahay hooyadii argagixisada, waxayna warar aan ka helnay ilo xogogaal ahi sheegayaan in uu damiin ku siidaayay Maxamde Xaaji Aadan oo ah siyaasi reer Puntland ah oo indhawayd fadhiyay magaalada Hargaysa, balse ay u suurtoobi wayday in uu siidaayo gabadha.

 

Arrinta Samasam oo ay isku dayeen in ay wax ka qabtaan odayaasha Beesha ***** ee jooga hargaysa ayaa waxaa caqabad ku noqday madaxwayne ku-xigeenka oo isaga la sheegay in uu ka xanaaqo Xijaabka iyo shareerka, isagoo la sheego in uu ka tirsanyahay dariiqada Timo-waynta. Waxayna wararku intaas ku darayaan in hadda lagu waayay gabadhan wax danbi ah, balse loo haysto in marka hore la baabi’iyo dacwado ay wadaan hay’ado u dooda xuquuqda aadanaha ee saldhiga ku leh Hargaysa qaarkood.

 

Arrintaa oo ah mid ka baxsan dhaqanka islaamka,Soomaalida iyo kan guud ahaan bini aadanka ayaa waxay dad badan xasuusinaysaa xiliyaddii ay xukuumaddii Siyaad Barre tacadiyadda ku hayeen gobolada hadda loo yaqaan Puntland, waqtigaas oo ficilo kuwaan la mid ah ay u gaysan jireen dadka ku noolaa magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacayo, waxaana xiligaas haystay qaybta Booliika Gobolka Nugaal taliyaha ciidanka Booliiska Somaliland Col.Cige, halka uu nabadsugidana ka joogay Riyaale.

 

Dhanka kale saxaafadda Somaliland ayaan inta la ogsoonyahay waxba ka qorin arrinta dhabta ah xariga gabadhan iyo sida wax u dheceen, wuxuuna Duuje intii aan la joogay uu dhawr jeer la hadlay xafiiska wargayska ugu afka dheer Somalilan ee Jamhuuriya isagoo mar walba waydiinayay tifaftiraha wargayska, sidoo kale waxa uu ii sheegay in uu la xiriiray Axmed Siciid Cige oo ah wariyaha laanta Af-ka Soomaaliga ee idaacadda BBC-da, si uu arrintaan umadda ugu soo bandhigo, wuxuuna ii sheegay in uu yiri waan soo baarayaa, kadibna uusan wax war ah ka oo danbe ka helin.

 

Isha Warbinta

Xarunta Puntlandpost,Boosaaso

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

this story is baseless and it has not being repeorted by one single somali news media with credibility, other than this tribal riddled website.

 

 

it is very sad that some individuals would use RAPE as tool to making POLITICAL statement

 

 

indeed qabiil is disease that can poison ones heart and conscious...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

This is a ****** mistake of those damn morons, cuz now the reer Hargaysa women are not safe in our turf anymore. And there are a lot of them in our main cities like Boosaaso and Gaalkacyo.

Mr. WD are you any better then the guys who did this?

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^^That smiley face he has as an avatar leads me to think that he’s hardly ever serious in the things he types, saaxib.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fyr   

I don't think this is bullshit

If you were fair you would wait before making such assumption.

Please, don’t contradict yourself Mr. WD

Share this post


Link to post
Share on other sites

habeenkii 20-ka bisha ayaa ninka haysta CID-du oo lagu magacaabo
Siciid Foolxun
iyo nin la yiraahdo Cabdi Kiin ayaa amar ku bixiyay in la garaaco, laguna gubo koronto…waana lagu bilaabay isla habeenkaasba…habeenkii 24 iyo25-ka bisha ayaa waxaa kufsaday lix askari oo uu ku jiro
Cabdi Foolxun
…wayna miyir doorsoontay markaas

Cabdi Foolxun and Siciid Foolxun, two brothers? :confused:

 

 

waxaa caqabad ku noqday madaxwayne ku-xigeenka oo isaga la sheegay in uu
ka xanaaqo Xijaabka iyo shareerka
, isagoo la sheego in uu ka tirsanyahay
dariiqada Timo-waynta

Ahmed Yusuf Yasin is a well known man, and surely he is not part of the Timoweyn movement. :mad:

 

Certainly, Ahmed is a man who encourages the Hijab and is well aligned to that side.

 

How would you like this rough version... :D

============================

 

GABAR U DHALATAY DEEGAANADA SOMALILAND OO JIR-DIL IYO KUFSIBA AY U GAYSTEEN CIIDANKA DARAWIISH-TA BOOSAASO.

By pp Posted to the web 16-09-2004, 12:21:23

 

Hargeisa:-Samsam Axmed Ducaale, waa gabar 15 jir ah oo ku dhalatay magaalada Ceerigabo, waxna ka barata Dugsiga Imaam Al-Shaafici ee magaalada Hargeisa. Samsam waxay ku xirantahay ku dhawaad hal bil xabsiga magaalada Boosaaso ee maamulka Puntland, waxayna warar lagu kalsoonaa karaa sheegayaan in loo gaystay jir-dil iyo kufsi labadaba. Waxaana lagu eedeeyay inay tahay Argagixiso.

 

Weriyaha BeenmasheegePost ee Magaalada Hargeisa oo isagu si aad ah isugu hawlay arrinta Samasam ayaa la xiriiray Axmed Maxamuud Ducaale (Duuje) oo ay ilma-adeer yihiin Samam, gurigiisana ku kortay, wuxuuna nooga soo diyaariyay warbixintaan:-

 

Samasam Axmed Ducaale, waxay ka ambabaxday magaalada Hargeisa 16/08/04, waxyna aaday magaalada Boosaaso oo uu ku sugan yahay Maxamuud Siciid Maxamed oo ah Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Sportiga oo ay qaraabo yihiin.Waxayna magaalada Boosaaso gaartay 17/08/04.

 

Samsam oo ah gabar aad u yar ayaa la sheegay inay darawalkii gaariga ay raacday waday ku tiri waxaan rabaa guriga madaxwayne ku-xigeenka Puntland, wixii intaas ka danbeeyay bal ha inoo wado Duuje “…darawalkii wuxuu geeyay guriga Madaxwayne ku-xigeenaka Puntland Mohamed Abdi Xaashi, ..waxaana la waydiiyay waxa ay rabto waxyna tiri waxaan rabaa guriga madaxwayne ku-xigeenka…iyadoo kala garan wayday ama ay iska galeen madaxwayne ku-xigeen iyo Wasiir ku-xigeen…waxaa la yiri xagee ka timid, waxay tiri waxaan ka imid Hargeisa…intaas ka dib askari ayaa ka dafay Shareer (Maro madow oo wajiga ay ku qarsadaan dumarka doonaya inaan wajigooda la arag) wejiga u saarnaa, waxyna ku dhufatay kabteedii, …halkaas buuq baa ka dhacay iyo dagaal, waxana ku soo baxay Mohamed Abdi Xaashi, waxaana looga waramay sida ay wax u dheceen, wuxuuna amar ku bixiyay in saldhiga la geeyo oo la xiro…waxaana sidaas lagu geeyay saldhiga..†.

 

Bal haddaba intaas ka dib maxaa dhacay waakan Duuje oo inoo sii wada “…markii la geeyay saldhiga loona sheegay in madaxwayne ku-xigeenku amar ku bixiyay in la xiro ayaa la xiray…waxayna habeenimadaas 19-ka ku hoyatay saldhiga Booliiska,…habeenkii 20-ka bisha ayaa ninka haysta Daraawish-ta oo lagu magacaabo Siciid Cadde iyo nin la yiraahdo Cabdi Kood ayaa amar ku bixiyay in la garaaco, laguna gubo koronto…waana lagu bilaabay isla habeenkaasba…habeenkii 24 iyo25-ka bisha ayaa waxaa kufsaday lix askari oo uu ku jiro Cabdi Cadde…wayna miyir doorsoontay markaas…maalinimadii 25-ka ayaa loo gudbiyay xabsiga magaalada Boosaaso iyadoo lagu wado bareele, waxaana askarta xabsiga oo ay qaarkood ka danqadeen waxa ka muuqda gabadha iyo dhibaatada loo gaystay ay u keeneen gabar dhakhtarad ah oo magaceeda la yiraahdo Shacni, waxaana laga soo miiray makaankeeda dhalmada 1.2ML oo biyo rag ah, sida ay ii sheegeen goobjoogayaal aanan halkaan magacooda ka sheegayn..â€.

 

Duuje oo isagu intii uu ii waramayay ay wajigiisa ka muuqatay murugo iyo ciil ayaa wuxuu haddana isku dayay in uu markasta uu caroodo uu shaydaanka iska naaro, isagoo ka cabsi qaba in uu gaysto waxaan ku haboonayn shareecada islaamka, wuxuu kaloo isku dayay inuu ila xiriirsiiyo dadkii la kulmay Samsam oo ku sugan Boosaaso, balse aan ka helay nin magaciisa la yiraahdo Siciid Cismaan oo ay qaraabo yihiin, si aad ahna ugu dhuundaloola sida ay wax u dhaceen, sidoo kale gabadh ka mid ah ilaalada xabsiga ayaa BeenmasheegePost u sheegtay inay iyadu aragtay gabadha waxayna iyadoo ka waramaysa tiri “…walaal gabdhu waxba kuma noola, waxayna qabtaa dil iyo kufsi, waxaana laga isticmaalay meelkasta…â€.Gabadhan ayaa intaas ku dartay in gabdha uu go’an yahay fiida (Curubta) hore ee naaska bidix loogana dhejiyay koronto.

 

Samsam oo iyada lugu eedeeyay inay tahay argagixiso, doonaysayna inay qarxiso guriga madaxwayne ku-xigeenka, ayaa sida wararka qaar sheegayaan kala hadashay markii ugu horaysay ee la qabtay, waxayna sheegatay inay tahay qabiilka la yiraahdo Warsangeli, oo ah qabiilka hooyadeed uun ka dhashay Wasiir ku-xigeenka Maxamuud Siciid Maxamed oo ay u socotay, balse sheegatay qolada ay ka dhalatay ee Is@@q markii la dilay kadib.

 

Waxaana iyadoon la gayn maxkamad warqad xabsi xalaalayn ah looga soo jaray maxkamadda magaalada Boosaaso 28-kii bishii la soo dhaafay, kaasoo ilaa hadda ay ku xiran tahay, waxaana wararka hadda ugu danbeeya ee Samasam ay sheegayaan in ay caafimaad ahaan ladantahay balse uu jiro khakhal dhinaca madaxa ah.

 

Sidoo kale Samsam hooyadeed oo 31-dii bishii la soo dhaafay tagtay magaalada Boosaaso ayaa la sheegay in la xiray muddo saddex cisho ah, iyadoo lagu eedeeyay in ay tahay hooyadii argagixisada, waxayna warar aan ka helnay ilo xogogaal ahi sheegayaan in uu damiin ku siidaayay Maxamde Xaaji Aadan oo ah siyaasi reer Somaliland ah oo indhawayd fadhiyay magaalada Boosaaso, balse ay u suurtoobi wayday in uu siidaayo gabadha.

 

Arrinta Samasam oo ay isku dayeen in ay wax ka qabtaan odayaasha Beesha Is@@q ee jooga Boosaaso ayaa waxaa caqabad ku noqday madaxwayne ku-xigeenka oo isaga la sheegay in uu ka xanaaqo Xijaabka iyo shareerka, isagoo la sheego in uu ka tirsanyahay dariiqada Timo-waynta. Waxayna wararku intaas ku darayaan in hadda lagu waayay gabadhan wax danbi ah, balse loo haysto in marka hore la baabi’iyo dacwado ay wadaan hay’ado u dooda xuquuqda aadanaha ee saldhiga ku leh Boosaaso qaarkood.

 

Arrintaa oo ah mid ka baxsan dhaqanka islaamka,Soomaalida iyo kan guud ahaan bini aadanka ayaa waxay dad badan xasuusinaysaa xiliyaddii ay xukuumaddii Siyaad Barre tacadiyadda ku hayeen gobolada hadda loo yaqaan Somaliland, waqtigaas oo ficilo kuwaan la mid ah ay u gaysan jireen dadka ku noolaa magaalooyinka Hargeisa iyo Burco, waxaana xiligaas haystay qaybta Booliika Gobolka Hargeisa gacanku dhiigleh uu ka mid yahay Morgan.

 

Dhanka kale saxaafadda Puntland ayaan inta la ogsoonyahay waxba ka qorin arrinta dhabta ah xariga gabadhan iyo sida wax u dheceen, wuxuuna Duuje intii aan la joogay uu dhawr jeer la hadlay xafiiska wargayska ugu afka dheer Puntland ee AllPuntland.com isagoo mar walba waydiinayay tifaftiraha wargayska, sidoo kale waxa uu ii sheegay in uu la xiriiray Axmed Kismaayo oo ah wariyaha laanta Af-ka Soomaaliga ee idaacadda BBC-da, si uu arrintaan umadda ugu soo bandhigo, wuxuuna ii sheegay in uu yiri waan soo baarayaa, kadibna uusan wax war ah ka oo danbe ka helin.

 

Isha Warbinta

Xarunta Beenmasheege, Hargeisa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by SmithNwestern:

Suldanka, shame on you man,
redface.gif

Shows what kind of people we are dealing with here.

 

This is a Somali girl, a 15 year old Somali girl. :mad:

I just refused to believe it... what is my crime?

 

The style of writing, the source of the article, the fact that the story is old and yet no mainstream news site or paper picked up, the cheap accusations all lead to a conclusion.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mr WD

There was this news article by one the tabloid UK based newspapers about Somali people stealing 7 donkies from a local farm.

 

The next day, this lil white chick read about the article and you know how she reacted? "Akhas, the Somalis they eat Donkies" :D

 

broaden your mind bro and don't let cheap crap taken over you. I know some people will go as low as this for political gains, if any. :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this