Sign in to follow this  
QabiilDiid

Geedi's goverment is given a new set of teeth

Recommended Posts

This could be the end of warlord posturing!!!

 

Xukuumada Kenya oo ku soo rogtey sharuud xubnaha DFKMG ah ee u safraya dalkeeda.

Nairobi- 06.October.2005 Wasaarada Arimaha Dibada ee Xukuumada Kenya ayaa shaaca ka qaadey qoraal sharuud ah oo ku jeeda Masuuliyiinta DFKMG ah ee Soomaaliya ee doonaya inay u safraan dalka Kenya.

 

Kenya waxay sheegtey in madaxda DFKMG ee doonaya inay u safraan dalkeeda looga baahan yahay inay soo qaataan ogolaanshaha ama qoraal cadeyn ah oo ka soo baxa xafiiska Ra’isalwasaare Cali Max’ed Geedi.

 

Qoraalka ka soo baxay wasaarada Amuuraha dibada ee Kenya ayaa lagu macneeyey in talaabadani ay tahay mid fududeynaysa sidii Xubnaha DFKMG ah ee Soomaalida ay ugu fududeyn laheyd helitaanka Fiisaha ama dalka ku galka dalka Kenya.

 

Sidoo kale wasaaradu waxay ku macneysay amuurtan mid ay ku muujinayso tixgalinta iyo xushmeynta ay u hayo xafiiska Ra’isalwasaaraha DFKMG ah ee Magaalada Jawhar kaasi oo cidii ka socota Dawlada Soomaalida ee aan wadan ogolanshaaha Ra’isalwasaare Geedi aysan u suurtagleyn inay galaan dalka Kenya.

 

Dhamaan Xubnaha dawlada sida Wasiirada, Wasiiru kuxigeenada iyo Saraakisiha kale ee Xukuumada ayaa dhamaantood waxaa la farey inay soo qaataan warqada cadeynta ah ee xafiiska Ra’isalwasaare Cali Max’ed Geedi.

 

Keyse Caamir

SBC Nairobi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

got lost..or u cannot believe it..dayniil newsportal go it, too...

 

Xafiiska Prof. Geeddi ee degmada Jowhar oo xubnaha dowladda federaalku ay ka soo qadanayaan warqad qoraal ah haddi ay doonaan in ay tagaan Nairobi

Nairobi

 

Wasaarada arrimaha dibada dowlada Kenya ayaa war saxaafadeed ay soo saartay maanta waxay ku sheegtay in looga bahan yahay warqad qoraal ah xubnaha dowlada ee imanaya Nairobi, warqadasna ay ka soo qaadanayaan xafiiska ra’isul waasare Geeddi qofkaan wadana an loo ogolan doonin inuu joogo Nairobi.

 

 

Wasaaradda arrimaha dibedda ee dalka Kenya waxey ku sheegtay tallaabadaasi ay qaaday mid ay ku xoojineyso xiriirka ay la leedahay xukuumadda Cali Maxamed Geeddi, iyadoo war saxafadedkana uu ku saxiixnaa wasiirka iskaashiga caalamiga ah ee dalka Kenya.

 

 

C/shakuur Cilmi Xasan-Dayniile Muqdisho-Soomaaliya

 

Cabdishakuur48@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Brother did you mean "inshallah were on peace in somalia"

 

:inshallah no peace in somalia"

 

Cause what you wrote does not say that. But IF you did not make a mistake and what you wrote is what you meant than It's really sad.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shirwac   

Originally posted by Nayruus:

in the month of Ramadaan the devil is contained in powerfull chains and what he/she says will not hurt a fly....

Are you sure about that?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this