Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Sharif picks his PM Mohamed Abdullahi[Farmaaje]

Recommended Posts

Somalina   

Why history loogu noqonaa wixii 10 sanno ka hor dhacay, markaan u jeedno waxa dhacayaa maanta, iyo dadka IDPs sida loola dhaqmaayo habeen iyo maalin. Marka yaanan been la isku sheegin, waxaad sameysaan cid walba ayaa u jeedo oo marqaati ka ah. Call it simplistic view, or call it qabiiliste, waxaan ogahay inaad cid kale wax u ogoleyn marka ku casheya gurigiina cusub(wixii calankaas aaminsan), sheekadii 'anagaa xaq u leh' way dhamaatey, atleast in the South-ka.

 

Congratulations again to Mudane Farmaajo, great job Mr President.

 

lol@NASSIR

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by NinaNC:

Why history loogu noqonaa wixii 10 sanno ka hor dhacay, markaan u jeedno waxa dhacayaa maanta, iyo dadka IDPs sida loola dhaqmaayo

Yeah Puntland rounding up of Al Shabaab operatives and trouble makers is equivalent to the genocide that took place in Mogadishu in 1991, and targeted this specific clan.

 

Puntland dealing with vagabonds, [no children, women or elderly were targeted] in the sweeps before the clean up in Galgala, is a cause for concern, but shelling the Bakara and continued deaths of “Mogadishu Society” is not. Today alone over 20 civilians have been killed in Mogadishu, but that does not matter, Puntland security sweep against Al Shabaab is important?

 

Give up woman.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Lool, Ninna Walalo, you boo if he's reer Puntland also boo if he's not miyaa :D . Sheekadaadu waa damned if you do, damned if you don't lool, waa iska direct dagaal ah haha hahaa

 

Congrats to the news PM. Puntland should support the new PM.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Garaadka Guud ee Beelaha Sool,Sanaag iyo Cayn Garaad Jamaac Garaad Cali iyo Hogaanka SSC Oo Dhanbaal Hanbalyo Ah U Diraya Raysal Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaanjo.

Written by Jidbaale.com

Thursday, 14 October 2010 15:21

Dharkayn:-Garaad Jamaac Garaad Cali iyo dhammaan Golayaasha Hogaanka SSC ayaa waxaa ay si wada jir ah dhanbaal Hanbalyo ah u dirayaan RaysalWasaaraha cusub ee Soomaaliya oo uu Madaxweyne Shiikh Shariif galabta ku dhawaacey Maxamed C/laahi Maxamed.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Garaadka iyo hogaanka uu ku sugan xarunta ku meel gaadhka ah ee Hogaanka Sool,Sanaag iyo Cayn oo ah Degamada Dharkayn-geenyo ee Gobolka Sool ayaa waxaa ay dhanbaalkooda ku xuseen in ay hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan iyagoo ku hadlaya magaca shacabweynaha deegaamada kor ku xusan Raysal wasaaraha cusub Maxamed C/laahi Maxamed.

 

Dhanbaalkan oo Hanbalyo iyo dardaaran iskugu jirey ayaa sidoo kale lagu sheegey in ay aad ugu niyad san yihiin ugu farxeen markii uu soo gaadhey warka la xidhiidha magacaabida Raysal wasaare Maxamed C/laahi Farmaanjo.

 

Garaadka iyo Hogaanka SSC ayaa waxaa ay dhanbaalkooda kula dardaarmeen raysal wasaaraha inuu dulqaad iyo samir badan u yeesho dhibka iyo masuuliyad culus ee loo Igmadey, islamarkaana uu guntiga dhiisha iskaga dhigo siduu shacabka soomaaliyeed uga yarayn lahaa mudada uu xilka hayo dhibka iyo colaadaha gaamurey ee 20ka sano haystey.

 

Ugu danbayntiina waxaaa Ilaahay uga bareen Raysal wasaaraha in uu u fududeeyo xilka cusub oo loo magacaabey.

 

Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jamaac

 

Hogaamiyaha SSC Saleebaan Ciise Axmed

 

Hogaamiye ku xigeenka SSC Cali Axmed Xasan

 

Gudoomiyaha Golaha Khusuusiga C/risaaq Xasan Ismaaciil iyo dhammaan shacabweynaha Sool Sanaag iyo Cayn.

 

 

 

Waxaa dhanbaalkan warbaahinta soo gaadhsiiyey

 

Afhayeenka Hogaanka SSC Axmed Maxmed Xasan

 

(Axmed Gacmayare)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

It's only a matter of time before Nina and her Dalabeey uncle to tell the Shariif to kick this D-block individual out of Moqdisho. By the way, too bad he's Moqdisho native so I suppose he doesn't need clannists to welcome him to his birth place unless Dalabeey and Nina believe it ain't his goof.

 

Mudane Farmaajo good luck with the task ahead of you.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Jacpher how is your Garaad doing today? ma ogaadey inuu opinion-kiisa qiimo ka laheen Mogadishu. We don't take orders from Garoowe, it is time your elders woke up from their afternoon naps.

 

Dalabeey illaah noo daa. Aamiin :D

 

We only have problems with the ones working for the secessionist wannabees(LOOOL) and sending weapons si loogu duqeyo our Somali brothers and sisters in Galgala.

 

@Che, lol, of course, you are waving the blue and white nooh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Aryaa Dalabeey waa saxsanyahay, Shariif lasoo gamay Madaxwayne waa, Indhacade Mujaahid waaye, Qanyare wadani waa, Hassan Dahirna Imaam waa, Muqdishuna unukaa iska leh, dadka kalena amxaaro iyo tikree iyo gaalo raac waa looooooooooool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

NinaNC: Dalabeey Ilaah ha kuu daayo Ina Yusufna ha is dilo? Heh? War qofku ma caqliguu ka wa*******. Hadaad is tidhi habaar anigu ma habaaro mid minalaahi ka habaaran. Sideetan jir dab hurinaaya asagaaba habaar u dhimaneyn.

 

My garaad is relaxing at his beach front residence drinking maayo-seexa not running around seeking shelter from suicidal maniacs with machine guns. I ain't from Garoowe but I think you need a little perspective. Elders in Garoowe enjoy peace and stability compared to those in Moqduisho. Kids in Garoowe go to dugsiyada safely and return without fear of losing a limb. Garoowe isn't cursed with the blood of thousands upon thousands of Somalis. Garoowe doesn't produce two dozen warlords every few years. After all these, Moqdisho still is the capital of all Somalis of all qabiils and regions regardless of what you or your uncle Dalabeey claim. There're more properties in Moqdisho than you or you uncle could possibly ever own. Stop claiming looted properties.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this