Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Sharif picks his PM Mohamed Abdullahi[Farmaaje]

Recommended Posts

News outlets are reporting that a new face has been picked by Sharif Ahmed, his name is Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmaaje). A diplomat from the clan that resides in Gedo...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho:(Allpuntland)-Madaxweynaha Dawlada Kumeel gaarka ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa goordhaweyd Si rasmi ah ugu dhawaaqay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo mudo ku dhow Bil ay indhaha Soomaalida & kuwa beesha Caalamkuba kusoo jeedeen.

 

Madaxweyne Shariif ayaa xilkan u magacaabay Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo kasoo jeeda Degmada Caabduwaaq ee Gobolka Galguduud,Waxaana uu Ra’iisul Wasaaraha ka codsaday in uu si dhakhso ah usoo magacaabo Gole Wasiiro oo tayo leh kuwaas oo wax kaqabta Xaalada Soomaaliya.

 

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee lamagaacabay weli Saxaafada wax war ah masiinin,Waxaana la filayaa in saacadaha soosocda uu warbaahinta la hadlo.

 

Wixii War ah oo kasoo kordha Magacaabista Ra’iisul Wasaaraha APL kala soco.

 

Cabdiqani Xayir

Allpuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Muqdisho,(Lasanod Online)- Warar aynu ka helnay ilo lagu kalsoonyahay ayaa sheegay in Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Sharif Sh. Axmed oo ku dhawaaqay Ra'iisul Wasaare cusub oo maalmahaanba la sugayey magacaabistiisa.

 

Wareegto uu madaxweynaha ku magacaabayo Ra'iisul Wasaaraha ayaa dhawaan la sugayaa Raysal Wasaarahan la magacaabay ayaa ka yimi degenaa intii bur burka ahaa Magaalada Virgina ee Carriga Maraykanka,waxaana uu magaalada muqdisho gaadhay maalintii shalay ahayd.

 

Magacaabista Raysal Wasaraaha ayaa soo af-goysay waregeyo badan oo loo soo maray ciddii badali lahayd cumar cabdirashid oo iska casilay golaha wasiirada.

 

Maxamed Cabdillaahi maxamed Farmaajo, ayaa noqonaya ra'isal Wasaarihii Labaad ee Ay Yeelato Dawladda Somalia, ka dib markii uu is casilay Cumar Cabdirashid Cali Sharmaake, waxaan alga sugayaa in la hor geeyo Baarlamanka Maalmaha Inagu Soo Aadan.

 

 

 

Wixii warar ah ee arrintaan ku soo kordha dib ayaan idiinku soo sheegidoonaa haddii alle ogolaado.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Congrats to Mr. Farmaajo(cheese).. Alle ha u fududeeyo xilkaa...

Anyone knows his biography, please share. He is very new to me and probably to many Somalis which may be why he is a suitable for the position. Good lucky to Mr. Farmaajo…

Share this post


Link to post
Share on other sites

No, stating the obvious. One man can not do miracles. Hopefully Puntland won't turn its back cuz In Cabdirashid left and hoping Sharif won't oppose this man actions unnecessarily.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

I seriously thought his nick was Armaajo (wardrobe) for a minute there. :D

 

Good luck to him, whoever he is.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland will continue to play its role. Also its time for Sharif and his Ala Shiekh crew to deliver, a man who is unable to go to Jowhar can not blame others. The new PM should be given a chance but if things dont work out the buck stops with Sharif...

Share this post


Link to post
Share on other sites

We will wait and see what kind of cabinet he names. If those who paralyzed previous government are back in the picture, then there is no hope(if there were any left)for it to move forward. Good luck to him, indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Masuulkan lagu magaacaabo Dr

Maxamed Cabdilaahi

Maxamed ' Farmaajo '

oo maanta uu

madaxweynaha dawlada kmg ah ee soomaaliya xilka

Raisalwasaarenimo u magacaabay ayaa la

sheegey inuu yahay diblomaasi mudo badan

ka shaqeynayey wadanka Mareykanka isla

markaasna aqoon leh xalinta mushkiladaha. Raisalwasaaraha cusub wuxuu ku dhashay

Magaalada Muqdisho 1962, wuxuu

waxbarashadiisa hoose uga baxay 1da Luuliyo

ee magaalada Muqdisho,Dugsiga dhexe

maxamuud Xarbi ayuu uga baxay . Maxamed Cabdullaahi Maxamed, waxaa uu ka

yimid dalka Mareykanka,Wuxuu isaga oo 20

sanno jir ah ayuu ka soo shaqeeyay

safaaradda Soomaaliya ee New York Ilaa

berigaana waxaa uu ku noolaa Mareykanka oo

uu waxbarashadiisa heer PHD ku diyaariyey,Laguma aqoon fagaarayaasha

siyaasadda ee Soomaaliya. Masuulkan ayaa la sheegay inuu ka soo jeedo

Beesha ****** gaar ahaan Beesha ********

ee degta Gobolada Gedo, Galgaduud &

Jubooyinka,waxaana la aaminsan yahay in

xilkaasi loo magacaabay ka dib markii

madaxweynaha & la taliyeyaashu garteen inuu ninkaasi karti u leeyahay xalinta dhibaatada ka

taagan dalka soomaaliya. Si kastey ahaataba Masuulkan maanta

kasbadey xilka Raisalwasarenimada

soomaliya ayaa lagu wadaa inuu wax badan

ka qabto xaaladaha cakiran ee ka jira wadanka

soomaaliya,waxaana masuulkaas looga

fadhiya sidii u wajahi lahaa dhibaatada baahsan ee ka jirta wadanka soomaaliya. Ugu dambeyntii Dr Maxamed Cabdilaahi

Maxamed " Farmaajo " ayaa dadka ku dhaw

dhaw sheegeen inuu yahay nin nabadda jecel

isla markaasna la aamisan yahay inuu wax

badan ka bedeli doono dhibaatada &

colaadaha ka taagan wadanka Soomaaliya. Waxaana lagu wada inuu maalmaha soo

socda ku dhawaaqo golo wasiiro tayo leh oo

dawlada kmg ah ee soomaaliya yeelato. Ahmed Aadam Gacal Muqdisho-Gedo-News Gedonet.com@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this