Sign in to follow this  
General Duke

Qaaar ka mida maleeshiyadii Riyaale oo u soo baxsaday dhinaca Puntland,

Recommended Posts

Qaaar ka mida maleeshiyadii Riyaale oo u soo baxsaday dhinaca Puntland, Friday, January 23

 

Laascaanood, (Somalicity)Warar hada na soo gaadhay ayaa sheegaya in tiro maleeshiyada Riyaale ka tirsani soo galeen magaalada Yagoori kuwaas oo markii danbena ubaxsaday dhanka laascaanood, halkaas oo ay doonayaan inay kasii aadaan dhinaca Bosaso si ay halkaa uga gudbaan wadamada carabta oo ay sheegeen inay u shaqo tegayaan, maleeshiyadan ka soo fakatay Riyaale ayaa u badan beesha uu isagu ka soo jeedo , waxayna sheegeen in la soo khasbay iyadoo loo sheegay in hadii aanay dagaalamin boorame loogu iman doono.

 

Dhanka kale wararka naga soo gaadhay magaalada Yagoori ayaa sheegaya in odayaasha deegaanku digniin kama dambaysa u gudbiyeen hogaamiyeyaasha maleshiyada ku soo dhawaatay deegaankaas, iyagoo qaar ka mida loogu hanjabay inay wakhti go`an kaga baxaan deegaanka, waxayna warar xog-ogaali sheegayaan ina qaybo ka tirsani dib ugu laabteen degaanka Oog, iyadoo dad badani u arko dib u gurashadani inay ku timi culays kaga yimi dhinaca daraawiishta Puntland oo tobobaadkan si aan kala go` lahayn ugu soo qulqulayay deegaankaas.

 

Somalicity, Laascaanood

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nasir   

Look at this big fat *****

sxb if you make me sick everytime i read your writings, you make no sense what so ever. I advice not to write lies, because as muslims its haram. If you really want to win this so called war, just give up las canod and take your scumbags back to bosaso and where ever you brought them from. also sxb wax isku fal oo jooji beentan cad ee qarsoodiga lahayn, mise waxaad usheqaysa allpuntland.com oo been moyee wax kale lugu daabicin ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nasir dear bro,

 

It seems you have trouble reading or is that your emotions are getting in the way of your common sense?

 

This was an interesting news article that I found on a Somali website. Take it easy little bro, you are only gonna harm yourself by getting so angry. :D

 

 

The address is below so check it out

 

www.somalicity.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
OG_Girl   

Salaam Alaikom ;I always like to read politics section to learn somali politics ,However SmithNwestern can u translate it to english what u just wrote? Thanx

 

To: Nasir calm down why u so upset with the brother, what did he say made u loose ur temper ?

 

Salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Quote OG girl

'To: Nasir calm down why u so upset with the brother, what did he say made u loose ur temper ?'

 

Dear sis you know what they say truth hurts, in the case of Nassir it hurts real bad.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rokko   

This nasir dude keeps insulting others for no reason, why don't the moderators do something about him.

 

Is he not like everyone else? whatzup? :mad: :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bachelor   

It is early sign or a symptom of MAD COW desease. :D We really need to help this dude. If anyone of you knows how to treat "anger mangment and attacking people without reason" feel free. It would be good to help a needy brother b4 things get worse. Cause My crystal ball indicates someone soon will be gone.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this