Sign in to follow this  
Emperor

Kismayo fallen and Huuraale run on a donkey as usual

Recommended Posts

afr0 girl

 

siyasada kismaayo meel fiican bey jogtaa. the immigrant galti have been sent back to their degaans, and the local people are in charge. Taano, hiraale have no say anymore.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Che, I don't want to have any convo with you, makra inadeer, iga qalee, Ii goo please...

 

 

As for Afr0, you make me laugh,L0L, OK inadeer waxba kama qabo Somali oo dhab baa wada qabsatay magalaada, including your clan, although you may feel defeated laakiin in truth waad kujirtaan, not Inna Taano thou he would have been on the winning side had it not been his quick change of heart Yesterday leaning for the clan...

 

However, everything is OK now, dadkuna waa Walaalo kala adkaatuna waa iska caadi nimba maalintii, Im only deeply concerned by the number of deaths Somalis suffered on both sides, marka ilaahay ha fududeeyo, it was tragic but Alhamdulilahi its over now.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Aight buddy, but wax lago farxo ma,aha umad Soomaali dhimate iyo qax cusub. I know you wanna rub in some people's face but tone down your celebration. I'm out.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I am glad that natives come back to that city. we have to see how things develop thou. The news I am getting is that Ina Taano is still there. now that alshabaab kick Hiiraale out, they also need to go and leave the the city to locals.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Indeed, it will Insha'alaahu get a lasting peace

 

 

Here is a article from Allgedo.com written by bitter Barre Hiiraale supporter crying the city of Kismayo was taken by A. Yusuf supporters

 

Magaalada Kismayo oo Gacanta u Gashay Isbahaysi Cusub!

 

Magaalada kismaayo waxaa maalmahan ka jiray dagaallo lugu hoobtay oo aysan wali ciddina ku xoog-roonaan ayaa la isweydiinayaa cidda uu dagaalku u dhexeeyo.

 

Haddaba, waxaan u kuurgalay ujeedada ka danbaysa dagaaladan iyo cida dirirtu u dhaxayso.

 

Dagaalku wuxuu u dhexeeyaa isbahaysi ka kooban taageerayaalka Cabdullahi Yuusuf, garab ka tirsan urur-diineedka Al-shabaab iyo dad ku abtirsada beesha Kablalax oo dhinac ah iyo maamulkii horey gacanta ugu hayeey magaalada Kismaayo.

 

Ujeeddada dagaalku, waxay ku qotontaa laba arrimood oo midna tahay beesha Kablalax gaar ahaan garabka Cabdullahi Yuusuf oo iyagu sheegta in ay leeyihiin Magaalada Kismaayo iyo dhinacyada kale oo mid walba doonayo in uu isgau gacanta ku hayo magaalada.

 

Dagaalkani wuxuu daba socdaa dagaal sannad ka hor magaalada Kismaayo ku dhexmar ciidammo DFKG ka wadda tirsanaa oo ku kala abtirsan jiray beelaha **** iyo Kablalax, kuwaas oo kuwii kablalax looga awood roonaaday.

 

Sida warar xog-oggaal ahi ay xaqiijinayaan, saraakiishii dagaalkaas hogaaminaysay oo uu ka mid ahaa Col.Cabdirisaaq Afguduud, oo is lahaa waxaad jabhadnimo ku gaariweydeen waxaad ku gaaraysan idinkoo sheegayanaya dowladnimo, ayaa waxay go’aan ku gaareen sida kaliya ee ay mar un Kismayo ku qabsan karan in ay tahay iyagoo ururka Al-Shabaab ku dhex-milma (dhexgala) markaas kadibna sameeya arrimahan:

 

1. in bulshada Jubooyinka gaar ahaan Kismayo aysan helin nabad iyo nolol

 

2. in madaxda beesha ****, masuuliyiinta haydaha gargaarka iyo suxufiyiinta si toos ah iyo si dadbanba loo laayo.

 

3. in sumcadda, midnimada, dhaqaalaha iyo figradaha wanaagsan ay kala diriraan bulshada Jubooyinka iyagoo sheeganaya magac dowladeed iyo midka ururka Al-shabaab.

 

Dagaallada hadda Kismayo ka socda aya lala xariiriyaa dilkii loo gaystay Wariyihii BBC-da Nasteex Daahir Faarax, Qaraxii haayadda MSF, ee ay ku dhinteen laba ajanibi ah iyo laba muwaadiniin soomaali ah. Wuxuu kaloo dagaalkani uu qayb ka yahay qaraxii hadda ka hor magaalada Baardheere loogu gaystay Col. Barre Aadan Shire (Hiiraale) iyo afduubka hadda loogu haysto Col. Iraad Max’ed Cali (Calool) oo duleedka dhoobley ugu xiran beesha ******.

 

Sida la wadda ogyahay maamulka gobolka Gedo waxaa caqabad ku ah dhalinyaro Afmadow iyo Vila Soomaaliya (madaxdooyada) laga soo abbaabullo kuwaas oo diiday in maamulkii gobolka Gedo ee la doortay uu tilaabo horey u qaado.

 

Si kasatab ha haatee, waxaa cad in C/laahi Yuufuf iyo taagerayaalkiisu ay iskaashi la leeyihiin ururka Al-shabaab garabkiisa Jubooyinka haddii ayanba iyagu hogaamin. Ururka Al-shabaab oo dadka qaarkiis u yaqaannaan urur u dagaalama Diinta Alle iyo maslaxadda ummadda Soomaaliyeed, ayaa dadka ku nool gobollada Jubooyinku waxay rumaysan yihiin in uu yahay urur ujeeddadiisu tahay in uu si fool-xun u turjumo Diinta Islaamka, dhaqanka soomaaliyeed iyo dannaha ummadda waddaagto. Waxaayna daliil ugu filan arrimahan:

 

1. Ururka Al-shabaab oo markaa qayb ka ahaa MMI, wuxuu isbitaalka Bu’aale ku xasuuqay bukaan jiifay (2006, maantana Kismaayo waxaa lugu dilay dad dhaawac ahaa.)

 

2. maalmo ka hor xasuuqa wuxuu magaaladda Kismaayo ka taageen calan madow oo ay ku badaleen calanka Soomaaliya

 

3. Ururka Al-shabaab lama yaqaan qorshihiisa ku saabsan xal u helida dalka soomaaliya

 

4. ururka Al-shabaab, kama qayb-qaato gurmadka shacabka ku barakacay dagaalada, abaaraha, tacliinta (diini iyo maadi) nabadda iwm. Waxaase caado u ah barkicinta shacabka dhibaatadu daashatay, dilka dadka ummadda wax ugu yaal iyo si xun u turjumidda Diinta Islaamka.

 

5. ugu danbayntii magaalada Kismaayo kama jirin wax kalifi karay in boqolaal qof lugu dilo, ummaddii ku noolaydna xasuuq iyo qax loo kaysto.

 

Dadka u dhuun-dulleela arrimaha Ururka Al-shabaab, waxay sheegayan in ay ku dhex-jiraan bad aysan ka dabaalan Karin , maadama dagaalkani uu yahay mid bilow ah oo sida muuqata muddo dheer qaadan doona.

 

Sida muuqata dagaalkani wuxuu ku faafi doona gobollada Jubooyinka oo dhan sababtoo ah, Isbahaysigan Cusub ee Al-shabaabku hogaaminayo kuma koobnaan doono Kismaayo ee wuxuu ku wajahan yahay gobolka Gedo, oo sida la wadda xasuusto maamlmahan uu qas ka waday iyadoo qorshuhu yahay in ay laayaan dadka waxtarka ah nabad iyo maamulna u diidaan.

 

Waxaa kaloo dhici doona burbur ku yimaada Isbaysigta ururka Al-shabaab hogaaminayo, maxaa yeelay waxaa wadda socda dad kala ujeeddo ah oo isku raacsan in maaulkii horey Kismaayo uga jiray laga saaro.

 

 

 

A.Gurato

 

 

 

 

Allgedo News Media Network

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Another report from Gedoweb after a pause of few days, claiming Col. Afgaduud and Turki fighting along the same lines :D , what a turn a day makes :D , here is the report bal ila akhriya

 

@ 10:38:37 EDT

 

 

Dagaalkii magaalada looga saaray ciidamadii taabacsanaa Col Hiiraale iyo kooxaha al-shabaab ayeysan wali cidina ku xoogbadnaan, dagaalkana oo ka socda meel magaalada Kismayo kaga beegan dhinaca Waqooyi, inkastoo ay sheegeen inay magaalada uga baxeen xeel dagaal awgeed ka dib markii ay magaalada tan iyo daraad ay soo camimayeen ciidamo kala taabacsan ururka argagixisada ee Al-shabaab oo uu hogaaminayo Xasan Turki iyo Col Afguduud.

 

Dagaalka Kismaayo ayaa hadda yeeshay waji cusub oo beeleed, balse la adeegsaday magaca argagixisada Al-shabaab. Col Afguduud oo xirtay cimaamadda gaduudan ee lagu yaqaan argagixisada Al-shabaab ayaa ka mid ahaa ragga hogaaminayey ciidamo soo buuxdhaafiyey magaalada.

 

War aan goor dhawayd ka helnay gobolka Gedo ayaa lagu soo waramayaa in ciidamo aad u farabadan, si aad ahna u hubaysan ay ka soo ruqaansadeen magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, si ay garab u siiyaan una xoojiyaan ciidamada ee hogaaminayo Col hiiraale.

 

Marka ay ciidankaasi gaaraan goobta dagaalka ayaa la filayaa inuu dagaalku yeesho waji beeleed ay xurgufi ka dhaxayso.

 

Halkaan kala soco wararkii ugu dambeeyey ee Kismayo

 

 

Gedoweb Newsdesk

 

Its just too damn sweet to be believed, warki xawaajiga ayay kubadiyeen...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Maleshiya beleedyo ka tagay jaziiradaha konfureed oo dagalada Kismayo ku biiray

 

Posted by Kismaayo

Friday, August 22 @ 06:10:14 EDT

 

 

Maleeshiya beeleedyo horay uga tirsanaan jiray guutadii koowaad ee ciidamadii uu hoggaamin jiry Cabdirisaaq Afgaduud oo dagaallo Kismayo ka dhacay sanadkii 2007 looga itaal roonaaday ayaa wararka ka imanayo magaalada Kismayo waxaa ay sheegayaan in ay ku biireen dagaalada maalintii saddexaad halkaasi ka soconayo ee u dhexeeya ciidamada maamulka Kismaayo iyo kooxda Al-Shabaab.

 

 

Maleeshiyooyinkan oo laga keenay dhank jaziiradaha koonfureed ee gobolka J/hoose ayaa sida ay nagu soo gaarayaan warar aan ka helnay ilo wareedyo la rumeeysan karo waxaa ay ku bireen oo ay ka barbar dagaalamayaan ciidamada dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo ay kaalmeynayaan, wararku waxay intaas ku darayaan in gurmad ahaan ciidamadan jaziiradaha koonfureed looga keenay ay shalay glab ku biireen ciidamada Al-Shabaab, islamarkaana ay shalayba dagaal culus oo ay kaga soo horjeedan ciidamada maamulka Kismaayo ka amar qato ay ka bilaabeen xaafadda Via-Afmadow.

 

 

Maleesgiya beeleedyadan oo ka soo jeeda degmada Afmadow iyo maamul goboleedka Puntland ayaa la sheegay in doonyo looga soo dejiyey xeebta la yiraahdo Qiilmawaayo oo Kismayo ku taal sida uu ku xog-waramay nin ka ka gaabsaday in la shaaciyo magaciisa oo Kismaayo jooga, kaasoo sheegy in maleeshiyooyinkan aysn wadan hub badan, keliyana ay wataan qoryaha AK47-ka.

 

Dagaalada Kismaayo oo sida muuqato aanan ilaa iyo haatan guullo laga gaarin ayaa falanqeeyeyaashu waxay leeyihiin wuxuu isy baddalay ‘Waji qabiil oo cusub’’.

 

 

Loool@ Puntland doonyo looga keenay, it only makes sense when you get confused you report any shit that comes to mind :D

 

 

 

 

 

Maxamed Cabdi Dhoof

 

Gedoweb Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Emperor, ina Adeer keep informing us saxib.

Kismayu is my retirement city, insha Allah it will be ok.

 

JVA is finished, thats the most important reality.

 

Che ina Adeer, its good that Somali bllod should not be shed, thus in Mogadishu the clowns need to stop the blood letting, either they can takeoever or leave the population be at peace..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by unknown1:

But a commander of a local clan militia said they had not been routed by the Islamists, claiming they made "a tactical withdrawal to avoid large number of civilian casualties."

 

"There is no complete takeover and our forces will regain the control of Kismayo in a very short time," said Mohamud Hassan...

 

 

...
"It is a matter of a day or two before we get Kismayo back,"
said another militia commander who spoke on condition of anonymity.

 

This is what our comrades Duke and Emporer fail to take into consideration. Don't let this be a very short-lived festivity. :D

 

Fighting was several phases:

 

1. Inter sub-clan.

2. Barre Hiiraale vs. remnants of Al Shabaab who came to support their ideology brothers in Hiiraale sub-clan.

3. Barre Hiiraale and supporters vs. the Unholy Alliance that took advantage of the meelee.

 

Reer Gedo did not fight as a unit! Not at a single time in the battle.

 

What you see is not a capture of Kismaayo nor a defeat of reer Gedo but a retreat from the city to organize the clan itself.

 

Who is with who essentially.

 

They are now sitting outside the city organizing themselves, not militarily...but as a political unit.

 

Duke and Emporer enjoy your festivities as long as they last. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
sunaari   

Ilaah dhibka haka saaro dadka reer Kismayo oo hadba lugu kor dagaalamayo. Hiiraale is gone for good because he wanted to play double cards. I am with the TFG and AL-SHABAAB. He and his ********* has lost the battle, probably they will end up somewhere in Gedo since there is no support coming from Mogadishu and Kismayo at this time. Its going to be very hard for him to re-capture Kismayo.. Hope, people who captured city don't behave like 90s USC and commit a lot of crimes against HIIRAALE people, but I will encourage them to go after HIIRAALE and brought to justice for what he committed prevous years.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warar naga soo gaaray Kismaayo ayaa waxee sheegayaan in ciidamadii ku mushquulsanaa inay qabsadaan magaalada bilihi lasoo dhaafay, ee aad uga xunyihiin iyagoon ka qayb gali waayeen dabaal dagii munaasibada maalinta qaxoontiga aduunka. rolleye0007.gif

 

'sheikh' Hassan Turki oo arintaas aad uga xun ayaa shacabkii wuxuu ku qanciyey inuu waa dambe dagaal uuna galin doonin malin ay tahay xusida maalinta qaxootiga.

 

'sheikh' Turki wuxuuna ku maslaxay shacabka kiintaalo CAANO BOORE ah, taasoo dadkii ku abuurtay farxad aan la koobi karin.

 

Anyway, I know it aint much, but I wanna dedicate this S-O-N-G to those 'brave' soldiers who took over Kismayo, and who were unable to take part in the festivities. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this