Sign in to follow this  
Jacaylbaro

AlShabaab Crimes in Somalia

Recommended Posts

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

Nin doonta does not necesserily mean female genitals you all nasty-minded ppl ..... Where is A&T when you need him bal ??

^ I see the only qof oo fahmay my comment.

 

Nephy walaal you are jumping to conclusions ... nin doonta ama naag doonta is not anatomical it is more psychological ... i can see how it can be interpreted that way if it were your first time hearing that expression .. just prefix anything with doonta like XYZ-doonta usually when someone has an unusual fixation on something.

 

:D @ female genitalia , i had to go back and read waxaan qoray just to make sure i didn't write something else

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ Fulay, intaad waxaanan jirin iyo (more psychological) ihi-aha nagu cabeysid maad geesinimadeeda inta yeelatid ku adkeysatid hadalkaadi hore. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maamulka Kismayo oo dabaq ka tuuray Samafale.

 

 

Maamulka heysta Magaaladda Kismayo ayaa lagu eedeeyay inay Samafal u shaqeeynayay Hay'ada Himilo oo lagu magacaabo Cabdi Casiis Mohamed Diiriye Laylon ka tuureen dabaq,isagoo gacmaha iyo lugaha ka xiran,sida uu Waagacusub u sheegay Cabdi risaaq oo la dhashay ninkaas la dilay.

 

"Walaalkeey kooxaha heysta Kismayo ayaa gurigga kala baxay kadibna isagoo gacmaha iyo lugaha ka xiran ayey ka tuureen dabaq dheer,waan la xiriiray waxayna ii sheegeen inuu madaxa iyo gacan ka jabay,haleey tuso ama dadka degaanka hala tuso raqdiisa ayaan dhahay,wayna diideen"ayuu yiri Cabdi Risaaq Mohamed Diiriye Layloon.

 

"Ninka dabaqa laga tuuray waxaa la marsiiyay xukunka alle,wuxuu ka mid ahaa basaasinta Mareykanka ee Samafalka iska dhigayay" ayuu yiri Sheekh Cumar Cabdi oo u hadlay Maamulka Shabaabiyiinta ku sugan Kismayo.

 

Cabdi risaaq Laylon oo wejigiisa murugo hareysay ayaa cod tiiraanyeysan ku cel celiyay" Walaalkeey ma noola way dileen,waxaana loo dilay qiyaas ahaan Aarsi beeleed"

 

Kismayo waxaa Maamulkeeda awood Melleteri kula wareegay kooxaha sheegta Islaamiyiinta Somalia,waxaana dhawaan xabsiga la dhigay 30 ka tirsan Maleeshiyooyin u dhashay beesha ********* ka gadaal markii ay ka gadoodeen falal lagula kacay dad eheladoodaa.

 

Islaamiyiinta Shabaab iyo Khaalid Bin Waliid waxay dadka dega Magaalada dekadda leh ee Kismayo ku tilmaameen guutooyin wato magac diimeedyo laakiin dhalasho ahaan u badan beesha ********.

 

Si kastaba ha ahaatee,Magaaladda kismaayo ayaa maalmihii ugu dambaysay waxaa ka jiray ugaarsi iyo baaritaano lagu hayo shaqaalaha hay'adaha samafalka iyo Macalimiinta Waxbarashadda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this