Sign in to follow this  
Xudeedi

Resident's of Dhahar Protest Against SSDF's False Allegations

Recommended Posts

Xudeedi   

Mudaaharaad balaaran oo maanta ka dhacay magaalada dhahar

 

DHAHAR: Waxaa maanta ka dhacay magaalada Dhahar Mudaaharaad aad u balaaran oo ay soo qabanqaabiyeen dadka deeganka Dhahar.

 

Mudaaharaadkan oo dadka soo qabanqaabiyey oo ay ku muujinayaan sida ay uga soo horjedaan in weerar lagu qaado buralayda magaalada Galgala, kadib marki uu dagaal kadhacay maalin kahor isla aagaasi. Dagaalkani ayaa waxuu dhexmaray ciidamada dowlada puntland iyo ciidamada deegaanka galeedka gobolka bari oo uu hogaamiyoSheekh Maxamed Siciid Atam.

 

Dhanka kale waxaa kasocda magaalada dhahar abaabul balaaran oo ladonayo in lagu sameeyo dhexdhexxaadin nabadeed taasi oo ay hogaaminayaan dhaman nabadoonada ,waxgaradka deegaankaasi iyo weliba wasiiro kasocda dowlada puntland, waxaana larajaynayaa inwaqtiyada so socda ay ubaxan deegaankaasi wafti balaaran oo qabanaya howshaan dhexdhexaadinta ah.

 

Axmed maxamud sh/madar

 

SPR

 

Dhahar

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

It's sad that Somali Public Radio would be so bias and continuously write articles and news that favors only the owners family interest. I expect Garoweonline to talk about Garowe interests, or even AllPuntland to talk about Puntland interests. But I would expect Somali Public radio to be neutral and talk fairly about all of Somalia's interests.

 

Of course they have no pics of these allege protests because their biggest politician who has their support (Ilka-Jiir) is on the governments side.

 

It's sad SPR has become such a poor news outlet!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thankful: Ina Adeer waxaad noqotey habartii wixii ugu dambeeyey oo ay aragto inta aynan indha beelin ahaa libaax. Waxba oo la sheegay libaaxaasi ayay barbar dhigtaa....marka la yiraahdo Kani waa wabi "oo wabigu libaax malaqi karaa"... kani waa Doon "oo doontu libaax ma qaadaa" Kani waa muus "oo libaaxu muus ma cunaa"...

 

Adna sidaasoo kale ayaad ugu waalatey SPR. Ma waxaad leedahay SPR yaynan soo report gareynin mudaaharaad ka dhacay Dhahar? Dhahar waa dhul soomaaliyeed. Ee hanoqonin habartii ceesaanta ku indha beeshey. :D

mudaaharaaddhahar2.jpg

mudaaharaaddhahar4.jpg

mudaaharaaddhahar1.jpg

Codadkii mudaaharaadkana saaka barnaamijka dhacdooyinka ayay dadku ka dhagaysteen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Looooooool, :D young men and little boys protesting. I'm sure those guys are furious with the political situation!

 

Sure!!

 

Maybe I should say that this isn't Dhahar, like you guys deny that it is Mr. Atam's voice! We know how much stake Reer Maakhir has in Bosasso and the surrounding area's, but you dont see them coming to defend the criminal Atam, I think it is only some of us in the West that like to stir the pot.

 

The man admitted to supporting Al Shabaab, the case is now over!

 

Does SPR have Mr. Atam's interview on paltalk, or atleast address it, dont you think if they were neutral they would verify it or discredit the interview? I'm pretty sure it is pretty damning evidence which makes the conflict look bad for those that support him!

 

Anyways, I avoided SPR after seeing their bias news, but i'll look at them better next time.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

^al-shabab has already denied involvement in this local conflict. I am not surprised by this huge public protest against Farole's label of the region as a terrorist haven. It will sure have disastrous ramifications on his overall leadership and those who work with him.

Share this post


Link to post
Share on other sites

seems that everyone with a gun can have an opinion on how a state/counrty can be run and no one wants to take direction from anyone outside of thier own clan...no wonder the whole country is a mess...chaos and anarchy rule a once proud nation

 

why vote Faroole in knowing he was corrupt? did the same people expect a leopard to change its spots? sometimes you don't always get what you bargained for

 

if the people have lost faith in his leadership then it needs to be challenged and a new president put in his place

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Burn notice you are absolutely right, the same group that are complaining about Faroole, were doing the same thing about the pervious admin. They (the diaspora) supported a man from their region who came in second place and ultimately became a minister in Faroole's government. If anyone from their region whether they are a criminal or not is apprehended, they will cry that they are being persecuted for clan reasons. Even if this person goes on radio and admits to having illegal intentions, they will not say a word. As well they are bashing Faroole's admin, but they avoid any critique of any of his ministers that come from their region.

 

But Faroole doesn't seem to be concerned at all; he just sacked a bunch of parliamentarians and is going on with his business as usual. The people protesting western Bari and Eastern Sanaag are the Diaspora, run by mouth pieces like Somali Public Radio. The people living their like all Somalis back home, only want peace. Some seem to have a desire to take over the commerical capital, but after the last skirmish and captured and dead they suffered, they wont think about it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

The man you are is going about his business was crying on Universal yesterday. You want war then man up and hold yours. The clan element is purely visible hide it or not.

 

GAROOWE:- Faroole ayaa maantay dacwad dhan ka ah sedddex xildhibaan u gudbiyey golaha wakiillada Puntland. Seddexdaas xildhibaan ayaa lagu eedeeyey in ay jawaasiis u yihiin dad kii ay matalayeen xilkooda. Waxaa la yaabay xildhibaano beesha ay matalayaan laga ilaalinayo oo la leeyahay jawaasiis ayaad u tihiin Beeshiina. Golaha wakiillada ayaa ka xayuubiyey xilkii ay ka hayeen baarlamaanka Puntland ee Faroole iyo saaxiibadiis ina Cali Shire iyo Ilkajiir iibsadeen.

 

Waxaa shacabka Puntland eedda dusha uga tuurayaan xildhibaanada baarlamaanka oo khiyaamay beelaha ay matalayaan; kana turjumin damiirka shacabka Puntland. Waxaa qabsatay oraahdii ahayd: labadii xaq-darro ku heshiisaa; Xaqeey ku diriraan.

 

Seddexdaan xildhibaan ee xilka laga xayuubiyey kaddib markii ay lacagtii laaluushka ahayd ee ay qaateen sidii loo siiyeyna ay u isticmaaliwaayeen; beelihii ay matalayeenna ka gadiwaayeen siyaasadda Faroole, daacad na u noqon waayeen maalulkiisa ayaa golaha baarlamaanku ku eedeeyey in ay jawaasiis u yihiin beelaha ay kuraastooda ku fadhiyaan. Seddexdaas xildhibaan ayaa waxaa la kala yiraahdaa:

 

Ibraahim Maxamed Guure

Abshir C/Casiis Sheekh

Cumar Jaamac Sulaymaan

Seddexdaas xildhibaan waxay ka soo jeedaan qabiilka la baxay SSC oo soo-gaabinta geyigaan: Sool, Sanaag, iyo Cayn. Warkaas waxaa lagu daabacay boggagga ineternetka oo badan. Waxaa sidoo kale wax ka yiri idacaadda Shabeelle Halkaan Riix Ama Guji.

 

Faroole waxaa talladaan siiyey sidaan sheegnay madaxda ka soo jeedda laba beelood ee kala dega Gaalkacyo iyo Qardho. Taladu waxay ahayd in la cayriyo dhammaan madaxda SSC oo uu ku badalo kuwo shacabka SSC soo doorteen. Waxaa la rabay inuu seefta ku bilaabo saaxiibbadiis, madaxweyne-ku-xigeenka Puntland, C/Samad Cali Shire iyo wasiirka arrimaha dibadda, Ilkajiir. Waxaa siyaasiyiin badan saadaalinayaan inuusan qaadan taladii lasiiyey sidii loogu sheegay oo uu wax ka badalay maaddaama uusan ka bilaabin raggii farta loogu fiiqay.

 

Faroole ayaa dagaal ku bilaabay siyaasiyiinta Puntland wuxuuna u diiday in ay joogaan gudaha goballada Puntland sida Sheekh Aadam Gaadaale, C/laahi Yuusuf, Nuuradiin Diiriye, Farjac iyo rag kale. Wuxuu dagaal ku qaaday Wasiirkii hore ee maaliyadda Gaagaab, oo hoos xargo ka xir xiraya, una eg mid raba inuu goosto gobalka Mudug. Mar Faroole isku dayey inuu wiiqo awoodda Cismaan Diyaano oo ka mid ah Ashahaad- la-dirirka waa u suurtoobi weyday; waxayna keentay in beesha Qardho ay tiraahdo: nin walba wuxuu qabo Qardhuu gayn taas oo uu Faroole ka tanaasulay. Maaddaama marinkiisa Boosaaso uu Qardho yahay.

 

Beelaha daga Gaalkacyo ayuu sidoo kale saxaafadda ka weeraray una sheegayn in ay aayahooda ka tashadaan. Sidoo kale odayaal ka soo jeeda beelaha Mudug oo Waqooyiga America jooga ayuu si fool xun u qaabilay sida uu siyaasi reer Puntland ah usheegay Somalimidnimo.com.

 

Maxaa ka dhashay Tallaabooyinka uu Qaaday Faroole inta uu Xukunka Hayey?

 

 

Waxaa ka dhashay in uu tagi waayey magaalada Gaalkacyo, waji gabax darteed wuxuuna kula kulmay duqa magaalada Gaalkacyo Axmed cali Salaad tuulada Xarfo, ama Buuryaqab loo yaqaanno. Wuxuuna u sheegay in beel kasta oo Mudug dagan uu ka rabo boqol wiil oo mary-calas ah wuxuuna u raaciyey C/laahi Carays ayaan u magacaabay amniga Puntland. Marka odayaasha u tag iguna salaan. Carays iyo ina Cali salaad ayaa odayaashii beesha Mudug ugu yeeray guriga gobalka waxaana loo sheegay beelkasta nabadoonkeeda in uu keeno boqol wiil oo dhagaha ku dhufta wiilasha beesha Dubbays ee Galgala jooga.

 

Shirkii Magaalada Gaalkacyo iyo Garnaclaydii Odayaasha Mudug

 

 

Sida SomaliMidnimo.com la soo gaarsiiyey oday aftahannimo lagu xanto baa Carays ku yiri: adeer wiilashii hadda ka hor aan kuu habaynay oo ahaa kunka wiil ee gaaska cabbi jirtay, jaygana ku luq luqan jirtay, siliggana ku findhicilan jirtay, sooma-jeestayaasha nafta-huurayaalka ahaa oo hadda ka hor Maxkamadihii Shariifka cagta marariyey waa Maxkamadahaad argagaxisada noogu sheegteen. Soow nimankaad lahaydeen waa ****** shaar diimeed soo gashaday een Bandiiradley kula dagaalnay soow hadda waxa wiilasheennu waardiyeeyaan ma aha ninkii Maxkamadaha watay?

 

Waxaan leeyahay ma nihin dad qaddiyad leh. Sheekh Jaamac oo 9 masaajid iyo 5 iskuul oo waaweyn dhisayna waan ka cayrinnay Gaalakcyo; wiilasheenninna Shariif bay Xamar ku waardiyeynayaan. Amni mahaysanno. Magaaladu dhaqan-xumo ayey la ciiraysaa. Marka garan mayno waxaan ku laynno beelaha Sool, Sanaag, iyo Cayn ka soo jeeda. Waana ka baxay ayuu ku hooriyey odaygii.

 

Oday kale oo lagu xanto in uu ka mid yahay Alitixaadkii ka dagaalamay 1993 gobollada Puntland ayaa qosal la dhacay kuna bilaabay: meeshii la rabay ayey maraysaa hadda, xaalku wuxuu u eg yahay in aad maskaxdiina isticmaalaysaan marka waan soo dhaweynayaa awalba mowqifkaygu waa cadaa diinta intaan la idin keenin aan shareecada dhaqan galino Shiikh Jaamac soo celino waayo anagu Ictisaam haddii aan nahay waan fashilanay waxa oday habal ka sheekaynayo oo saafiqnimo ah Magaalada waa ka jiraan dadkii la rabay in ay wax ka qabtaa waa culumada,

 

ma hubaysana Culudeenu waa waran layaal Bakoorado wata faataxada mara ma ahan sida shabaabka oo kale, marka Puntland iyo Faroolay ayey dayatay, ee ha is casilo ama ha casilo Golabada dhibaadatu ka jirto dadka ka soo jeeda ee culumo iyo madax midna maqlaynin waxaa ka fiican xildhinaabadeena Mudug iyo Karkaar oo sugaya in xilka uu ka dago Faroole hala keenomarka hala keeno ku waas oo kale , haddii aan kaftamo qolyaha Karkaar iyo Mudug waxaa lagu xantaa xoogaa in loo tuuro ahaha, qosal yar ka timid carays oo dhidid ka da’ayo ayaa guriga Gobalka ka baxay Garoowe ayuu ku laabtay, guuldaruu ku dhamaaday shirkii Gaalkacyo iyo fashilaad.

 

Carays oo Garoowe ku Laabtay Faroolana la Kulmay

 

Carays oo farabanaan ayaa ku laabtay Faroole warninyahow intaan anigu iska sasabayey koofiyad baclayaashii, Odayaasha ayuu ka wadaa, iyo intaan adiga kaa sasabayey ayaaba wakhti iga qaadatay diide in ay marya calas nasiiyaan marka laba arimood aan mid yeelno horta kaalintooda waa qaateen Reer Mudug allah ayaa nalahe oo Villa Soomaliya ayey joogaan, ee Nimankaan Qardhood oo Raisalwasarahooda aan u waardiyeyno, Cumar Abdirashid ayuu ka wadaa, aan ciidan weydiisano ee Madaxweyna ku xigeen kaaga igu dar Abdisamad Ali Shire,ama lacag keen aan ciidan qornee xataa ********* iyo Beelweynta jareer,

 

Faroolaa soo booday ilaa caloosha waxaa oga jira AL shabaabe war ma waalan tahay horta lacag maafush ma ahayno, mida labaad mar argagaxisaad rabtaa in aad noo qortid oo hubsiino maya maya adeer, waxaan idin dirayaa Qardho ilaa anigu matagi karee waagii Osman diyaano ayaan isku xumaanay oo aan Xilkana ka qaaday Samatar, xataa waxaan damcayn in aan meel Qardho ka sokaysa aan kula kulmo duqa Qardho waxaan ka baqay warbaahinta Qardho laga leeyahay sida Horseedmedia, in ay igu shidaan marka diyaar garow waa inoo sidaas Qardhaan idin dirayaa, Faroole waxaa cad in uu warbaahinta Mudug ka adkaaday oo Radio daljira AL baabada Iskugu dhuftay Garoowana ku xir xiray Wiilashii ka shaqaynayey.

 

Shirkii Magaalada Qardho Iyo Garnaclaydii

 

Carays iyo ina Cali shire maxishoodayaal ayaa Qardho soo gaaray dhowr baabuur ayaa la wataa buub buub Welcome to Qardho waxay ku jiraan gacan Reert Bari niman aan warkoodu cadayn sida Reer Muduga dagaal shaashiyeed kama dhamaado Reer Bari, shirkii baa furmay, ina Cali shire ayaa hadalka qaatay ilaa ayagaa dan leh waana Madaxweyne ku xigeenkii Puntland Waryaa rahee si baad moodaa in ay usoo fadhi xun tahay, bal horta warama sidee xaal yahay?

 

Odayaashii Qardho Boowe balo ma jirto haddii ay jirtana ma buurna, haye bal idinkaa boorka kicinayeen noo waramaya ma duulaan baad tihiin. Abdisamad Ali Shire ayaa qaatay hadalkii Nin rag ah wuxuu og yahay in aan Nabad gacanta lagu haynin doqonna ha u sheegin argagaxiso ayaa puntland la wareegtay ku waa soo raba gacmaha iyo lugaha in ay idin ka gooyaan marka waxaa la idin ka rabaa 100 wiil oo marya calas ah oo bad baadiya Puntland iyo Boqortooyada Qardho ahahaha waan ka baxay.

 

Odayaashii Qardho, Boowe horta ina ali shirow adigu ciidan ma keentay marya calas ah? saaxiibkaa Carays ciidan Mudug ma ka keenay intaas boowe nooga jawaaba? maya aniga SSC waa la haystaa argagaxiso ayaa haysata waaba middaan idin ka doonayo in aad ciidan aan ku xoreeyo na siisaan, Caraysna hadde waxaad og tihiin ciidamaduu geeyey Villa Soomaliya in ay Ina Cabdirashiid waardiyeeyaan, marka idinkay idin dayatay waan ka baxay ahaha.

 

Waxaa ku soo booday oday aan markii hore hadlin aftahannimo lagu xanto oo dib loo dhigay Back Up wuxuu yiri walaahi warkiina waan dhuuxay horta boowe walaysan u fadhixumayn markii shirka la furay laakiin hadda ayaan fadhi xun iyo fool xumo ii muuqataa, ciidan waan idin siin karnaa laakiin waa in Beeshu u bareertaa in ay dakano gasho oo
Beesha Dubays weerarto ilaa ciidan kale gacan kuma haysaane anigu waxaan ku taliyey la iskuma kiin tagayo

ciidamo qorta aan qabiil ahayn,

 

Mida labaad ina Cali shirow ma caruur baad noomalaysay markaad dhurwaaga kataga naleedahay Argagaxiso haddii dubays yahay birina Reer Boosaaso, Mudug iyo Qardho Ma saxaabadii ayey noqonayaan ahaha Walaahay waxaa gacanta la ogaynayaa lugaha laga gurayaa Nin kii tuug ah oo faasiga marka mindhaa idinkaa baqaya anagu Masaajidkaan hadda salaad duhur ka soo baxnay waligay koob sii jeedan ma soo jeedin marka yaan la isku bajin Kitaabka oo yaan dadka diinta lagu dirin oo hala iska daayo Magacyada aan ha dhow meel ay ku istaagaan lahayn. Guuldaroo ku dhamaaday shirki Qardho i iyo fashilaad.

 

Laabashii Carays Iyo Ina Cali Shire

 

Carays iyo ina Cali Shire Guul daray la galbadeen Ina Ali Shire wuxuu Carays ku yiri Alow Faroole far ku jabtaa hadde Beelihii iyo Odayaashii xoogaaga la siin jiray laad ayuu dabada ka galiyey markuu maamulka qabsaday albaabkii ay gurigiisa ka gali lahaayeen wiilashiisa ayaa istaagay Siyaasiyiinta Beelaha dajin lahaana wadanka mid uu ka cayrsho iyo mid hoos dab ka shida ayuu ka dhigay marka Itoobiyo in loo yeero Mooyaane xal kale ma lahan maasha yiri wadamada dariskaa waxaan u sheegaynaa in ay na soo gaaran ilaa Faroolow waad is og tahay!

 

Waxaa ka Qayb qaatay Siyaasiyiin Iyo Aqoonyahano Reer Puntland ah Iyo waliba goobjoogayaal shirarka Qardho iyo Gaalkacyo oo ku sugan Qurbaha iyo Gudaha wadanka wali waa socotaa falanqaynta iyo Siyaasad Xumada Faroole.

La soo Xiriir

 

C/laahi Shire

 

somalimidnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Afhayeenka xarakada Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage ayaa beeniyey in Sheekh Atom ka tirsanaa jabhadooda .

 

 

Afhayeenka Alshabaab ayaa sheegay in dagaalkakii ka dhacay bari ay dhaxeeyeeen Dawlada Puntland iyo dadka degaanka ka soo jeeda

 

 

"Kuwa dhahaaya Alshaabab iyo Puntland ayaa is dagaalay warkaas sax maaha waxa dagaalamaya waa Puntland iyo Dadkii deganka oo la dulmiyey" sidaa waxa yiri afhayeenka Alshabaab

 

 

Afhayeenka Cali Dheere oo muuqda nin aad uga war haya degaanada Puntland marka loo fiiriyo websitka ka sheekeeya Siilaanyo iyo wasiiradiisa ee Garoowe Online ayaa sheegay in Shacabka degaanadaa dhib lagu hayo, taas oo bilaabantay xiligii Cade Muuse.

 

 

Dhowaan ayey ahayd markii Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole sheegay in Alshabaa iyo Sheekh Atom xirir leeyihiin,hadalkan Afhayeenaka Alshaaba Sheekh Cali Dheere ay ku diideen Sheekh Atom inuu ka mid yahay ayaa waxa meesha ay ka saaraysaa in atom yahay Alshabaab.

 

 

Ugu danbayntii waxa Soomaali wada maqleen hadalada kooxaha is haya oo isku dhaafsanaya hadalo warbaahinta, hase ahaatee Degaanada iyo dadka ay dhibtu soo gaarayso ee Reer maakhir waxay aad u xiisaynayaan in ay ogaadaan Mowqifka Sheekh Atom wuxuu yahay ma qadiyadii Majayahan oo u ku dagaalamayey ayuu aaminsan aaminsan yahay oo lagu daba socdaa mise waa mid ka mid ah Kooxaha dagalada ka wada Koonfurta Soomaaliya , Su'aalahan waxa loo baahan yahay in uu ka jawaabo Sheekh Atom hadiise uu doorto in uu ka aamuso waxa loo qaadanayaa in uu wato ama u ololeenayo Qadiyad aan laga doonayn Puntland iyo Makhir

 

 

Allsanaag.com waa hormoodka dooda cilmiga ku dhisan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by Nassir:

We the majorities of Sool and District of Buuhoodle and Sanaag and western Bari had made a major political mistake when we helped the formation of Puntland.

It will take us years and years to eliminate all the opportunists (both the ignorant elders and the self-styled or appointed politicians) and rise to the challenge of putting our regions before the Federal or Centralized form of Government of Somalia.

 

Why do we need
a middle man
to represent our regions. Gen. Ilka-jir, Haabsade and their equals have only added to the plight of these regions, being content with a mere ministerial post that mean nothing in the long run..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Faroole just got rid of 3 parliamentarians who he felt were part of the SSC. He couldn't careless what happened in Bari the other day. He seems to have little worry about Atam and his men, i'm thinking that outcome of the battle must have raised his confidence or why else would he be focusing on other things like changing up the government. I'm certain if the battle went badly, he would be busy with it, but because Atam was crushed, Faroole is back to running to government normally.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Thankful:

Burn notice you are absolutely right,
the same group
that are complaining about Faroole, were doing the same thing about the pervious admin.
They
(the diaspora) supported a man from
their
region who came in second place and ultimately became a minister in Faroole's government. If anyone from
their
region whether
they
are a criminal or not is apprehended,
they
will cry that
they
are being persecuted for clan reasons. Even if this person goes on radio and admits to having illegal intentions,
they
will not say a word. As well
they
are bashing Faroole's admin, but
they
avoid any critique of any of his ministers that come from
their
region.

 

But Faroole doesn't seem to be concerned at all; he just sacked a bunch of parliamentarians and is going on with his business as usual.
The people protesting western Bari and Eastern Sanaag are the Diaspora, run by mouth pieces like Somali Public Radio.
The people living their like all Somalis back home, only want peace.
Some
seem to have a desire to take over the commerical capital, but after the last skirmish and captured and dead
they
suffered,
they
wont think about it.

As long as you keep thinking in terms of 'they' and 'us', how can you ever develop a common sense for a common good. And why would anyone belief you when you all of a sudden say, this time we are fighting for a common cause?

 

Maybe Ilkajiir will belief you, but nobody else will.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this