Sign in to follow this  
General Duke

Clan millitia start to flee Mogadishu.. change has arrived.

Recommended Posts

Maleeshiyooyinka beelaha oo bilaabay in ay aadaan xadka kenya..

 

waxaa soobadanaayo maleeshiyo beeleedyada oo isaga huleelaayo magaalada muqdisho waxaad arkaysaa dhalinyaro iibsanaayo qoryohooda iyagoo sheegayo in loo babac dhigi karin.

 

ciidamada itoobiyaanka iyo kuwa doowlada fedralka iyagoo door bidaayo inta ay ku dhimanlahaayeen dagaalada ay isaga tagaan magaalada muqdisho .

qaarkod ayaa sheegaayo

in ay aheeyd xabad joojinta fursado soomaray siay ugatagaan magaalada muqdisho waxaad arkaysaa iyadoo ay dad badan ay katagaayaan magaalada muqdisho haatan waxaa biloowmay xiligii qaxa maleeshiyooyinka qaar ay aadayaan dhoobleey .

 

si ay kiinya ugalaan qaarna ay aadayaan gobolada dhexe

waxaa muqata in ay gashay magaalada muqdisho waji cusub oo kii sanadkii 1991 ookale waxaad dareemaysaa isbadalo oo xoowli kusoconaya

sikastaba ha ahaatee waxaa lasoomaray 17 sano oo dowlad la aan ah waxaa ladhihi karaa in ay soosocoro saan saan nabadeed.

 

nidaamada qabiilkana uusii diciifayo shacabka waxaa dan u ah in dagaalada ay dhamaadaan ayna helaan dowlad shaqeeysa .

 

Shabeeladahoose.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

si ay kiinya ugalaan qaarna ay aadayaan gobolada dhexe

waxaa muqata in ay gashay magaalada muqdisho waji cusub oo kii sanadkii 1991 ookale waxaad dareemaysaa isbadalo oo xoowli kusoconaya

sikastaba ha ahaatee waxaa lasoomaray 17 sano oo dowlad la aan ah waxaa ladhihi karaa in ay soosocoro saan saan nabadeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fakataa fakaatamura. Ka carara meesha, waxaan u malaynaa Alle-U-Baahne nightmare xun ayuu xalay ku riyooday; riyadaasi oo ahayd in ay magaalada ka carareen maleeshiyada iyo Abdullahi Yusuf o qoslayo, iidoo riyaadisina ay noqotay mid run ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by rudy:

well dreaming is free! just remember crazy dreams are just a figment of your imaginations!!

 

its about time u woke up from this nite mare homie!

Loool@rudy. That cracked me up wallee. 'dreaming is free' lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
OLOL   

rudy, GD is a ******* with clannish mentality. ********, clannish hatred and refugee life has had its toll on his soul - let hhim daydream until reality bites

 

[ April 10, 2007, 03:57 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by rudy:

well dreaming is free! just remember crazy dreams are just a figment of your imaginations!!

 

its about time u woke up from this nite mare homie!

Indeed they will sxb...and when they do , they will never know what hit them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warya duke uniyaad jabey every night when he sleeps he finds himself at Villa Somali and when he wakes up from the slamber he finds that he is still at the Elderly Care Centre what an Irony.

 

hence when he wakes up he visits SOL so as to propagate his dreams and indoctrinate us of the 'Successes'.

 

so lets not break his heart :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dreaming, nightmare, clanish hatred, alchohol, Idi and so on.

 

The topic is about the clan millitia that Olol and others used to brag abut running for their lives, sense is coming back. The TFG has already put in place the final piece towards victory..

 

They were in Baidoa, Kismayu and lower Shabbele, now they are in control of no where hiding out in houses under the skirts of women.

 

The only fight they are putting up is on cyberspace with waagacusub, wadanka, sirdoon and other silly tabloids building a merage.

 

Dont loose your heads lads.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Dowlad shaqeysa heli meyside, maad gaalkaaga horey usii raacdid intaan dhulka laguugu jiidin, for there is going to be another bloody war coming soon to degrade you from the level you are now, to the lowest of ************

 

Wallee waxaadan ogeyn baan ogahay ee meesha iskaga carar, oo la hadal ciyaalkii reer ********** ee meesha aad ku ajarteen!

 

[ April 10, 2007, 03:59 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

there is no hope for dukie!! is Yeey a magician!!

dadkaa wuu cirxhaay baan u qabaa duqu!!

 

but ppl have u noticed the ones farthest in the food chain of qaabil always run around like the gung ho of the clan! its a somali thang!

 

i am surprised dukie has not split for baidow yet like so many of the clan misfits have done!!

 

dukie when u heading for baidow so i can take insurance on yah!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this