Sign in to follow this  
Sayyid

President went to Kuwait to send his condolences to the family of Al-Sabaax...

Recommended Posts

Sayyid   

Madaxweynaha Soomaliya oo uga tacsiyeeyay qoyska Al-sabax geerida Amiirkodi

 

Kuwait:- Madaxweynaha Soomaliya Cabdilahi Yusuf Axmed oo saaka soo gaaray dalka Kuwait ayaa waxa isaga iyo wafdigi la socday ay tageen qasriga amiirada ee Bayaan ee magaalada Kuwait.

 

cabdullahi_kuwayt.jpg

 

Waxana Madaxweynaha ku qaabilay halkas qoyska reer Al- Sabax.

 

Waxana uu Madaxweyne Yusuf iyo wafdigii kale ee la socday ay qoyska uga tacsiyeyen geeridii ku timi Amiirkii Kuwait Shiikh Jabir Al-Axmed Jabir Al-Sabax.

 

Waxayna wafdiga Soomaalida Eebe uga baryeen in uu marxuumka u naxariisto qoyska reer Al -sabaxna samir iyo iiman ka siiyo.

 

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this