Sign in to follow this  
Jacaylbaro

HAMBALY O REER TOGDHEER

Recommended Posts

RedSea   

Originally posted by The Zack:

400,000 maba dagana, iska dhaaf iney foodaan e.

Major turn out locations:

 

BuraO City: 123,000.

Oodwayne region: 58,341.

Buuhoodle region: 15,000

 

UNoFFICIAL NUMBERS ARE IN. Here is the breakdown.

 

 

 

Burco(Togdheernews..19-Dec.)-Masuuliyiinta Komishanka Qaranka ayaa ku dhawaaqay Natiijada Rasmiga ah ee dadka iska diwaangaliyay

 

G/togdheer ay Tiradoodu tahay 321-Kun (321,000) oo qof.Islamrkaana ay si rasmi ah u soo gabagawday hawlihii diwaangalinta ee ka socotay Gobolka.

 

Waxa masuuliyiinta komishanku intaas ku dareen in si nabadgelyo ah ay ku dhamaatay hawlihii diwaangalinta ee Togdheer.

 

Goobaha diwaangalinta ee gobolka Togdheer ayaa ahaa 196,halka gudaha Burco ka ahayd 48-goobood,Odweyne –46-Goobood.

 

Magaalada Burco ayaa waxa iska diwaangaliayay 123-Kun oo qof,halka Oodweyne—58,341Kun oo qof.

Buuhoodle-15-kun oo qof.

 

Sidoo kale waxa hawlgalinta ka socotay G/Togdheer ka hawlgalay shaqaale gaadhaya 2000-kun oo qof,iyo 200 Baabuur.

 

 

Gobolka togdheer ayaa noqon doona kii afraad ee diwaagalinti ka dhacdo gobolada Somaliland.

 

still counting....

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

“196-ka goobood ee Gobolka Togdheer ee ay diiwaan-gelintu ka socotay, dhamaantoo si fiican ayay uga dhacday, tirooyinka hordhaca ah ee illaa hadda aanu hayno oo ay ka maqan yihiin24 goobood oo aan sababo ku saabsan xuduudaha oo aanay fahansanayn oo halkii ay Burco kaga soo hoyan lahaayeen ay Hargeysa u soo baxeen hawl-wadeenadu.” Sidaa ayuu yidhi Cali Maxamed Cabdalla (Cali-Biikolo).

 

Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi Guddoomiye Ku-xigeenka Komishanku.“Inta noo soo xarootay waxa weeye 288199 qof (Laba boqol iyo sideed iyo sideetan kun boqol iyo sagaal iyo sagaashan qof) ayaa iska diiwaangeliyay Gobolka,24-kaa goobood haddii la cel-celiyyo aanu ka filayno in ay noqon doonto tiradoodu 35 kun (Shan iyo Soddon kun oo qof),haddii aanay afartanka gaadhin. Sidaaa daraadeed, qiyaasta guud ee dadka Gobolka Togdheer iska diiwaan-geliyay,waxaan filayaa in ay gaadhi doonto 320,000 (Saddex boqol iyo Labaatan kun oo qof).”

 

Cali Maxamed Maxamed Cabdalla (Biikolo), oo ka hadlayay tirada Deegaanada Gobolka Togdheer ee ay Degmo weliba heshay, waxa uu yidhi, “Degmada Degmo haddii aynu u qaadno, Degmada Oodweyne waxa iska diiwaan-geliyay 56885 qof ayaa iska diiwaan-geliyay,Degmada Buuhoodle oo 10 goobood dadka laga diiwaan-gelinayay, waxa iska diiwaan-geliyay 15816 qof, Degmada Burco oo ahayd deegaanka ugu balaadhan oo ay ka 24-ka goobood ee aan natiijadooda aan weli lahaynini ay ka mid yihiin, waxa iska diiwaan-geliyay 221,498 qof.”

 

Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga doorashooyinku waxa uu sheegay in ay guud ahaan si rasmi ah ugu wada dhawaaqi doonaan natiijada Gobolka Togdheer marka ay u soo baxdo 24-ka goobood ee aan weli la tirin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

G/togdheer ay Tiradoodu tahay 321-Kun (321,000) oo qof.Islamrkaana ay si rasmi ah u soo gabagawday hawlihii diwaangalinta ee ka socotay Gobolka.

321 kun. That is only for people who are voting age (15 years and older)?

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Originally posted by xRed Sea:

quote:Originally posted by The Zack:

400,000 maba dagana, iska dhaaf iney foodaan e.

Major turn out locations:

 

BuraO City:
123,000.

Oodwayne region: 58,341.

Buuhoodle region: 15,000

 

UNoFFICIAL NUMBERS ARE IN. Here is the breakdown.

 

 

 

Burco(Togdheernews..19-Dec.)-Masuuliyiinta Komishanka Qaranka ayaa ku dhawaaqay Natiijada Rasmiga ah ee dadka iska diwaangaliyay

 

G/togdheer ay Tiradoodu tahay 321-Kun (321,000) oo qof.Islamrkaana ay si rasmi ah u soo gabagawday hawlihii diwaangalinta ee ka socotay Gobolka.

 

I thought u were trying to say Burco alone has 400,00 registered voters. Midda kale these numbers don't add up, are u still having that math problem lol?

BuraO City:[/i] 123,000.

Oodwayne region: 58,341.

Buuhoodle region: 15,000

The sum of these numbers is neither 321,000 nor 400,000!

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

The Zack,

 

 

Pay attention to my post. Burco, Buhoodle, and Oodwayne are the big three in the state. Obviously, there are hundreds of small towns all around Togdheer who are also elgible to vote which weren't mentioned in the report. :Dicon_razz.gif Duh!

 

I am giving you a chance to make- over your comments, before I take out the big stick. :D

 

Once again the numbers from the three towns ONLY> Magaalada Burco ayaa waxa iska diwaangaliayay 123-Kun oo qof,halka Oodweyne—58,341Kun oo qof.Buuhoodle-15-kun oo qof.

Have a good day inadeer.

 

Assalamu Calaykum.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Over 168 registration spots in Togdheer:

 

Some of the towns not included in the report.

 

The Zack, I hope this helps. :D

 

Badweyn

Balanbaal

Ballanbaal

Ballay hiile

Balli calanle

Ballicalanle

Barcad

Beer

Beerato

Beli adaax

Bilcilwayso

Bisiqa

Bodhley

Booc

Boodhlay

Cabdi faarah

Cadow jurara

Cali saahid

Camadheere

Caroweyn

Ceeg bilcille

Ceek

Ceel dheere

Ceel same

Ceelal

Cudanlay

Daba qabad

Dubur

Dula carcaraaf

Duur-cad

Fiqi ayuub

Gaba gabo

Gal madoobe

Galooley

Galoolley

Gedeys

Go'oo

Go'yar

Goonle

Gorayaood

Gosol

Gowsaweyn

Goyta

Gubataxil

Gugux

Gumburlibaax

Guumays

Habariheshay

Hadhwanaag

Haqayo malaasle

Hargo

Here

Ilma shiikh

Inaafmadow

Inadadan

Iskudhoon

Jaamac liibaan

Jable

Kal qaliifo

Kalabaydh

Kalarog

Kalbarre

Kiridh

Laaleys

Labiguun

Libaaxley

Megagle

Naqdhabijo

Nasiye

 

Qallocato

Qalloocan

Qeedi haan

Qolqol ka madoobe

Qoorlugud

Qoridheere

Qoryale

Qudhacsafar

Qurac kudle

Sanyare

Sarmaantuqo

Shanshacade

Shiikh

Shiikh aba yoonis

Sugsade

Suryo qansax

Suuqsade

Tukub

Ununley

Wadamago

Wadhan

Wagar

War cimraan

War idaad

Warabeye

yeyle.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Red, Looooooooooooooooooooooooooool Walaahi waad iga qoslisay rageedii.

 

Ok, I took my words back. Lakin naga kala yaree dee magacyaasha, qaar baan jirin malaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^ :D Haye inaadeer.

 

buuhw6.jpg?0.9470984113864735

 

buuhw4.jpg?0.9470984113864735

 

Buuhoodle state house looks alot better than many other state houses around. G'job people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Suldaanka:

quote:

 

G/togdheer ay Tiradoodu tahay 321-Kun (321,000) oo qof.Islamrkaana ay si rasmi ah u soo gabagawday hawlihii diwaangalinta ee ka socotay Gobolka.

321 kun. That is only for people who are voting age (15 years and older)?
Yeah, rer Togdheer are massive. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

321,000 registered votes 50%

321,000, unregistered voters 50%

1.8 million -children younger than 18 yrs

2.4 million - population of Togdheer

 

I call these feel good numbers. So what is the total population of SL again?

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

lool No Only humans are counted. And what is what the khat slogan lately? I thought that was something we all have in common.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Rudy loooooooooooooool@jaad leaves.

 

Red, does that 3.5 million include Sool and Sanaag? If yes, would that number change to 1.5 million if those 2 states are excluded?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this