Sign in to follow this  
nuune

21 Oktoober

Recommended Posts

nuune   

21 October of Somalia, like it or hate it, it was a wonderfull day to remember!!

 

 

Qaran dumey iyo qawm halaagsamey baa ku xigey!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

That day of that time was 100% better than this day of today.

 

 

Aawey cayaalkii tarabuunka mari jirey, anyone here, aawey iskooleydii, should I name few names here who used to take part the parade :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

lol@Nune, adi meeqo Mehrijaan ayaad kaqaybgashay?

 

It was crazy day......I still remember the MIG-23 and how beautiful they were.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Siyaad44.jpg

 

Maxaa ka xususataa Inqilabkii dhacey 21 Oct, 1969?

 

Maalin Talaado ah [Oct 21, 1969], ayay Milateriga Somalia afgambi aan dhiig ku daadan kula wareegeen taladii dalka, kadib geeridii Madaxweyhihii hore ee Somalia C/rashiid Cali Sharma'arke.

 

Xukunka Milateriga ah ee xooga kula wareegay Somalia waxaa madax ka ahaa Gen. Max'ed Siyaad Barre, waxaaan la xiray maalintaas oo roob uu da'ayay wadooyinka Muqdisho, iyadoo dadkii loo diiday inay shaqooyinka aadaan.

 

"Maalintaas waxay ahayd maalin bandow ah, waxaana dadka oo dhan loo diiday inay guryahooda ka baxaan, wadooyinka oo dhan waxaa la dhigay ciidamo wata gaadiid dagaal oo ay ku jiraan taangiyo" ayuu yiri Axmed Cumar oo ka mid ahaa dadkii xiligaas goobjooga ahaa.

 

Raadiyaha Muqdisho ayaa ku dhawaaqay isla maalintaas in dalka Somalia lagu soo rogay bandow bilaabanaya 4:00 galabnimo ilaa 10:00 subaxnimo, iyadoo aanay jirin cid jabisay bandowgaas.

 

Heeso salka ku hayay amaanka kacaankii October 21, ayaa ka bilowday Radio Muqdisho iyo Radio Hargeysa, Gen. Max'ed Siyaad Barre ayaa kala hadlay shacabka idaacadaha, isagoo ku dhawaaqay inay iyagu dalka gacanta ku hayaan lana taageero.

 

"Waxaan leenahay xukunku waa inay ka mid noqdaan, xoogsatada, beeraleyda, askarta iyo shacabka intiisa kale, waana in la taageero qofkii xukunka haya, waana banaan tahay in wax la iska weydiiyo ruuxa xukunka qabtay" ayuu yiri Gen. Max'ed Siyaad Barre oo shacabka la hadlay; isagoo intaas ku daray:

 

"Kacaanku wuxuu doonayaa cadaalad, wuxuu diidayaa cadaalad-darada, qabyaaladu waa mid aan la aqbalayn, qof walbana waa inuu dalka iyo dadka u shaqeeyo si horumar loo gaaro".

 

Maanta oo kale [Oct 21, 2008] ayaa waxaa laga xusi jiray Somalia oo dhan maalitii uu curtay Kacaanka, iyadoo la dhigi jiray xaflado lagu maamuusayo maalintaa.

 

Waxyaabihii ugu waaweynaa ee lagu xusuusto Kacaankii [ Oct 21, 1969] waxaa aka mid ah dagaalkii dhexmaray Somalia iyo Ethiopia, waxaase maanta gudaha dalka Somalia jooga ciidamo ka socda Ethiopia oo gacan siinaya dowlada hada jirta ee uu hogaaminayo C/llaahi Yuusuf Axmed.

 

Sanadkii 1978-kii waxaa bilowday in laga horjeesto xukunkii Siyaad Barre iyadoo ay sameysmeen jabhado ku kacsan xukunkaas, waxaana jabhaddii ugu horeysay ee dagaal la gasha xukuumadii Max'ed Siyaad ay ahayd SSDF, taasoo uu dhisay Madaxweynaha hada C/llaahi Yuusuf.

 

Jahadii USC oo la aasaasay [Jan 12, 1989] ayaa ku guulaysatay inay xukunka ka tuurto xukuumadii Gen. Barre; waxaana wixii xiligaas ka dambeeyay ay Somalia cagaha la gashay dagaalo sokeeye iyo fowdo.

 

Somaliland ayaa ku dhawaaqday sanadkii 1992 inay gooni isku taagtay ayna ka goosatay Somalia, waxaana dalkaas ismagacaabay haanta ka jirta nabadgalyo la isku haleyn karo.

 

Puntland ayaa iyaduna sameysatay Maamul Goboleed, halkaasoo ah goob nabadoon; waxaana laga sameeyay dowlad uu madaxweynihii ugu horeeyay ka noqday C/llaahi Yuusuf Axmed Madaxweyaha haatan ee Jamhuuriyada Somalia.

 

Weli waxaa jira fowdo iyo amaandaro ka taagan koonfurta Somalia, iyadoo la ogyahay in dhowr jeer la dhisay dowlado, balse ku guulaysan waayay inay Muqdisho ka shaqeeyaan.

 

Garowe Online, Muqdisho

 

*************************************************

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Somalia is a brutal little place without Jaale Siyaad in it. Even in knowing how horrible of a dictator he was, and all the atrocities he has brought upon his own people, I still miss the man. Odayga caqlaa ka buuxay [AUN] dadkaan haduu isku hayay 20yrs.

 

Nuune, Octobarta waxaa ugu jeclaa nimanka, jajag jajag jag dhaho. Aboo xaa ku shiir eh, walahi guriga dhexdiisa laga soo urin jiray [istaqfurulah] Gurigeena hortiisa ay soo mari jireen, subaxdii salaadii aan banaanka kuraas sii dhigan jirnay..

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Damn you're OLD! Forget I ever stalked your PM grandma...I don't know what I was thinking, to have thought that you were a fly young mamasita. Must be that unholy CB I've been abusing the heck out of lately. icon_razz.gif

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by NGONGE:

DQ, bila adab bad eska tahay ninyaho. Xaasaska maxa luuqyadood ku geeyaay?
:D

Waryaaaaaa! Wallahi wad horumartey... :D:D:D

 

Oktobaaaar wa tee wa tumaaaaaa

waa tayadiiiiiiiii!

Hadeysey tahey maxaa lagu tilmama...?

.......anyone...!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jamster   

^ More importantly why xaasasku luuqyadoodu ufuranyihiin? Though I doubt DQ will knock the door of married women knowingly neither would a married Nephthys answer it without her Muxrim.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this