Sign in to follow this  
General Duke

Addis Ababa: [Update]Ahlu Sunna militia join governemnt get 5 ministers no PM

Recommended Posts

DF & Ahlusunna oo heshiiyay

18 Feb 18, 2010 - 8:37:19 AM

 

AKHRI: Ahlu Sunnah oo dalbatey Ra'isal wasaaraha Somalia

AKHRI: Ahlusunna oo loo diiday xilka RW: warar

 

Ururka Ahlusuna iyo Dowladda Somalia ayaa heshiis ku gaaray Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia oo uu uga socday shir muddo laba todobaad ah qaatay, kaasoo laga qariyay indhaha saxaafadda caalamka.

 

Heshiiskan ay gaareen oo aan weli la saxiixin ayaa dhigaya in kooxda Ahlusuna ay 5-wasiir iyo hal wasiir u dowle, sidoo kalena ay xubno muhim ah ku yeeshaan baarlamaanka oo ah golaha sharci dajinta.

 

Wafdiga ahlusuna ku matalaya shirka ayaa la sheegay inay ka tanaasuleen xilka ra'iisul wasaaraha oo ay markii hore dalbadeen, balse waxay sheegeen inay doonayaan taas badalkeeda inay helaan wasaaradaha Gaashaandhigga, Maaliyadda iyo Lacagta, Arrimaha Dibadda, Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Wasaaradda Dastuurka.

 

Dowlada iyo Ahlusuna sidoo kale ku heshiiyay in la isku dhafo ciidamada, taasoo noqonaysa markii ugu horeysay oo ciidamada dowlada iyo kuwa Ahlusuna oo dagaal kula jira Islaamiyiinta Somalia ay yeeshaan hal hogaan.

 

Sidoo kale heshiiska ayaa waxaa ka mid ah in ururka Ahlusuna uu safiiro ka noqdo dalalka ugu muhisan ee dowlada Somalia ay xiriirka la leedahay, sidoo kalena ay qayb ka noqoto taliska guud ee ciidamada Somalia.

 

Wafdiyada dowlada iyo Ahlusuna ka kala socda ayaa la sheegay inay heshiiskan isku afgarteen, inkastoo uu dhinac walba weli ka baaqsanayo inuu saxiixo inta la isku raacayo, waxaana lagu wadaa in labadan dhinacay u kala laabtaan kooxihii ay kala matalayeen.

 

Shirka lagu gaaray heshiiskan oo ka socda Addis Ababa ayaa waxaa garwadeen ka ah Ra'iisul wasaaraha Ethiopia Meles Zenawi, waxaana uu ka dhashay in heshiiskan la qabto shir ay Sheekh Shariif iyo Meles ku yeesheen dalka Ethiopia horaantii bishan.

 

Ururka Ahlusuna ayaa waxaa wafdigooda hogaamiyaha sarkaal sare oo ururkaas ka tirsan, kaasoo lagu magacaabo Macalin Max'ud Sh. Xasan, halka DF wafdigeeda uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyada ahna Ra'iisul wasaare ku xigeen Shariif Xasan Sh. Aadan.

 

Heshiiskan ayaa wuxuu mar kale balaarinayaa dowlada Sh. Shariif uu hogaaminayo oo lagu soo dhisay dalka Jabuuti 2009, taasoo ka kooban laba dhinac oo isku tagay, iyadoo Ahlusuna ay noqon doonto dhinac sadexaad oo ku biira

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Heshiiskan ay gaareen oo aan weli la saxiixin ayaa dhigaya in kooxda Ahlusuna ay 5-wasiir iyo hal wasiir u dowle, sidoo kalena ay xubno muhim ah ku yeeshaan baarlamaanka oo ah golaha sharci dajinta.

 

Wafdiga ahlusuna ku matalaya shirka ayaa la sheegay inay ka tanaasuleen xilka ra'iisul wasaaraha oo ay markii hore dalbadeen, balse waxay sheegeen inay doonayaan taas badalkeeda inay helaan
wasaaradaha Gaashaandhigga, Maaliyadda iyo Lacagta, Arrimaha Dibadda, Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Wasaaradda Dastuurka.
:D

 

So gone is Sakin, Yarisow, Jangeli, Abdulkadir Ali Omar, just to save our Sharmarke...HAAAAAAA..

Share this post


Link to post
Share on other sites

The deal if it comes to fruition will give Ahlu Sunnah five ministerial posts. One of the ministerial posts will come from the five important portfolios, namely Finance, Defense, Interior, Foreign Affairs and Constitution.

 

Not bad at all.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The parliament will be extended to 825, as Ahlu-Sunnah will be given 275 MP's in efforts to help reconcile the country, the 275 of the origianl tfg + the 275 of the Djibouti camp who knows when this fiasco will end.

 

Honestly I believe incorporating Ahlu-Sunnah is a good step, they wield a great power and support in the central regions and thus would be able to unite the regions they're in control, under their umbrella.

 

It's the way to go.

 

They should take out one of the big ones. Either Gaashandhigga, Interior or Foreign. Shariif won't get rid of Shariif Sakiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Its all stuff and nonsense, we are back to chasing shadows.

 

Yesterday the land was being liberated from "Warlords", then from "Ethiopian" occupiers, and now from "Al Shabaab" occupiers.

 

Ahlu Sunna should be incorporated, but with 5 ministers and an enlarged parliment.

 

Yup a good deal, just like the one that created the 550 MP's in Djibouti and we have seen how successful that government has become.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wigad   

and Ethiopia keeps running the show. for the life of me i do not get why they just can't meet in muqdisho and why they always run to a foreign country for any solution.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Originally posted by Sherban Shabeel:

So duke you wouldn't mind if Sharmarke was replaced by an Ahlu Sunna commander?

smile.gifsmile.gifsmile.gif

 

 

Some of us remember when Duk used to cheer Sh. Sharif. :D

 

When seagulls follow a trawler, it is because they think sardines will be thrown into the sea. ~ Eric Cantona

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ayoub I cheered sharif hotel? No Adeer I want peace and unity and sharif has thus far failed in delivering anything. Hope the best for him but thus far he has failed. Much like out secesionists who are now seeking redemption from Maryan Mursal and Knaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

Originally posted by General Duke:

Interesting analysis in Garoweonline today..will post it here.

soo Garoweonline is your best source, :confused: this makes me wonder :Dicon_razz.gif:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

Originally posted by Sherban Shabeel:

Everyone knows the solution to all of Somalia's problems is a parliament with 1 million MPs.

heeeeeee best best best comment i have ever read :D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this