Sign in to follow this  
General Duke

Sana: Yemeni Government welcomes Puntland leadership with open arms: PICS

Recommended Posts

Madaxweynaha Puntland oo La Kulmay Wasiirka Warfaafinta Yemen

 

October 7, 20101 comment| leave your own!Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud iyo wefdi u hogaaminaayo oo maalmahaan socdaal ku jooga dalka Yemen ayaa kulan la qaatay Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Yemen.

 

Wasiirka Warfaafinta ee Dawladda Yemen Xussein Al-Lawzi ayaa xafiiskiisa magaalada Sanca ku qaabilay wefdiga Madaxweynaha Puntland oo ay kawada hadleen arrimo dhowr ah.

 

Labada masuul ayaa kawada hadlay sidii ay isu dhaafsan lahaayeen macluumaad kala duwan oo ku aadan xaaladdaha labada dal.

 

Wasiirka Warfaafinta Yemen ayaa xaqiijiyey in Yemen ay ka qayb qaadanayso soo celinta nabada iyo xasiloonida dalka Soomaaliya iyadoo ay xoojinaysa arrimaha dib u heshisiinta siduu sheegay.

 

Wuxuu sidoo kale soo hadal qaaday in Wasaaradiisa diyaar u tahay in Xukuumada Puntland ka caawiso dhanka horumarinta arrimaha Warfaafinta.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa isaguna ka hadlay oo faahfaahiyey socdaalkiisa dalka Yemen isagoo sheegay in waxyaabaha uu halkaas u tegay ay kamid tahay inuu madaxda Yemen uga warbixiyo xaaladda Soomaaliya ka taagan iyo sababaha ka danbeeyey asaaska Puntland.

 

Wuxuu sidoo kale ku dheeraaday xaalada xilligaan ka jirta degaanada Puntland isagoo aan meesha ka saarin in maamulkiisu dagaal kula jiro waxaa uu ugu yeeray argagaxiisada.

 

Wefdiga Madaxweynaha Puntland ayaa kulamo kala duwan la qaatay Wasiirada Dawladda Yemen oo ay kamid yihin Wasiirada arrimaha gudaha iyo dibada.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yemen oo Sheegtay In Puntland Ka Caawinayso Horumarinta Kaluumaysiga

 

October 7, 20100 comments| leave your own!Dawladda Yemen ayaa sheegtay in Dawladda Puntland ay ka taageerayso arrimaha horumarinta Kaluumaysiga kadib markii masuuliyinta labada dhinac ay kulan wada qaateen.

 

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole iyo Wasiirka Kaluumaysiga Yemen Maxamed Shamlaan ayaa shalay ku kulmay magaalada Sanca ee Caasimada Yemen,waxaana ay kawada hadleen arrimaha Kaluumaysiga iyo sidii ay iskaashi u sameysan lahaayeen.

 

Wada hadalka labadaan masuul ayaa diirada saarayay in Yemen ay kaluumaysatada reer Puntland ka caawiso horumarinta xirfadooda iyadoo labada maamulna ay sugayaan amniga kaluumaysatadooda maadama inta badan kaluumaysatada ay cabasho ka muujiyaan kooxaha Burcadbadeeda iyo maraakiibta shisheeye.

 

Wasiirka Kaluumaysiga Yemen ayaa xusay in muhiim tahay labada maamul ay xoojiyaan sidii loo horumarin lahaa kaluumaysiga iyadoo laga duulayo heshiisyo hore u dhexmaray oo ku aadan arrimahaan.

 

Madaxweynaha Puntland Dr.Faroole ayaa isagu sheegay in maamulkiisa uu Dawladda Yemen ka faa’ideysanaayo xirfadaha Kaluumaysi isla markaana diyaar u yahay in la isaga kaashado horumarinta xirfadaha kaluumaysatada.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Yemen has been one of the most loyal friends to Somalia, with its policy with refugees and especially considering the internal struggles they face.

 

I even had a personal experience with them, where our connecting flight with Djibouti airlines never arrived in Yemen and we were stranded at the airport. They showed us incredible hospitality, offering free drinks and food. When I compare it to the poor treatment we receive in Djibouti countless times it was astonishing.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Thankful:

Yemen has been one of the most loyal friends to Somalia, with its policy with refugees

That is why the old man is there ...... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Absolutely, Yemen has had a policy for the last 20 years of automatic asylum for Somalis. Do you have any clue how many of our people have found a safe haven because of this and weren't deported back during our darkest days? (Yes I know conditions are not always good and there has been incidents of abuses), but it is better than where they came from and leads to other countries!

 

Even NW Somalis went there when the SMN hid among civilians and Siad bomb Hargeysa (both constituting war crimes), so don't laugh at other refugees when people from your enclave were once finding Shelter in Yemen.

 

Also, considering the fact they are classified as an under develop country who is facing significant internal crisis, I feel we need to commend them.

 

This article talks about how they are looking to end the policy, which I can't really argue with since they can only accept so many.

 

IRIN

 

It is very wise of the Puntland government to keep this ally close and continue visits.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Thankful:

Absolutely, Yemen has had a policy for the last 20 years of automatic asylum for Somalis. Do you have any clue how many of our people have found a safe haven because of this and weren't deported back during our darkest days?

Yes, I know Abdullahi Yusuf is one of them ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Abdullahi Yususf is still has clout ya JB, thats why Yemen will never recognise you and also why it welcomes Puntland State of Somalia with open arms.

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this