Sign in to follow this  
Sophist

Wasiirada- The New Cabinet: Not all

Recommended Posts

Sophist   

C/laahi Sheekh Ismaaciil: Dibada

Shaati Guduud: Beeraha

Yalaxoow: Wasiirka Ganacsiga

Cabdale Deerow Issaaq: Wasiirka Dastuurka

Buuba: Wasiirka Isbaheysiga Goboloda

Caato: Wasiirka Arimaha guud iyo guryenta

Saalim Yabaroow: Maaliyada

Fadal: Wasiirka Warfaafinta

Xussen Ali Xuseen: Wasiirka Tacliinta Sare

Fawsiyo Maxamed Sheekh:

Ali Cabdulaahi Cosoble: Wasiirka Waxbarasha.

Bootaan: Wasiirka Hubka dhigista Malooshiyooyinka

C/Casiis: Wasiirka Caafimaadka.

 

There are other who made it in the cabinet, the following are

 

Ali Jaamac Jengali

Xasan Abshir

Omar Yuusuf Ahmed

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr Geedi oo Galabta Ku Dhawaaqay Inta Badan Golaha Xukuumadiisa

 

Saacad ka hor ayaa lagu dhawaaqay golaha wasiirada DFKMG ah ee Soomaaliya. Xafaladii dhawaaqista wasiirada ayaa waxaa kasoo qaybgalay, Madaxweynaha, gudoomiyaha barlamaanka iyo marti sharaf kale.Lix iyo labaatan wasiir oo haatan lagu dhawaaqay ayaa magacyadoodu kala yihiin

 

 

1. C/laahi Sh.Ismaaciil Arimaha debeda

 

 

2. Cumar Finish Arrimaha diinta

 

 

3. Yuusuf Axmed Shidaalka

 

 

4. Shaati Gaduud Beeraha

 

 

5. Cali Jaamac Boostada

 

 

6. C/laahi Deeroow Dastuurka

 

 

7. Bare Hiiraale Dib u dhiska

 

 

8. C/raxmaan Cali Gaadiidka Cirka

 

 

9. Muuse Suudi Ganacsiga

 

 

10.Sh. Aadan Madoobe Garsoorka

 

 

11. Xuseen Maxamad Hidaha iyo dhaqanka

 

 

12. Fowsiyo Maxamad Horumarinta Dumarka

 

 

13. Xuseen Faahiye Xanaanada xoolaha

 

 

14. Maxamad Bootaan Tababarka dablayda iyo isdhexgelka

 

 

15. Ismaciil Buubaa Iskaashiga Gobolada

 

 

16. Xassan Abshir Kaluumaysiga

 

 

17. Saalax Ibrow Lacagta

 

 

18. C/risaaq Xassan Diiriye Qorshaynta iyo xiriirka Caalamiga

 

 

19 Ibraahim Xassan Shaqaalaha

 

 

20. Cabdi Tarax Warshadaha

 

 

21. C/laahi Cosoble Waxbarshada

 

 

22. Warsame Cali Dhalinyarada

 

 

23. Maxamad Maxamuud Cali Dalxiiska

 

 

24. Cusmaan Caato Hawlaha Guud

25. C/casis Sheekh Yuusuf Caafimaadka

 

 

 

Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Gaashaandhiga, Maaliyada ayaa ka mid ah wasiirada aan weli la magacaabin.

 

Webmaster@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Kulankan waxaa goob joog ka ahaa Madaxwaynaha Soomaliya Mudane Cabdulaahi Yuusuf Axmed Wasiirka koowaad ee Soomaliya Prof Cali Maxamed Geedi Madaxwayne ku Xigeenka wadanka Kenya ahna wasiirka Arimaha dibada Mudi Awori Ambasator Kiblag oo ahaa Wakiilkii wadanka Kenya ee Shirka Soomaalida iyo IPF ,

 

 

Wasiirka waxa u wasiiradiisa ukla qaybiyay Sidan

 

 

1-Wasiirka Arimaha Dibada C/laahi Sh Ismaaciil

 

2-Wasiirka Awqaafta iyo Arimaha Diinta Cumar Maxamuud Cumar Finish ]

 

3-Wasaarada Batroolka iyo Tamarta Yusuf Axmed Maxamed

 

4-Wasaarada Beeraha Xasan Maxamed Nuur Shaati Guduud

 

5-Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Axmed Jaamac Jingali

 

6-Wasaarada Dalxiiska iyo Ilaalinta DeegaankaAxmed Maxamed

 

7-Wasaarada Tastuurka iyo Arimaha Federaalka C/la Deeroow *****

 

8-Wasaarada Dhalinyarada iyo Isbooritiga Maxamed Warsame Cali

 

9-Wasaarada Dib u dhiska iyo Dib udajinta Bare Jaamac Shire

 

10-Wasaarada Gaashaandhiga Cabdirixmaan Maxamuud

 

11-Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Cali Ismaaciil Cabdi Giir

 

12-Wasaarada Ganacsiga Al Xaaj Muuse Suudi Yalaxow

 

13-Wasaarada Garsoorka sh Adan Madoobe

 

14-Wasaarada Hoowlaha Guud iyo Guryanta Cusmaan Xasan Cali Cato

 

15Wasaarada Hidaha iyo Tacliinta Sare Xuseen Maxamuud Sh Xuseen

 

16-Wasiirka Horumarinta iyo Daryeelka Qoska Foowsiyo Maxamed Shiikh

 

17-Wasaarada Xanaanada iyo Xoolaha Xuseen Ceelaabe Faahiye

 

18-Wasaarada Dhaqan Celinta maleeshiyooyinka Maxamed Bootaan

 

19-Wasaarada Iskashiga Gobolka Ismaaciil Maxamed Hure Buubaa

 

20Wasarada Kaluumaysiga iyo khayraadka Bada Xasan Abshir Faarax

 

21-Wasaarada Maaliyada Saalim Cali Yabaroow

 

22-Qorsheenta iyo Iskaashiga Caalamiga C/risaaq Cusmaan Xasan

 

23-wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Ibraahin Adam Xasan

 

24-Wasaarada Warfaafinta Cali Fiqi

 

25-Wasaarada Warshadaha Cabdi Maxamed Tarax

 

26Wasaarada Waxbarashada Cali Cabdulaahi Cosoble

 

27-Wasaarada Caafimaadka C/Casiis Sh Yuusuf

 

Afar wasiir oo ka mida wasiirrada doowlada Federaalka Kumeelgaarka ah ayaa ku jira wada tashi waxaa manta Xilkooda loo dhaariya Wasiiro ka mida Xubnaha kolaha Wasiirada Soomaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

1-Wasaaradda Arrimaha Dibedda Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil

 

2-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Cumar Maxamed Maxamuud (Filish)

 

3-Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta Yuusuf Axmed Maxamed

 

4-Wasaaradda Beeraha Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud)

 

5-Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Cali Axmed Jaamac (Jangali)

 

6-Wasaaradda Caafimaadka Cabdicasiis Sh.Yuusuf

 

7-Wasaaradda Dalxiiska iyo ilaalinta Deegaanka Maxamed Maxamuud Xayd

 

8-Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Cabdalla Deeroow *****

 

9-Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Maxamed Warsame Cali

 

10-Wasaaradda Dib u Dhiska iyo Dib u Dejinta Barre Aadan Shire ( Hiiraale)

 

11-Wasaaradda Gaashaan dhigga Cabdiraxmaan Maxamuud Cali

 

12-Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Cali Ismaaciil Cabdi Giir

 

13-Wasaaradda Ganacsiga Muuse Suudi Yalaxoow

 

14-Wasaaradda Garsoorka Sh.Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)

 

15-Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta Cusmaan Xasan Cali (Caato)

 

16-Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare Xuseen Maxamuud Sh.Xuseen

 

17-Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Daryeelka Qoyska Fawsiya Maxamed Shiikh

 

18-Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Xuseen Ceelaabe Faahiye

 

19-Wasaaradda Dhaqan celinta iyo Tababarada Maleeshiyooyinka Maxamed Bootaan

 

20-Wasaaradda Iskaashiga Gobolka Ismaaciil M.Hurre Buubaa

 

21-Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Xasan Abshir Faarax

 

22-Wasaaradda Maaliyadda Saalim Caliyow Ibrow

 

23-Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdirisaaq Cusmaan Xasan

 

24-Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Ibraahim Aadan Xasan

 

25-Wasaaradda Warfaafinta Cali Faqi

 

26-Wasaaradda Warshadaha Cabdi Maxamed Tarrax

 

27-Wasaaradda Waxbarashada Cali Cabdullaahi Cosoble

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

1-Wasaaradda Arrimaha Dibedda Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil.....Will make sure that Ethiopia is happy at all times and at any cost :D

 

2-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Cumar Maxamed Maxamuud (Filish).....Warlord ande Islam,I already see it the Washington Post,move over Islamic extremist usher in the Muslim warlord

 

3-Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta Yuusuf Axmed Maxamed....No idea who he is but forget Batroolka keyword here is Tamarta(energy in Somali)Something Somali men have been accused of lacking when it matters most :D

 

4-Wasaaradda Beeraha Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud).....Best fertilizer for a banana farm....Human blood

 

5-Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Cali Axmed Jaamac (Jangali).....HELLLOOOO,for a silent hello

 

6-Wasaaradda Caafimaadka Cabdicasiis Sh.Yuusuf...Gonnerrehea epidemic

 

7-Wasaaradda Dalxiiska iyo ilaalinta Deegaanka Maxamed Maxamuud Xayd...A tenfold increase in tourist visa applicants after his appointment

 

8-Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Cabdalla Deeroow Isaaaq.....Warlord with no formal education.Wondering how he will interpret a constitution written by Swahili laywers

 

9-Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Maxamed Warsame Cali.....Is target practice on a Farax a legit sport???

 

10-Wasaaradda Dib u Dhiska iyo Dib u Dejinta Barre Aadan Shire ( Hiiraale)....Killer and looter,hablaha Xamar joogaa waa in eey googarada ku dhagaan imika... :D

 

11-Wasaaradda Gaashaan dhigga Cabdiraxmaan Maxamuud Cali...This is the funniest,defense minister in a nation where even the ants are armed with an AK47

 

12-Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Cali Ismaaciil Cabdi Giir....Missing one more portofolio,Badda

 

13-Wasaaradda Ganacsiga Muuse Suudi Yalaxoow....I heard he's weak on Math,started reading ministeries for dummies after his nomination

 

14-Wasaaradda Garsoorka Sh.Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)....An attorney General whose also sheikilla(defined in the Gediid dictionery as a quasi Sheikh with tendency to kill only when needed)

 

15-Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta Cusmaan Xasan Cali (Caato).....Weed anyone

 

16-Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare Xuseen Maxamuud Sh.Xuseen....Culture,thought it become obsolute in the Somali vocab???

 

17-Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Daryeelka Qoyska Fawsiya Maxamed Shiikh....Feminist feminist Feminsit :D

 

18-Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Xuseen Ceelaabe Faahiye...He has the best job,Somalis are now classified as Animals and taming them back to the human race is his responsibity

 

19-Wasaaradda Dhaqan celinta iyo Tababarada Maleeshiyooyinka Maxamed Bootaan....MOOORYAAAN boot camp director

 

20-Wasaaradda Iskaashiga Gobolka Ismaaciil M.Hurre Buubaa....Maybe the only real Dr but but responsible for making sure the neighbours pass salt n sugar when they short

 

21-Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Xasan Abshir Faarax....His appointment send shockwaves through the sea,I have heard of Somali refugees but now I hear our fish are seeking assylum in Yemen :D

 

22-Wasaaradda Maaliyadda Saalim Caliyow Ibrow...Job is to decipher the complex world of politics to Muse Sudi

 

23-Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdirisaaq Cusmaan Xasan... :eek:

 

24-Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Ibraahim Aadan Xasan....Does this include the Jaad dealers in London and Minnisota...

 

25-Wasaaradda Warfaafinta Cali Faqi...Dr Goebbels reincarnate

 

26-Wasaaradda Warshadaha Cabdi Maxamed Tarrax...His priority should be a condom factory,we need that after all Somalis are only a burden to this peaceful world

 

27-Wasaaradda Waxbarashada Cali Cabdullaahi Cosoble.....His success will be measured by how many ministers learn to read n write after the 5 year term is up ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Inta rag Soomaaliyeed ee Diinteena macaan Allah baray kuna dhaqma, baa maanta wasiirka Diinta loo doortay Cumar Maxamed Maxamuud "Filish" What are we thinking????

 

Runtii waa arin laga naxo una baahan in dib loo fakaro waxa aan ka sugeyno dadkaa isku sheegaya inay dalkii inoo hagaa jindoonaan at the same time siday doonaan ka yeelaayo....Waa arin Caajiib ah isla markaana u baahan Culimada Soomaaliyeed inay arintan si dhab ah oga fiirsadaan ayagoo waliba si qoto dheer ah u eegaya dhibaatooyinka ka imankara arintan......

 

Wabillaahi Towfiiq:.....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

the final list

 

1-Wasaaradda Arrimaha Dibadda Cabdullahi Sheikh Ismaciil

 

2-Wasaaradda Awqaafta / Diinta Cumar Maxamed Maxamud (Finish)

 

3-Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta Yuusuf Axmed Maxamed

 

4-Wasaaradda Beeraha Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud)

 

5-Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Cali Axmed Jaamac (Jangali)

 

6-Wasaaradda Caafimaadka Cabdicasiis Sh.Yuusuf

 

7-Wasaaradda Dalxiiska iyo ilaalinta Deegaanka Maxamed Maxamuud Xayd

 

8-Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Cabdalla Deeroow *****

 

9-Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Maxamed Warsame Cali

 

10-Wasaaradda Dib u Dhiska iyo Dib u Dejinta Barre Aadan Shire ( Hiiraale)

 

11-Wasaaradda Gaashaan dhigga Cabdiraxmaan Maxamuud Cali

 

12-Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Cali Ismaaciil Cabdi Giir

 

13-Wasaaradda Ganacsiga Muuse Suudi Yalaxoow

 

14-Wasaaradda Garsoorka Sh.Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)

 

15-Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta Cusmaan Xasan Cali (Caato)

 

16-Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare Xuseen Maxamuud Sh.Xuseen

 

17-Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Daryeelka Qoyska Fawsiya Maxamed Shiikh

 

18-Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Xuseen Ceelaabe Faahiye

 

19-Wasaaradda Dhaqan celinta iyo Tababarada Maleeshiyooyinka Maxamed Bootaan

 

20-Wasaaradda Iskaashiga Gobollada Ismaaciil M.Hurre Buubaa

 

21-Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Xasan Abshir Faarax

 

22-Wasaaradda Maaliyadda Saalim Caliyow Ibrow

 

23-Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdirisaaq Cusmaan Xasan

 

24-Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Ibraahim Aadan Xasan

 

25-Wasaaradda Warfaafinta Cali Faqi

 

26-Wasaaradda Warshadaha Cabdi Maxamed Tarrax

 

27-Wasaaradda Horumarinta Dooxada Juba Cabduqadir X.Maxamed (Lugadheere)

 

28-Wasaaradda Amniga Eng. Xuseen Caydiid

 

29-Wasaaradda Arimaha Guddaha Qanyare Afrax

 

30-Wasaaradda Waxbarashada Cali Cabdullaahi Cosoble

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hilarious Gadiid :D Thanks the energy you spent on research of our new cabinet. For last 14 years they had our country hostage now they are put on the spot lets see what they do.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

4-Wasaaradda Beeraha Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud).....Best fertilizer for a banana farm....Human blood

15-Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta Cusmaan Xasan Cali (Caato).....Weed anyone

Gediid man looooooooooooool :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

QUANTUM LEAP...lol@Qualifications:

 

I think I can list some:

 

Having a close relationship with Ethiopia or simply being a spy for them.

Having blood on the hands

Being Ex Somali minister's son

Coming from an armed clan

knowing how to destroy rather than build

Need I say more....?

 

 

"Haddii nimaan talin jirin uu taliyo, nimaan tegi jirin baa taga"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Qoute "Being Ex Somali minister's son"

 

Is that by an chance reffering to the Minster of Isgaarsiinta iyo Boostada? In addition to that, the old boy is Oxford graduate and had become the ever youngestt first Sectretary of our embasies-- Washington to be precise.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Qunatum.

 

I know atleast around ten who are educated enough to make cabinet minsters in Britain-- of course with the right colour!! Laakiin hade,

 

We need to understand one thing, this is a country that is emerging out of ruins; dadkaan aan ku meel gaarno.

 

Qofkii hada xiniinyo iyo aqoon isbidaya waa inuu wadankii aadaa, and offer thier services to the our state.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   
Originally posted by Sophist:

Qofkii hada xiniinyo iyo aqoon isbidaya waa inuu wadankii aadaa, and offer thier services to the our state. [/quote

 

eh...!which state..? The Somalia state or the Ethiopian state..?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this