Sign in to follow this  
General Duke

Hargaysa: Gunmen attack house of former Riyaale Finance Chief [Cawil] one dead..

Recommended Posts

Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland oo ka hadlay Dil ka dhacay Gurigiisa

 

Khamiis, 14 October 2010, (HOL)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyada Somaliland Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa ka hadlay dil ka dhacay Gurigiisa magaalada Hargeysa, ka dib markii Nin hubaysani uu dilay mid ka mid ah Ciidankii Ilaalada u ahaa Cawil.

 

Wasiirkii hore ee Maaliyadda Mr. Cawil ayaa sheegay in mid ka mid ah Ilaaladiisii oo magaciisa la odhan jiray Muuse Biriig Gude uu shalay geeriyooday ka dib markii uu rasaas ku dilay mid ka mid ah rag hubaysan oo shalay ku duulay Gurigiisa maagalada Hargeysa. Cawil wuxuu sheegay in shalay gelinkii hore saddex nin oo Gaadhi wataa ay is-hortaageen Gurigiisa, isla markaana mid ka mid ahi ka degay oo uu doonay in uu Guriga galo, hase yeeshee, uu is-hortaagay Askari ka mid ah Ilaaladii Cawil, taasina ay keentay in uu Ninkii hubaysnaa uu toogto Askarigii. “Sidaasi ayaanu ilaahay ha u naxariistee ku geeriyooday, nimankiina sidaasi ayay ku baxsadeen ooillaa imika lama hayo,” ayuu yidhi Cawil Cali Ducaale.

 

Mar Cawil uu ka hadlayay in la aqoonsaday ninka dilka geystay iyo in kale, ayaa wuxuu sheegay in Ciidamadii Dembi-baadhista ee u yimi ay u sheegeen in uu iyaga ka tirsanaa, balse aan wali gacanta lagu dhigin oo lagu daba joogo. Waxaanu intaa ku daray oo uu sheegay in Askarigii geeriyooday ay qoyskoodii codsadeen in aan laga aasin, waxaanu tilmaamay in Maydkii uu yaallo Cusbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa, waxaanu intaasi ku daray inay aasi doonaan marka ay u yimaadaan qaar ka mid ah qoyskiisii.

Cawil kale oo uu xusay in aanay jirin cid xukuumadda ka socota oo arrintaa kala soo hadashay ama u timi markii dilku dhacay, taas oo uu ku dhaliilay.

 

Cawil waxa uu sheegay oo kale in aanay jirin wax ka dhaxeeyay Askariga la dilay iyo ragga dilka fuliyay, balse uu rumaysan yahay in ay isaga u socdeen. “Dadka waxay igu yidhaahdeen nimankani Aniga ayay ii socdeen, hase yeeshee askariga ayaa u diiday inay galaan qolkii aan ku jiray,” ayuu yidhi Cawil.

 

 

 

Barkhad M. Kaariye Hiiraan Online

 

barqad@hiiraan.com

 

Hargeisa, Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirkii hore ee Maaliyadda Mr. Cawil ayaa sheegay in mid ka mid ah Ilaaladiisii oo magaciisa la odhan jiray Muuse Biriig Gude uu shalay geeriyooday ka dib markii uu rasaas ku dilay mid ka mid ah rag hubaysan oo shalay ku duulay Gurigiisa maagalada Hargeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cawil's house is just two blocks away from my office and i was there when this happened yesterday. The guy killed the guard coz he had a beef with him on some money ... they also from the same family (close relatives).

 

Cawil simply wants to politicize it and make himself important that he has been targeted. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

Cawil's house is just two blocks[/b
away from my office and i was there when this happened yesterday. The guy killed the guard coz ...................................................

Cawil simply wants to politicize it
:D

So this is part of the Qad wars I guess... "They had beef", so now you come armed to a house and execute a man cause you had beef? Cajib.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A personal guard of a former all powerful Minister was executed in the middle of Hargaysa, and you laugh?

 

You either have a warped sense of humour, or this is troubling you a great deal..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

Cawil's house is just two blocks away from my office and i was there when this happened yesterday. The guy killed the guard coz he had a beef with him on some money ... they also from the same family (close relatives).

 

Cawil simply wants to politicize it and make himself important that he has been targeted.
:D

Thanks for letting us know that they are from the same family.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirkii hore ee Wasarada Maliyada Somaliland oo Gurigiisa lagu weerarey,hal qof oo dhintey

Posted by admin on October 14th, 2010

 

Hargeysa(Puntlandi.com) Wasiirkii hore ee Maaliyada Somaliland Xuseen Cali Ducaale ayaa koox hubeysan gurigiisa ku weerartey xaley magaalada Hargeysa, Waxeyna dileen mid kamida ilaaladiisa, Xabado badan ayaa ka dhacey guriga ,kooxdii werarka soo qaadey waxey la carareen Baabuur uu lahaa Wasiirku.

 

Warar hoose ayaa noo sheegey in Raga weerarka soo qaadey ay ka tirsanaayeen Ciidanka Dambi baarista CID Hargeysa

balse lama sheegin sababta ay ciidankaan ka tirsan Dowlada falkaan usameeyeen.

 

Hargeysa

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
who-me   

Even clowns know when not to laugh despite their peculiar sense of humor but i am afraid mr Xaji does not..

 

Originally posted by General Duke:

A personal guard of a former all powerful Minister was executed in the middle of Hargaysa, and you laugh?

 

You either have a warped sense of humour, or this is troubling you a great deal..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by General Duke:

quote: Wasiirkii hore ee Maaliyadda Mr. Cawil ayaa sheegay in mid ka mid ah Ilaaladiisii oo magaciisa la odhan jiray Muuse Biriig Gude uu shalay geeriyooday ka dib markii uu rasaas ku dilay mid ka mid ah rag hubaysan oo shalay ku duulay Gurigiisa maagalada Hargeysa

Hargeysaawi style iga dheh smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Of course JB will minimize this, like he does with every other killing that takes place, so I am pretty sure he is not a neutral source. The former minister doesn't know the shooter, but JB does.....lol.

 

So this guy had a beef with the guy from his family and killed him while he is at work? Where there are other guards present?

 

I doubt they are from the same family, and that the minister has a motive to publicize it. Yeah guys from the same family will settle the score at the persons work. Sure!

 

Maybe there is issue simmering between the former admin and the current one??

 

Doesn't some of the current supports of Silanyo admin claim that the previous one left the countries finances in poor shape?

 

The fact it was the former finance ministers house that was targeted is too coincidental!

 

We will see!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this