Sign in to follow this  
General Duke

Garowe: Response to the TFG on Oil.

Recommended Posts

PL oo ka jawaabtey hadalkii Wasiirka Batroolka DFKMG

4 Mar 4, 2010 - 6:42:59 AM

 

Warsaxafadeedkaan 4 March,2010 ayaa lagu sheegey in aad uga xun tahay hadal maalintii shaley kasoo yeerey Wasiirka Batrolka Dowladda Federaalka.

 

Hadlkaan dowladda Puntland soo saartey oo ahaa mid aad u kooban ayaa lagu yiri " Waxaa aad uga xunhahay in Wasiirka Batroolka [goonjeex] sii daayo warbixin noocaan oo kale ah isaga oo aan ka arimin xarunta dowladiisa islamarkaasna aan tagi karin gobolka uu kasoo galey dowladda uu xilka u hayo."

 

Wasiirka Batroolka Dowladda Federaalka ahna ku-xigeenka Ra'isal Wasaaraha Somalia ayaa warsaxafdeed in shirkadaha shisheeye ee ka sameynaya horumarinta maamulada ka jira Somalia aysan toos heshiis ula gali karin balse soo maraan xukuumadooda.

 

Dowladda Puntland oo laheyd maamul muddo 11 sano ah jirey ayaa heshiisyo la gashey shirkado iyo dalal ku sameeya maamlgalin hurumarineed.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Maaddeey:

Dawladda Puntland

 

Dawladda federaalka

 

ma laba dawladood oo Paralleh ah baa?
:D

lol...Dowladda Beesha iyo midda dalka waaye... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abwaan:

quote:Originally posted by Maaddeey:

Dawladda Puntland

 

Dawladda federaalka

 

ma laba dawladood oo Paralleh ah baa?
:D

lol...Dowladda Beesha iyo midda dalka waaye...
:D
:D:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Originally posted by Abwaan:

quote:Originally posted by Maaddeey:

Dawladda Puntland

 

Dawladda federaalka

 

ma laba dawladood oo Paralleh ah baa?
:D

lol...Dowladda Beesha iyo midda dalka waaye...
:D
:D:D:D:D wuu qasmay kan yar markuu af somaliga bartayba reerka baa dowlad ah baa lagu ababiyay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

Originally posted by Abwaan:

quote:Originally posted by Maaddeey:

Dawladda Puntland

 

Dawladda federaalka

 

ma laba dawladood oo Paralleh ah baa?
:D

lol...Dowladda Beesha iyo midda dalka waaye...
:D
:D:D:D:D:D :Dspot on :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Why some people still are opposed to federal system when it is the only solution for Somalia at this time in our history. If you are Shabaab supporter, I can understand because the wadaads are after theocracy system but what is the reasoning for others?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^PA, sida wax loo qoray ma kula qaldana miyaa? 'Dawlad Goboleed' hadduu iska dhihi lahaa yaa ka hadli lahaa?

isaga oo aan ka arimin xarunta dowladiisa islamarkaasna aan tagi karin gobolka...

^waxaad mooddaa ineysanba iyagu Dawlad-nimoba u aqoonsaneyn!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Sida ay isugu dhererinayaan Dawladda Federaalka ayaan la yaabay uun, is deji sxb waxaad difaacdo meesha ma yaallaan!

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

CHE, do u? I thought u were a shabab supporter? Did u change?

 

 

P.s. People, please let us know when u change ur political stances haddii kale waan idinku wareereynaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this