Sign in to follow this  
BN

Amin Amir on the Shariff.....

Recommended Posts

BN   

shariif%20xasan%20copy.jpg

 

Cartoons uu sameeyay farshaxaniistaha weyn ee Amiin Caamir oo lagu daadiyay Muqdisho balse maxaa loo fasirtay.

 

 

 

Waaga Cusub News Online, Muqdisho

 

Cartoons uu sameeyay Farshaxaniistaha weyn ee Amiin Caamir ayaa lagu daadiyay Hoteladda ay degan yahiin xubnaha labada gole ee Muqdisho.

 

Cartoons-kaas oo dad badan ay ka caroodeen ayaa muujinayay Gudoomiyaha baarlamaanka oo ah qori weyn oo ku xiran gaari isagoo soo qaatay koofidii uu caanka ku ahaa.

 

Qorigaas waxaa ridayay oo Gaandhari ka ahaa Maxamed Qanyare Afrax ,waxaana gaarigga hoos fadhiya Cusmaan Caato iyo Musa Suudi oo u riyaaqaya.

 

Dadka ka carooday oo u badan Xildhibaano iyo Wasiiro ayaa waxay leeyahiin Amin Caamir wuxuu meel uga dhacay Shariif Hassan oo uu ka dhigay nin aan ku shaqeeyn Maskaxdiisa oo ku hoowlgala tan Maxamed Qanyare.

 

Si kastaba ha ahaatee Xeeldheerayaasha waxay leeyahiin waa iska caadi Cartoon-kaas marka loo eego madaxbanaanida Jaraa’idka iyo tilmaamida wax walboo ay shacabka hadal hayaan.

 

 

 

Dahir Abdulle Alasow

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haddad   

Originally posted by M.I.L.K:

I THINK THIS ONE IS THE BEST OF AMIN HAS CAME UP WITH YET.

Do you mean THE BEST in this decade or era? Do you think it's better than this?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Soon to be published a cartoon of Caato Vs Riyaale,

 

 

the Cartoon's words or pictures will be something like this:

 

nuunecaato3lq.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this