Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu/warlord media lash out crazily at anyone..LOSING is BAD

Recommended Posts

Idaacadda BBC –da oo ka been sheegtay tiradda Xildhibaanadii ka qeeybgalay shirkii uu Dalxa gudoominayay.

 

Nairobi

 

Idaacadda BBC da laanteeda afka Soomaaliga ayaa si cad uga been sheegtay tiradda Xildhibaanadii ka qeeybgalay shirkii uu gudoominayay ku xigeenka koowaad ee gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cumar Dalxa kadib markii weriye goob joog ka ahaa shirkaas uu marya habaabiyay isagoo shacabka Soomaaliyeed u tebiyay war xaqiiqadda ka fog oo uu ku sheegayo in Xildhibaano gaaraya 145 Xubnood u codeeyeen Ciidamo shisheeye iyo halka Caasimadda noqon doonto.

 

Weriyahaas oo la xaqiijiyay inuu laaluush ka qaatay Xulluffadda Cabdilahi yusuf ayay suxufiyiintii shirkaas goobjooga ka ahayd la yaab ku noqotay kadib markii uu si cad uga been sheegay tirakoob ay si wadajir ah u sameeyeen Suxufiyiintii halkaas ku sugnaa,waxaana la yaab lagu sheekeeysta noqotay kadib markii uu adeegsaday erayadda ah waxaa codeeyay 145 Xildhibaan sida uu ii sheegay gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka taas oo dhalisay su'aasha ah miyuu Weriyaha ka maqnaa shirka sidee buu idaacad Caalami ah ku siin karaa war nuucaas ah oo ku dhisan rabitaanka cadawga shisheeye ee Soomaaliya.

 

Midka mid ah Suxufiyiinta oo dibadda u soo baxay intii uu shirka socday ayaa Waagacusub u sheegay in dabaqadda sare ee KICC lagu siinayay Weriyahaas BBC da u waramay lacag dhan kun dollar ,waxaana la arkayay isagoo dadkii hoos dhoobnaa halkaas kala hadlayo oo ku leh ma dhageeysateen BBC-da.

 

Arrintaani ayay aad uga caroodeen Suxufiyiin iyo siyaasiyiin farabadan ,waxayse arrinkaani muujineeysaa sida Idaacadda BBC da qeeybta af Soomaaliga sagxad hoose uga laalaado mar hadii ay noqotay hooyga faafinta wararka xaqiiqadda ka fog.

 

Tusaalooyinka muujinayo sida Weriyahaas xaqiiqadda u hareermaray waxaa ka mid ah kadib markii la weeydiiyay inay jireen dad codka diiday iyo kuwa ka baxay oo uu ka gaabsaday iyadoo la ogaa inay todobo Xildhibaan ku dhex caaytameen hoolka inta uusan shirka furmin ka hor kadibna isaga baxeen.

 

Si kastaba ha ahaatee Xildhibaano badan oo la soo xiriiray Waagacusub ayaa warkaas ku tilmaamay mid dacaayad ah ,waxayna Yusuf Garaad Cumar ugu baaqeen inuu raaligelin ka bixiyo warkaas uu baahiyay.

 

Xildhibaanadda ka soo horjeeda siyaasadda Cabdilahi Yusuf ayaa lagu wadaa inay saakay shir Jaraa'id ku qabtaan Nairobi si ay u soo bandhigaan tiradda ay yahiin iyo inta Xamar ku maqan si ay cadeeyn buuxda uga bixiyaan warkaas BBC da faafisay inuu yahay mid ku dhisan laaluush.

 

Idaacadda BBC da ayaa ahayd mid hore loogu yaqiin la dagaalanka musuqmaasuqa hasse ahaatee hada waxaa muuqato inay la mid noqotay idaacadda FM yada ah ee ka jira Soomaaliya kuwaas oo badankood Weriyaasha iyo maamuloyaasha ka hoowlgala uusan jirin sharci saxaafadeed xadeeya.

 

Dahir Abdulle ALasow

Waagacusub News

 

asoj@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Prof. Dalxa oo taariikhda Baal madow ka galay.

 

Minnesotta

Prof. Dalxa oo ah nin wax ku soo bartay dakhligii canshuuraha laga soo uruuriyey Shacabka Soomaaliyeed, ee Jaahilnimda iyo saboolnida la ildaran, isla markaana ka mid ahaa dadka ay danyarta soomaaliyeed sida gaarka ah ugu hanweyneyd, ayaa galay qundulka caadaqaatayaasha.

 

waxaan ka mid ahaa dadkii aadka ugu farxay in uu Prof. Dalxa noqdo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka. waxaan Profesorka bartay 1994tii, ka sakow maqal ama kor ka arag, waqti yar kadib Profesorku wuxuu noqday Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Dowladdii Jeneral Caydiid. waxaan wax ka waydiiyey sida uu u arko xilkaas iyo sida ay ugu suuro gashay in uu xilkaan ka helo. wuxuu ii sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay oo uusan horey u malaysan in uu helayo xil nuucaan ah. wuxuu kaloo ii sheegay in Shiikh Jaamac Xaaji Xuseen oo markaas ahaa Wasiirka Shaqada iyo Isboortiga aadna ay iskugu dhowaayeen Jen. Caydiid uu sabab u ahaa in Xilkaan loo dhiibo.

 

Profesorku, wuxuu ahaa nin aad iyo aad u degan oo qunyar socod ah, wuxuu aad u jeclaa in laga gudbo qaabka qoqobka ah. wuxuu ku naaloon jiray in ay soo noqoto Muqdishadii uu ku caweyn jiray, barigii uu ku soo biiray Fanka ee Heesaha hirgalay.

 

Profesorku, wuxuu ahaa nin sabool ah, isla markaana ay ka muuqato afgaabni, oo aniga shakhsiyan aan u qaatay in ay ka tahay dhowrsanaansho iyo wanaag jacayl.

 

Doorashadii G/ku/xigeenka Kowaad kadib, waxaa saxaafadduu qortay Profesor Dalxa oo noqday ninka ugu laaluush qaadashada badan Xubnaha Dowladda KMG ah, taasoo aniga aan aad uga carooday oo aan is iri (way ka been sheegayaan mar labaadna aan isku jawaab celiyey oo iri Baahida ayaa u geynaysa), marnaba la ima soo marin in uu ku dhaqaaqi doono wax Sharafkiisa iyo Qaranimada Soomaaliyeed wax u dhimaya ayuu ogaalaanayaa Profesorku. bil caksi waxaa lahaa qabqablayaashu waa ku qaldameen profesorkoo wuxuu noqon doonaa, mid ay ka shalaayaan, hal adaygiisa iyo sharci ku dhaggiddiisa.

 

Haddii uu Profesorku ku adkaysto, ama ku sii jiro wadada uu iminka qaaday wuxuu dhumin doonaa sharaf aysan soo celin karin shilimaad laga qaatay gumayste ama caadaqaatayaal sida ay qabaan xeeldheerayaal badan,waloow shirkii uu qabtay ee sharcidaradda ahaa ku dhamaaday guuldaro kadib markii ay soo xaadiriwaayeen in ka badan 124 Xildhibaan.

 

ugu danbayntii, qofkasta oo soomaali ah ama xil ka haya Dowladda Soomaaliyeed waxay dad badan fariin ahaan ugu gudbinayaan ama kula talinayaan ha u fakarin qaab nolol gaaban ee u fakar qaab nolol dheer. ku fakar markaad duqowdo ama aad tagto meel aan ehelkaa joogin in aad hesho shacab ku jecel iyo Qaran si siman wax kuugu qabta.

 

Muna Cabdikarim

 

MPLS MN USA

 

 

 

Waagacusub News

Share this post


Link to post
Share on other sites

Prof. Dhalxa oo dhabarka ka toogtay hoggaamiyeyaashii USC ee doortay, Guddoomiyaha baarlamaanka iyo xildhibaanno kale oo lagu wado in ay Xamar dhawaan aadaan kadib marka uu guddoomiyaha qabto shir jaraa'id, waliillada Talyaaniga iyo Jaamacadda carabta oo noqday kuwa kali ah oo ka socda beesha caalamka ee ka qeyb galay shirkii shalay ay in ka badan 140 xildhibaan ku ansixiyeen dhowr qodob iyo xildhibaanaddii shalay codeeyay oo xalay ku damaashaadayay guriga madaweyne Yuusuf. Ruunkinet 12/05/05

 

Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Prof. Dhalxa ayaa dhabarka ka toogtay hoggaamiyeyaashii ka tirsanaa xildhibaannada beesha USC ee u doortay jagada guddomiye ku xigeenka baarlamaanka.

 

Hoggaamiyeyaashan oo ay horboodayeen Maxamed Qanyare, Cismaan Caato iyo Muuse Suudi Yalaxow ayaa horay ballan ula galay xildhibaannada beesha Gaaljecel in ay u dooran doonaan xildhiibaan ka tirsan beeshooda ku xigeenka guddoomiyaha baarlamaanka (Click halkan Riix in kastoo si lama filaan ah saacada ka hor ay uga bexeen ballantii ay saxiixeen ayagoo markaasi daneynayay in beesha Shanaad ay u codeeyaan musharax ka mid ah musharixiintii jagada madaxweynenimada oo ka tiran beesha ****** .

 

Dhinaca kale, guddoomiyaha baarlamaanka xildhibaan Shariif Xasan iyo in ka badan 50 xubnood ayaa lagu wadaa in ay Xamar aadaan dhawaan si ay shir ugu yeeshaan magaalada Muqdisho oo ay ku sugan yihiin xildhibaanno badan oo ay isku fikrad yihiin kadib marka uu guddoomiyaha baarlamaanka qabto shir ja'raaid oo ku saabsan shirkii ay shalay yeesheen xildhibaannda soo saaray go'aannada ka soo horjeeda garabka guddoomiyaha.

 

Warka ayaa intaasi ku daraya in xildhibaannada shalay isugu yimid kulankii ay ku ansixiyeen dhowrka qodob ay xalay ku damaashaadayeen guriga madaxweyna Cabdullahi Yuusuf degan yahay ayagoo gacmaha is haysta mararka qaar koodna heesayay si ay u muujiyaan guusha ay gaareen oo aan la hubin waxa ay ku dambeyn doonto.

 

Shirkii ay shalay isugu yimaamaadeen xildhibaannadan ayaa waxaa beesha caalamka ka joogay wakiillada Talyaaniyo iyo Jaamacadda carabta u fadhiyay magaalada Nayroobi gaar ahaan arrimaha Soomaaliya.

 

"Mar dhow waxaa la filayaa in dowladda federaalka ah ee Soomaaliya yeelato laba madaxweyne, laba ra'isul wasaare iyo laba guddoomiye baarlamaan haddii aysan wax ka qaban beesha caalamka arrintan xasaasiga ah ee sii burburineysa dowladda Soomaaliya", ayuu yiri xildhibaan magaciisa qariyay oo aan wax ka weydiinay xaaladda dowladda Soomaaliya ee u qeybsantay labada garab.

 

Cabdullahi Xuseen, Ruunkinet, London

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

I don't see why it is even worthy to count the tally, since the legality of the convening of parliament without the Speaker is in question. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ You seem to suffer from something get help dear lad.

 

100 MP's can request an emergency meeting, the President can request and if there are more than 139 MP's in any sitting the floor is open. Also the fool tool Sharif was asked by everyone to attend, he obviously for whate ever reason declined every opportunity and therefore the meeting was held, it was attended by 152 MP's who passed the two resolutions. Its legal, accepted and the President's signiture is still is on the paper making it law.

 

The game is over my son. You on the other hand should be happy your man is still a minister :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Golaha wasiirada DFKM ee ku sugan magalada Muqdisho oo sheegey in ay kal soonidii kala noqdeen Ra´´iisal wasaare Geeddi

Nairobi :D:D:D:D:D

 

Golaha wasiirada ku sugan magalada Muqdisho ayaa kal soonidii kala noqday Ra´´iisal wasare Cali Maxamed geeddi kadib markii war cad uu ka soo baxay xafiiska Ra´´iisal wasare Ku xigeenka DFKM Sifir .

 

Go´´aankaas ayaa lagu sheegay markii ay arkeen sida uu ugu tuntay axdiga Ku meel gaarka ayey ku sheegeen waxii shalay ka dambeeyey in uusan mataleynin ayagoona shegay in in uusan Ra´´iisal wasaare u ahayna ma jiri doonta.wax aan amar ka qadaneynana ay ku soo gabagabeyeen hadalkoodii

 

Hadalkaan ka soo yeray wasiirada Muqdisho ayaa horu dhac u ah bur bur soo wajaha DFKMG ayadoona dhawan la sugaya in kal soonidii laga laabato madaxweynaha meeshasna ay ka bixi doonta rajadii laga lahaa bal in ay wax qabata dowlada gacan ku rimiska ah ee laga unkumay Nairobi

 

Ku noqo beejka

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Originally posted by General Duke:

^^^ You seem to suffer from something get help dear lad.

If anyone is suffering here is the person who is all consumed by tribal believes and the words of Yeey...and evidently that is not Horn.

 

100 MP's can request an emergency meeting, the President can request and if there are more than 139 MP's in any sitting the floor is open.

If you dont know anything about the constitution shut your gob. And MP's are are not Pukelanders collected from Eastleigh in order to make up the number.

You mention loosing . Let me ask you this if this God forsaken TFG grumbbles who is at most loss?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Quote:Jumatatu: You mention loosing . Let me ask you this if this God forsaken TFG grumbbles who is at most loss?

 

IF I MAY ASKER YOUR QUESTION I WOULD SAY THE SOMALI PEOPLE. NOT REER PUNTLAND BECAUSE THEY GOT THEIR GOVERNMENT WOULDN'T YOU SAY?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

 

LOL Don't share such harsh truth with him. Whether or not the TFG survives, the Somali people will always be the victims, not specifically Reer Puntland because their "man" failed his job - not that he has, yet.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

SmithNWestern telling anyone but himself, that they "suffer" from something is the most hilarious thing I have ever witnessed.

 

Smith, LIKE YOU, I am saddened that our government has reached this stage, but, UNLIKE YOU, I am saddened for a different reasons. You are depressed because you didn't expect such an outcome for that despicable old goon, while I am sadden that it is another failure to recieve our state. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Quote:HornAfrique:sadden that it is another failure to recieve our state.

 

really does look like u are happy from that smile but anyways slow your roll brother no one has failed and this government will not fail the only problem in somali is the warlord and they are going to be taking care of after that not thing is going stand in front of the Somali State.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Originally posted by M.I.L.K:

the only problem in somali is the warlord and they are going to be taking care of after that not thing is going stand in front of the Somali State.

Look at this absurd thinking...!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maanta yaa u baahan in ay soomaalia dowlada ka dhalato I beileve the answer is everyone. But the Question is Who is realy in need ??????

 

 

Soomaaliland -------> there gone in there on way.

 

Puntland --------> Moving frowed to reach there gooooooooooool.

 

 

Jowhar is very peaceful place ------> that puts them ahead.

 

Baladweeyn --------------> They now their own interst.

 

 

Kismaayo --------> ninkii soo gaara ayaa is kaleh.

 

Baydho---------> waligood waxaa kudagaalami jiray dad dano gaarha wato So they are not in the Map. couse they don't have a Gool.

 

Muqdisho -------> who will contrioll Caato may be Oh wait Yalaxoow no way may be Qanyare ups he is from weak Clane May be In dhacade. May be Ali mahdi will gain power again or C/qasim and Cadow will take over who knows we have to wait an see cames out from the gaim if the government fails.

 

 

Somali waxeey tiraah daa ciyaari waa galinka danbe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horn, unlike me you are sad. For I am happy the cabinet, president and parliment are all singing fropm the same song sheet. What ever, Jini, Jamac, or the ever dumb Sharif say will matter not...

 

As for the warlords I got some news that they have been making noises in Xamar to be given another chance...

 

The game is nearly over, but alas you will stay sad for a while longer. ;) Anyhow I hope you are ok brother Horn, jokes aside...

Share this post


Link to post
Share on other sites

What ever, Jini, Jamac, or the ever dumb Sharif say will matter not

So, in otherwords, Col. Yey wants another Madax-ka-nool as they used to call his one man show Puntland administration. :D

 

I don't think that is going to work. Sharif is not another M. Xaashi :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this