Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Security crakcdowns to start again

Recommended Posts

Maamulka gobalka Banaadir oo sheegay in howlgaladii amaanka lagu sugayay ay dib u bilaaban doonaan.

 

Maamulka gobalka Banaadir ayaa maanta shaaca ka qaaday in dhawaan magaalada Muqdisho ay ka bilaabmi doonaan howlgallo amaanka lagu sugayo si meesha looga saaro maliishiyooyinka afka duubta ee dadka laaya,iyagoo u shaqeynaya qolooyin dano gaar ah leh.

 

 

 

Maamulka gobalka Banaadir ayaa maanta shaaca ka qaaday in dhawaan magaalada Muqdisho ay ka bilaabmi doonaan howlgallo amaanka lagu sugayo si meesha looga saaro maliishiyooyinka afka duubta ee dadka laaya,iyagoo u shaqeynaya qolooyin dano gaar ah leh.

 

Gudoomiyaha gobalka Banaadir Maxamed Dheere oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in kadib marka uu ra’isul wasaraha Soomaaliya dalka dib ugu soo laabto ay ciidamada amaanku dib u bilaabi doonaan howlgaladii hakadka galay ee amaan sugida.

 

“Anagu waan joojinay dhaq dhaqaaqyadii amaan sugida ahaa sababtuna waxaa ay tahay heshiiskii lagu gaaray dalka Jabuuti oo xanibayay in dhaq dahqaaq ciidan la sameeyo,laakin taa waxaa ka faa’iideystay qolooyinka afka duubta ee dadka laaya”ayuu yidhi gudoomiyaha gobalka Banaadir Maxamed Dheere.

 

“Waxa aanu sugayno waa in ra’isulwasaaruhu uu dalka kusoo laabto oo keliya,laakin ciidamadii amaanka sugi lahaa waa diyaar”ayuu hadalkiisa sii daba dhigay guddopopmiyaha gobalka Banaadir Maxamed Cumar xabeeb “Maxamed Dheere”.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxamed Dheere”Alshabaab oo ah koox loogu tala galay diinta in ay ceebesyo ayaa masuul ka ah dilalka lala beegsado dadka wax galka ah”

 

Guddoomiyaha gobalka Banaadir Maxamed cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa ku eedeeyay ururka Al Shabaab masuuliyadda dilalka bar tilmaameedsiga ah ee ka dhanka ah shaqaalaha gargaarka iyo dadka kel ee wax tarka u leh bulshada Soomaaliyeed.

 

Guddoomiyaha gobalka Banaadir Maxamed cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa ku eedeeyay ururka Al Shabaab masuuliyadda dilalka bar tilmaameedsiga ah ee ka dhanka ah shaqaalaha gargaarka iyo dadka kel ee wax tarka u leh bulshada Soomaaliyeed.

 

”Alshabaab oo ah koox loogu tala galay diinta in ay ceebsyo ayaa masuul ka ah dilalka lala beegsado dadka wax galka ah” ayuu yidhi guddoomiyaha gobalka Banaadir maxamed dheere oo saxaafada war siiyay maanta.

 

“Niman diinta in ay ceebeeyaan loogu talagalay gaalana u adeegaaya oo la yiraahdo Takfiir qeybna ka ah Alshabaab ayaa masuul ka ah dilalka maalmahan kasoo cusboonaaday dalka”ayuu yidhi guddoomiyaha gobalka Maxamed Dheere.

 

Waxaa uu sheegay guddoomiyihu in dilalka sida gaarka ah loola eegto gaancsatada iyo nimanka ka shaqeeya hey’adaha samafalku ay yihiin shaqo ay shabaabku qabteen.

 

“aad ayaan uga xunahay dilalkii loo geystay afhayeenkii gaancsatada,guddoomiyihii guddiga agoonta iyo kii ugu dambeeyay ee lagula kacay madixii UNDP”ayuu hadalkiisa sii daba dhigay guddoopmiyaha gobalka oo sheegay in nimankani ay yihiin kuwo usoo dhar dhigtay in ay shacabka indhaha ka ridaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

But the "PM" hasn't called off his "give peace a chance" policy. What's really going on?

 

Don't leave us out in the cold, fill us in.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this