AYOUB

Lascaanod Liberated!!

Recommended Posts

AYOUB   

^^^ Her Royal Niceness might've popped in to take the mickey, but the maxaabis of this section are droolin... smile.gif;)

 

 

Shirar kala gedisan oo ka socda magaalada Laascaanood iyo wafdiyo ku soo qulqulaya.

Warkii 19-Oct-2007 iyo Qormadii: Axmed C/laahi Binow

 Waxaa magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ka socda shirar kala gedisan oo ay wadaan masuuliyiinta maamulka Somaliland ay usoo magacowday Gobolka Sool iyo waliba masuuliyiinta Golaha xukuumada iyo Baarlamaanka Somaliland.

Shirarkan ayaa waxaa looga wada hadlayaa sidoo maamulka Somaliland uu uga dhaqaajin lahaa maamul magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool oo uu hadda gacanta ku hayo kaasoo horseedi kara inay soo noqoto amnigii iyo kala danbayntii.

 

Sidoo kale shirarkan ayaa waxa barbar socda kuwo ay la lee yihiin Odayaasha dhaqanka beelaha Gobolka Sool iyo masuuliyiinta Somaliland kuwaas oo ay kala hadlayaan sidii loo taageeri lahaa maamulka hadda gacanta ku haya magalaada si wada jir ahna loola shaqayn lahaa.

 

Waxaa magaalada Laascaanood kusoo qulqulaya wafuud fara badan oo ka imanaya dhanka iyo Hargeisa kuwaas oo ay qaarna soo gaadheen kuwa kalena la filayo inay yimaadaan maalinka barri ah oo ay dadku sugayaan waxa ay la imaan doonaan.

 

Shacabka magalaada Laascaanood ayaa hadda waxa uu umuuqdaa mid lasoo qabsanaya maamulka hadda gacanta ku haya magaalada Laascaanood oo ay maalmihii hore kala hor yimaadeen banaanbaxyo iyo waliba taageero la’aan loo muujiyay taas oo hadda la moodo mid meesha kasii baxaysa.

 

Dadwyanaha reer Laascaanood ayaa markii hore waxa ay taageero ka filayeen maamulka Puntland ee meesha ka baxay kaas oo ay dad badani naawilayeen in uu soo celinayo dagaal rogaal celin ah inkasta oo ay hadda dadku arinkaasi ka niyad jabeen oo ay arkeen xaalada dhabta ah ee dhextaal Puntland haddana ay aniyadoodii caadi kusoo laabatay.

 

Dhanka kale maamulka Somaliland ayaa waxa uu wadaa shirar kala gedisan iyo kasbasho fara badan oo uu doonayo in uu ku hanto shacab waynaha magaalada Laascaanood si ay ula shaqeeyaan maamulka uuna noqdo mid hawlgala oo shaqeeya taas oo ay umarayaan Odayaal dhaqameedka Gobolka.

 

 

Axmed C/laahi Binow

Binow1@hotmail.com

info@afnugaal.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

How i wish u were There in la!

 

So, so you think you can tell Heaven from Hell,

blue skies from pain.

Can you tell a green field from a cold cell prison?

A smile from a veil?

Do you think you can tell?

And did they get you to trade your heroes for ghosts?

Hot ashes for trees?

Hot air for a cool breeze?

Cold comfort for change?

And did you exchange a walk on part in the war for a lead role in a cage?

How I wish, how I wish you were there.

We're just two lost souls swimming in a fish bowl, year after year,

Running over the same old ground.

What have you found? The same old fears.

Wish you were there.

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

Laascanood is stil under the somaliland govt  just because garaadada ku shiraya doesn’t mean it is under bugland or the non existent khatumo

It's under control of its people. No need to bring Pland into it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
LANDER   

😂. This is my reaction to this topic being revived 15 years later. Also, after all these years I have to say it is very amusing to see the same characters on here still not accepting the reality on the ground that is Somaliland. Since 2007 Somaliland has been doing nothing but WINNING against those who seem to want her downfall. Yet the naysayers are still as delusional as ever. Carry on....

Share this post


Link to post
Share on other sites
9 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

Laascanood is stil under the somaliland govt  just because garaadada ku shiraya doesn’t mean it is under bugland or the non existent khatumo

Wishful thinking is all they have. 

6 hours ago, Che -Guevara said:

It's under control of its people. No need to bring Pland into it.

It has always been. In fact, the people elected their own mayors and local council. 

The voluntary withdrawal to give space to the locals while they discuss their local issues, doesn't mean there is a complete change of power. It is just a space - nothing more nothing less. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
11 hours ago, Che -Guevara said:

It's under control of its people. No need to bring Pland into it.

And it’s people are somaliland  if it ain’t under somaliland how come the interior minister and information minister the commander of the armed forces of the eastern brigade were all in laascanood. Sool is somaliland and somaliland is sool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.