AYOUB

Lascaanod Liberated!!

Recommended Posts

AYOUB   

Somaliland oo gudaha usoo gashay Laascaanood 5 sano kadib iyo Puntland oo isaga baxday.

Warkii 15-Oct-2007 iyo Qormadii: Afnugaal

 Saaka aroortii hore ayaa ciidamada maamulka Somaliland weerar kadis ah ku soo qaadeen magaalada laascaanood weerarkaas oo ahaa mid lama filaana ayay u suura gashay ciidamada Somaliland inay gudaha u soo galaan magaalada laascaanood 5 sano oo dagaalo faraha looga gubtay dhaceen.

Waxaa jira khasaare badan oo labada dhinac ah iyadoo ay hada magaalada dhex joogaan ciidamada Somaliland halka kuwa Puntland na ay dib u gurasho sameeyeen , waxaa aad u adag wararka xaqiiqda ah ee ka jira gudaha magaalaada isgaadhsiinta oo xidhan awgeed balse dad aan la xidhiidhnay oo looga qaateena oo u dhashay Laascaanood, oo kala jooga Hargaysa iyo Garoowe ayaa noo xaqiijiyey in Ciidamada Somaliland hada ku sugan yihiin gudaha Laascanood, kuwa Puntland na ay dib u gurasho usameeyeen dhanka garoowe

Wararka danbe la soco Afnugaal oo si toosa idiin ku soo tabinaysa wararka laascaanood.

Info@afnugaal.com.

 

 

afnugaal.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

War Deg Deg: Wariye Axmed Cabdi Laahi iyo wararkii udanbeeyey dagaalada Laascaanood

Warkii 15-Oct-2007 iyo Qormadii: Axmed Cabdi Laahi

 Sida uu hada khadka telefonka Lind line ka ah ee magaalada laascaanood noogu xaqiijiyey wariyaha Shabakada Afnugaal ee Laascaanood Axmed Cabdi laahi ayaa kusoo waramaya in ciidamada Somaliland ay dhaafeen magaalada laascaanood iyagoo sii haya wadada laamiga ah ee dhanka garowe uga baxda laascaanood ...............

Sidoo kale waxaa uu wariye Axmed cabdi laahi xaqiijiyey in maagaalada ay hada u gacan gashay ciidamada Somaliland , waxaa kaloo uu intaasi ku daray in magaalada gudaheeda aysan ku jirin ciidamada Somaliland ee ka yimid dhanka waqooyiga balse ay hada magaalada gudaheeda ku jiraan ciidamo beeleedyada taageersan Somaliland halka ciidamadii Somaliland ee adhi-cadeeye fadhi jiray ee saaka soo galay laascaanood ay toos uqaadeen wadada laamiga ah ee garoowe aada iyagoo ku daba jira ciidamada puntland oo saaka dib ugurasho sameeyey.

Waxaa jirta gawaadhi lakala qabsaday ,dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaalada walooow aan la xaqiijin karin qiimaynta dhabta ah ee khasaaraha xaalada oo wali adag.

Wariya Axmed Cabdi laahi oo hada ku sugan meel wax yar u jirta kaantaroolka bariga ee magaalada  ayaa intaasi ku daray in hada uu dagaalku ka socdo agagaarka buundada maraaga leh oo 7 km dhanka garoowe ka xigta magaalada Laascaanood

Waxaa iyana hawada ka maqan ka telefoonada gacanta ee Mobile ka marka laga reebo kuwa guryaha la dhigto

Ha Mogaan warar xaqiiqda ku sulaysan ee Afnugaal iyo saacadaha soo socsa

Axmed Cabdi laahi

Afnugaal.com Laascaanood Somalia

Binow1@hotmail.com

Info@afnugaal.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Originally posted by NGONGE:

Liberated? Are you trying to annoy Duke or do you believe your own rubbish, saaxib?

Neither. Lascaanod was "de-militarized" before the malitias from Garowe decided to sneak in there and they're finally ousted. Free at last, free at last!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

LAASCAANOOD : Calanka S/land oo inta badan ka babanaya Laaska

 

 

Posted to the Web Oct 15, 07:36

 

Laascaanood:-Wararkii ugu dambeeyay ee warsidaha Puntlandpost ka soo gaaraya magaalada Laascaanood ayaa waxay ku waramayaan in magaalada inteeda badan uu ka babanayo Calanka S/land.

 

Warku , wuxuu intaasi ku darayaa in iminka magaalada ay si buuxda gacanta ugu hayaan Ciidamo-beeleed ka soo jeeda gobolka oo taageersan S/land. , ku waa soo gaaf-wareegaya gudaha magaalada.

 

 

http://www.puntlandpost.com/newspage.php?articleid=49

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Ciidanka Somaliland ayaa Guud ahaanba la wareegay Magaaladda Laascanood waxayna sidoo kale 15km koonayaasha ka dhaafen Magaaladda Laascanood iyago hada ku sugan meel ka shisheysa Laascanood waxana ay gacanta ku dhigeen maxabiis badan iyo Tikniko.

Ciidanka Somaliland ayaa Guud ahaanba la wareegay Magaaladda Laascanood waxayna sidoo kale 15km koonayaasha ka dhaafen Magaaladda Laascanood iyago hada ku sugan meel ka shisheysa Laascanood waxana ay gacanta ku dhigeen maxabiis badan iyo Tikniko.

 

Telfoonada Shirkadaha oo markii hore hawada laga saaray ayaa hada markii Ciidanka Somaliland galeen dib u soo noqday waxan hada sii toos ah Taliyayasha ciidanka Somaliland uga soo hadlaya Magaaladda Laascanood

 

Sidoo kale wararka hada nasoo gaadhaya ayaa sheegaya in 40 maxbuus oo ah Ciidanka Puntland la qabtay isla markaan 7 tikniko ah laga qabsaday Ciidanka Puntland

 

Wariye Kayse Axmed Digaale ayaa hada sii socda kuna sii  jeeda Deeganka Sool waxan uu sii socda Magaaladda Oog ee taliska Ciidanka isagoo goordhaw si toos ah wararka inooga soo tabin doona Magaaladda Laascanood  hadba wixii soo kordha kala soco Togdheer News

 

Togdheer News

Siciid Maxamed x CIsmaan

cismaan20@hotmail.com

 

War Deg Deg ah: Ciidanka Somaliland oo 15KM dhaafay Laascanood isla markan Qabtay Maxabiiis badan iyo gadiid dagaal

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

it is a shamefull act for the land and the people of darwish, to see the national removed from the city,Laas Anod is taken by the sessionist,and betrayed by its people.

 

Ayoub, celebrate while it lasts!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warkan lagu farxo in badan ayaa la sugaayey ee maanta ma soo dhacay.

 

Now that the Puntland melitia have been decisively defeated, Somaliland army should withdraw from the city center to the outskirts leaving local administration to use locals to police the streets.

 

Great news.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Easy with the propaganda and lies boys, looooool@LA liberated.

 

There was hardly any war fought between SL and Pland this morning, inside news infos say that some pro-SL local militia attacked the city and Puntland forces decided not to respond to the misguided militia. Angry locals of the city have attacked the pro-SL militia with stones as a result of the chaos two people died... confusion that only continued for only 40 minutes, that's all im hearing.... Marka bal easy with BS and knowing that "war jiraabaa cakaaruu iman" there is hardly any need to be overly excited.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

Emperor loooool

 

am afraid that will not removed the egg on your face, somaliland has been building its millitary capability within sool and has shown huge responsibility by not reacting to puntlands provocations and dessprate calls of terrorist?

 

am afraid Ethopia cannot help you and the harsh truth is somaliland is stone throw from your capital GAROWE.....

 

 

SWEET DREAMS.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Gudoomiyaha gobolka sool iyo taliyaha Bilayka ee gobolkaas oo la hadlay dadweynaha saaka

 

u_2d_2007-10-15-4-24-51f_calisandule.jpg

 

 

 

(G udoomiyaha Gobolka Sool Cali sandule)

hadhwanaag 2007-10-15 (Hadhwanaagnews) Laascaanood(HWN) Gudomiyaha gobolka sool Cali sandule ayaa maanta dadweynaha kula hadlay fagaaraha kheyriyada ee magaalada laascaanood.

 

Cali sandule waxa uu ugu baaqay dadweynaha ku dhaqan gobolka sool in ay ilaaliyaan nabadgelyda isla markaasna ay dhawraa amniga magaalada .

 

Sidoo kale waxa isna halkaasi ka hadlay Taliyaha bilayska ee gobolka sool Xuseen Taarwaaale Mr Taarwaale waxa uu ugu baaqay dadweynahi halkaasi iskugu yimi in aan dub danbe aanay jiri doonin kooto laydinku haystaa ee dadku ay ku noolaan doonaan horumar iyo bashbash barwaaqo .

 

Xaalada guud ee magaalada laascaanood ayaa degen iyadoo iyadoo ay magaalada dhaafeen ciidamdaa somaliland qiyaasti ilaa 15 kilo meter dhinaca bari

 

Cabdisalan ilkacae

Hadhwanaagnews

ilkacase1@hotmail.com  

 

u_2d_2007-10-15-4-27-51f_xuseentarwale.b

 

(Taliyaha bilayska iyo Gudoomiha goboka oo wada taagan)

 

 

u_2d_2007-10-15-4-30-54f_masuliinta.JPG

(masuulintia goboka o wada taagan)

 

Submited By hadhwanaag : 2007-10-15

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

What a naive logic you have there Qudhac... Ok lets see and examine this morning's event at LA from the news sources presented.

 

The war started at around 6:20 am in the morning and finished about 7 am ( that is only 40 min )

 

In this 40 minutes:

1. The whole of Puntland army crampled and severly defeated

2. The entire city of LA was taken by SL forces and are gearing up to siege Garowe.

3. 40 Prisoners taken and 7 technicals captured by SL ( Togdheer News reports this)

4. Only two people died in this battle, that is the death toll reported in this debacle and which died inside the city not it's saroundings where usualy heavy figh takes place or any battle fronts.

 

Marka Sxb bal isku noqor, iskana yar sug inta wax soo kala cadaanayaan waxba ha is xiijin... time, give a time, the war has started this morning and it is still in the morning in L.A, it takes sometime to get the news from there considering the situation, have some patiense, go get yourself a cold coke.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BiLaaL   

Two breakaway SOMALI regions fight over yet another SOMALI region with the Xabashi hyenas ready to assume control as soon as its 'liberated' by their SOMALI agents. Is it just me or is the Somali riddle a never-ending one? How many more regions have our enemies devised for us? Seems like our worst nightmares are just starting to dawn. Dadyahow hurdada ka kaca oo maskaxdiina isticmaala. There is no 'liberation' to speak of. No Somali is free until the Xabasha are expelled from ALL regions of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Originally posted by Dabshid:

Ayoub, celebrate while it lasts!

"Booto" and similar terms do not exist in my dictionary. What else have got to offer?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waan Ayaandaro magaalo nabad Soomaaliyeed dab la kiciyo. Say goodbye to the nabad ka jidhi waqooyi Somalia.

 

 

Ayoub...LOL@Liberated quite change on your part. My bad on my part for forgetting you are part of cult.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.