Sign in to follow this  
General Duke

Galkacyu: President Faroole to make his move

Recommended Posts

Gaalkacyo(AllPuntlan d)- Gudiga Amniga Qaran Puntland ayaa ku soo rogey magaalada Gaalkacyo xaalad deg deg ah, markii uu faraha ka baxay amaanka magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug.

 

Gudiga amaanka ayaa xaaladan deg deg ah waxa ay ucuskadeen xeerar kala gedisan oo ay ugu horeeyaan sugida amaanka iyo sidii wax looga qaban lahaa amaanka magaalada Gaalkacyo oo faraha ka baxay mudooyinkii ugu dambeeyey.

 

Wasiirka Amniga ee Puntland Jen. C/laahi Siciid Samatar ayaa kaga dhawaaqay talaabadan Hotelka ay degan yihiin Madaxda dowladda Puntland, wuxuuna sheegay in sidoo kale bandow uu jiro kaasoo bilaabaya 08:00 Habeynimo ee saacada Soomaaliya, isla markaasna ay qaban doonaan cid kasta oo waqtigaasi socod ku jirta.

 

Wasiirka ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in ay gudigu go’aan ka gaari doonaan xaaladaha magaalada Gaalkacyo oo ay ugu horeeyaan qaabka amaanka wax looga qabanayo, wuxuuna cadeeyey in ay ciidan badan ku soo kordhiyeen magaalada, kaasoo toos ubilaabaya qorshaha Bandowga iyo xaalada deg deg ah.

 

Qaadashada Hubka, socodka dadka iyo gaadiidka, gadida Khamriga & dhamaanba waxyaabaha maanka dooriye, Bacaha lugu xiro Muraayadaha ee loo yaqaano Person-ka iyo qodobo kale ayaa lugu mamnuucay xaaladan deg deg ah.

 

Taliye kuxigeenka ciidamada Booliska Puntland G/sare Cumar Saalax (Canjeex) ayaa sheegay in ay ciidamadu qaadi doonaan fulinta amaradii ka soo baxay gudiga amaanka ee dowladda Puntland, isagoo ugu baaqay Dadweynaha in ay daganaansho muujiyaan lana shaqeeyaan ciidamada amaanka.

 

Madaxweynaha dowladda Puntland ee Soomaaliya Dr. C/rixmaan Maxamed Maxamuud ayaa dhisay gudiyo kala ah, gudiga amaanka Qaranka, gudiga howlgalinta ciidamada iyo gudiyo kale oo dhamaantood ka shaqeynaya amaanka magaalada Gaalkacyo.

 

Gudiyadan waxaa la shaqeynaya gudiga Amniga gobalka Mudug oo horay ujiray, waxa ayna dowladda Puntland shaaca ka qaaday in ay waxyaabo badan ka qaban doonto gobalka Mudug oo noqday gobal ay inta badan ka dhacaan falal badan oo amaaro daro, isla markaasna ay ku wada nool yihiin dad badan.

 

F. C. Maxamed

AllPuntland, Hotelka Taar City

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

already, we told you need to seek medical attention, to cure your many diseases, because you are crazy man who is suffering from mental illness, you cannot understand to help yourself, but you can ask help people who care about you, if they normal, its problem if they are crazy like you.

 

 

 

marka aad cudurka iska soo daaweesid, hadal sooma lagu oran, nin xanuun wali ah qaba sidaafooo kale inuu waxba fahmeen waa la ogyahay, adigu isma caawin kartid, waxaa u baahantahay cid kaa naxasa inay ku caawiyaan hadiiba ee ku dhamaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SJ   

ummm move? he has been living outside of city for the last couple days surrounded by 100s of his trusted guards adn the only move he has made so far is to request a certain subclan to bring the killers. Rumour has it, the killers are on their way to Hargaisa to escape.

 

As for the mood of the city, it appears business as usual unless you are an important figure and a distant cousin of the killers.

 

this village needs al-shabaab or some other merciless b-astards

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

He's staying at the Taar city hotel which is located outside of the city passed the "control". There's is a huge military force protecting him. With a minister killed, I guess he feels that he needs to take extra precautions. When he made his first trip to Gaalkayo in Febuary he stayed inside the city. His meeting with officials and elders which is good. Then men must face justice.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhuujiye   

Dalmar qofku haduu maskaxdooda ama caqligooda hadlaan ma jiranyihiin.

let the people talk homie. that is why is called amandment. freedom of speech,freedom of wright, and freedom of religion.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Poker   

Is galkacayo under his admin? I think GalMudug authority has more to say about whay goes on in Galkacayo more than Faroole.

Share this post


Link to post
Share on other sites

He has made a great move already, Hotel Taar is part of the city of Galkacyu controlled by the Puntland admin.

 

Now as for a few comments made, Galkacyu is a central part of the state of Puntland, and no the people of Galkacyu dont have any issues with the current admin and have many members of the admin including a number of ministers, just like in Cade days and the speaker of Parliment is also from Mudug & Galkacyu is its capital.

 

So far the Military & Police have crackdown on crime and the curfew has worked well.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Puntland oo kufsi,dil iyo qab qabasho ka gaystay xero ay ku sugan yihiin barakacayaal oo gaalkacyo ku taal

 

 

Ciidamada maamul Goboleedka Puntland ayaa habeenkii saddexaad waxa ay hawgal ka wadaan gudaha magaalada Gaalkacayo gaar ahaana qaybta waqooyi ee magaalada Gaalkacayo kuwaas oo hawlgalkaasi ku baadhaya dadkii ka danbeeyay dilkii alla ha u naxariuisteen wasiirkii warfaafinta ee maamulka Puntland Warsame Cabdi Shirwac (Seefta Banaanka).

 

Hawgalkan ayaa waxa uu yahay mid si rasmi ah uga dhaqan galay gudaha magaalada kaas oo ay ciidamada maamul Goboleedka Puntland si xoogan ay ugu baadhayaan dadka laga shakisan yahay iyo waliba dadkii ka danbeeyay dilkaasi iyadoo hawgalkani yahay mid habeenkii oo dhan ka socda gudaha magaalada qaybteeda waqooyi.

 

Ciidamada Puntland ayaa habeenimadii xalay waxa ay waxa ay hawgalo ka fuliyeen goob ay degan yihiin dad barakacayaal ah oo gaadhaya 700 oo qof kuwaas oo ah dad danyar ah oo ku jira xeradaasi oo kutaala gudaha magaalada laguna magacaabo Buulo Bacleey taas oo ay dad kasoo qabqabteen gaadhaya 10 qof.

 

Sidoo kale goobtaasi ayaa waxa ay ciidamada Puntland ka fuliyeen kufsi ay u gaysteen haween ku jiray halkaasi kuwaas oo kamid ahaa dad danyar ah oo ku jiray xerdaaasi kana mid ahaa barakacayaasha knool goobtaasi iyadoo sidoo kalena ay jiraan dad ay u gaysteen ciidamada Puntland jidh dil.

 

Isku soo wada arinkan ay ciidama da maamul Goboleedka Puntland ee ku sugan magaalada Gaalkacayo ay ku kaceen ayaa waxa ay tahay arin si wayn ay saaka isula dhex marayaan shacabka ku dhaqan magaalada taas oo ay iska waydiinayaan afkaaro kala duwan iyo sababaha keenayo iyadoo dhanka kalena aysan jirin ilaa hadda cid ka hadashay oo dhanka maamulka ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
sool_boy   

af-reyali and shabellenews are well know for their anti-puntland stand... we trust hiiraan , bbc,voa and so , do those trusty sites wrote that pland forces raped refugees women?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this