Sign in to follow this  
me

BREAKING NEWS: Puntland wey goosanaysaa.

Recommended Posts

me   

"Cabdulahi Yusuf & Rageena dagaal cad ayaa lagu hayaa"

 

15 Dec 15, 2008 - 8:47:54 PM

 

 

Madaxweynaha DGPL oo la hadlayey dhalinyarada gobolka Nugaal ayaa soo dhoweeyay dadaalka ay wadaan ee ku aadan in wax rabshado ah ka dhicin Puntland, isagoo sheegay Cadde Muse in aysan dhici doonin wax xabad ah oo ka dhalata doorashada la sugayo ee Puntland.

 

Mr.Muse ayaa sheegay in dorashada ay u dhaceyso si cadalad ah, wuxuuna sheegay in markii uu qabtay xilka Madaxweynenimo uu galay qaladaad fara badan oo uu sheegay in ay kamid tahay shidaal laga soo saaro Puntland.

 

Madaxweynaha ayaa xusey sidoo kale inuu iska taxaluujiyey sidii gobol walba uu dhaqaalahiisa u wanaagsanaanlahaa waa soda uu hadlka u dhigaye isaga oo tibaaxey in Gobolka Nugaal dhulkiisa ay dhex ceegaagan tahay kheyraad, inkastoo uu carabka ku dhuftay is-hortaag ku yimid in shidaal laga baaro.

 

Gen. Cadde ayaa dhinaca kale in xiligii loo diyaar garoobay baarista shidaalka dhulka Nugaal ay dib u dhigtay dagaalkii Lascaanood lagu soo qaaday.

 

Gobolada Bari iyo Karkaar ayuu sheegay sidoo kale in dhulkiisa ay dhex ceegaagan tahay Macdan, beero iyo bad wax kasta ku jiraan, Sanaagna ay la mid tahay.

 

"Hadaan idiin sheego Magaalada Eyl maxaa loola dagaalamayaa, Sadax furdo iyo Labo Airpor baa ka dhismi lahaa, nimankii igala hadlayeyna waxay i yiraahdeen Airporka Riyad camal baa ka dhismi doona, alaabta badeecadaha Itoobiya iyo meel walba iyadaa ayey soo mari lahayeen" ayuu yiri Gen. Cadde oo shegay in dhulka Puntland baaris laga sameeyay ay ugu horeysay 1938-dii.

 

Madaxweynaha waxaa uu sheegay in qaladaadka uu galay ay tahay iyadoo si qaldan loo maamulay dhaqaalihii dalka iyo heshiisyadii shirkaddaha xukumaddiisa gashay, isagoo intaa raaciyay in qofkii ku guuleysta xukunka Puntland ay sugeyso wax badan.

 

"Wadanka anoo nabad ah waan ka tegayaa anaa hubo, qof walbana waa u furan yahay, dhibaatada maanta taagana waa doorashada la sugayo, waxana ilaah ka baryayaa in si nabad ah ay ku dhacdo".ayuu yiri Cadde Muse

 

"Xukunka Puntland ninkii ku deg dega adey kuu daran tahay waadna og tihiin sadax bil ka hor waad ogeydeen inaan isaga tago ayaan rabay" ayuu sii raaciyay Cadde Muse hadalkiisa.

 

"Markii Dowladda Soomaaliya la soo dhisay labo arin ayaa noogu muhiim ahaa waa Federalsim iyo 4.5 iney noqoto, nin kasta oo inaga ah oo saxiixa Federaal la'aan xaaraan buu dalka iyo dadka ka galay Ilaahey baana ka goynaya, weligeedna dhici meyso inaan iska deyno Federalism waxayna noqoneysaa hadey nagu qasbtana waan ka goosaneynaa Soomaaliya, waana u sheegay oo ma ahan wax hada idiin leeyahay" ayuu yiri Cadde oo sheegay in wadan ahaan ay isku filan yihiin hadii ay danta ku kalifto in Puntland ka go'do Soomaaliya.

 

"Dagaal caddaan ayaa nalagu hayey, Cabdullahi Yusuf iyo raggeena xaga jira naceyb gaar baa dad u qabaa, Cabdullaahi Yuusuf cid wax ula hartayna ma jirto, qolooyinka dagaalamaya mid bey nooga fiican yihiin, inaga kuweena nala dagaalama, waxaad arkeysaa dad u dhashay Nugaal oo leh shidaal lama qodayo" ayuu sii raaciyay Cadde Muuse oo tilmaamay in loo baahan yahay midnimo.

 

Wuxuuna ugu danbeyntii sheegay Gen. Cadde Muuse in doorashada Puntland dhici doonta bilowga sanadka cusub ay si nabadgelyo leh ay ku dhici doonto hadii eebe idmo, qofkii ku guuleystana ay haboon tahay in lala shaqeeyo.

 

Garowe Online,Garowe

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Waa fikrad fiican.. ha goosato. Haddii somaliweyn xoog badan la waayay, somaliyayaal yar yar ha soo baxaan, nabadgaliyadaa wax kasta ka muhiimsan. Ha is raacdo diiddaye hakala go' go'dee daa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

1. If everyone is seceeding from Somalia, then who is Somalia?

 

2. So Puntland recognizes Somaliland is on the right path?

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Sorry Norf,

 

I have to bounce. Please ask Emperor and General Duke for details. They prolly have a press package.

 

What will the flag of Puntland be?

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

If you read through the lines.

 

1. We are economically self sufficient (oil,minerals, farms, fishing and a gateway to Ethiopia)

2. We have a democratic system (elections etc)

3. The only thing that was binding us with Somalia was federalism and without federalism waan goosanaynaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Originally posted by me:

If you read through the lines.

 

1. We are economically self sufficient (oil,minerals, farms, fishing and a gateway to Ethiopia)

2. We have a democratic system (elections etc)

3. The only thing that was binding us with Somalia was federalism and without federalism waan goosanaynaa.

Is this related to the goings on in parliament I wonder? The hot seat is in danger of being lost maybe?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer thats an opinion of an individual. Our community resides in Somalia, across the country from the North East to the South to parts of the ****** region.

 

Thus we aint small fish looking for a small pond.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

No need for this, Puntland is a big player in this and will remain to be so should they remain in the union within a federal system. Puntland will have nothing to lose out, they have their thriving autonomous region and have their large portion share in the Somali government. A win win situation.

 

Isolation similar to SL will only lead to nothing but confusion and living in a dreamland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

these are the same people who used to shout the loudest about somaliweyn.. how fake they were..

 

 

talk about lack of principles...

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Politics and principles don't mix, saaxib. I always admired Puntland for positioning itself in such a way. It gets the best of both worlds. If Somaliland gets recognised, Puntland will jump at the chance of seceding and, if Somalia gets fixed, Puntland will be the first to reap the benefits (being an organised and stable entity). Opportunism after my own heart.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Duke it was predictable that you would deny this. Like you denied that the Ethiopians would send troops to support AY.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this