Sign in to follow this  
Sharmakee

Muqdisho roads filled with trafiic cars

Recommended Posts

Tan iyo wixii ka danbeeyay markii ay la wareegeen gacan ku-haynta Magaalaada Muqdisho Golaha Maxaakiimta islaamiga ah ayaa waxaa soo badanayay is ticmaalka iyo keenista baabuurta yar yar ee lagu raaxaysto sida kuwa loo yaqaano Mark-2, Runetka, Bajeeraha, iyo Camry waxaana qasab noqotay in ay yaraato wadooyinka waaway ee magaalada muqdisho in ay noqdaan firaaqo sida kan wadnaha, sodonka, iyo midka hormara ex. baarlamaankii hore.

Hadaba keenista iyo wadista baabuurta ayaa waxay noqotay mid iska caadi ah oo aan sharci ahayn maxaa yeelay waxaa looga baahan yahay wadaha baabuurka ama darawalka baabuurka in uu ka haysto dowlada hose leesin ama batante waxaana macquul ah hada darawalada baabuurta ku dhexwada soomaaliya in aysan haysan 60% wax leesin ah taasina ay keentay in ay noqdaan wadooyinka magaalada muqdisho kuwo zaxmad ah.

 

Marka aad marayso wadooyinka ayaad waxaad dareemi kartaa in ay soo bateen isticmaalka baabuurta 6-dii bilood ee ugu danbaysay oo ay la wareegeen gacanku haynta magaalada golaha maxaakiimta.

 

Waxaa lagu qiyaasay baabuurta soo gashay magaalada muqdisho tan iyo wixii ka danbeeyay la wareegista maxaakiimta ku dhawaad 1000-baabuur waxaana keenay isticmaalka baabuurta amaanka ku soo kordhay magaalada Muqdisho kuwo awal amaandaro u xaraysnaa iyo kuwo haatan laga gadanayo meelaha laga beeciyo baabuurta.

 

 

http://www.galgaduud.com/baabuurta.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

^

 

Here is the picture from the above article.

 

baabuur.JPG

Terrible road indeed.

 

Here is an aerial picture of Mogadishu taken between the 80's-90.

 

 

imageI1F.JPG

 

imageLV4.JPG

 

2006 mogadishu aerial view...

 

278849310_ef7f3b97d6.jpg?v=0

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this