Sign in to follow this  
Kamaavi

Gadhka xiiroo adoo Gun ah Godey imoow !

Recommended Posts

Kamaavi   

The Zack, xisbiga gadh-xiirta waa say isku dhiibeen. Dastuurka wayaanaha ayey qaateen. Waxaa u sharaf badneyd inay shacabka( ama jabhada jwxo) heshiis lagalaan.

 

Nin is dhiibay oo madax sare laga dhigay ma jiraa? Waa maya. Marka xaalku waa timirtii horeba dab loo waa. Bilaash ayaa garka loo xiirtay saxiib. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

"After discussing with the government, the leaders of the organisation in totality have accepted to abide by the constitution of Ethiopia and desist from any armed practice," an Ethiopian official said. The rebels would now disarm and form a political party, he added.

Read

Share this post


Link to post
Share on other sites

Culimada beesha jubboyinka (ABSME) illaahey xaqqa haku hanuuniyow, xaalku ma sahlana.

 

Waxaan qabaa in eey ayaga iyo kuwa la halmaana (ictisaam) in eey ka dhaadiciyeen sh. ibraahim waxey ku magacaabeen "Hudna".

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Originally posted by Haatu:

I believe
there is no Jihad in Somalia right now
as there is no Caliph. I also believe Al Shabaab to be khawarij.

, Jihaad ma jiro ilaa khaliif laga helo miyaa?, horta ma ogtahay hadalkaas khatarnimadiisa?, dhab ahaanse ma u fahansatahay ereyga: 'laa jihaada ilaa macal imaam' ee kutubta sunnada ku qoran?, Jihaad kasta Imaam ma loo shardiyaa?, haddey 'haa' tahay sida hadalkaaga kore ka muuqata, kii Afghanistan yaa Khalif ahaa?

 

Originally posted by Haatu:

I don't
love
the government, they have many faults. I simply support them because I believe it is
XARAM
to rebel against the ruler.

What??, I hope inaad dib ugu laabao waxaad qortay!

 

Originally posted by Haatu:

If Ahmed Ibn Hanbal refused to rebel against his ruler after all the torture he endured, what makes us different?

Subxanallah!, we are not talking about revenge here!, war labada dawladood ha is bar-bardhigin billaahi calayk!, dawladna waa dawlad shacaa'irta Islaamka oogta oo Jihaad gasha oo Jizya qaadda midna waa mid Gaalada u soo dhiseen iney kula dagaallamaan si aysan dawlad taas la mid ah u dhalan! HAL YASTAWIYAANI MATHALAN?

 

Originally posted by Haatu:

As for Al Awlaki, if he incited Jihad, then I believe he has wronged and shook make sincere taqwa. I said,
If
he has done so, then we have to different aqeedahs.

Qofkii Jihaad ku dhawaaqa bis waaye miyaa??, see la yeelaa aayadaha quraanka ka buuxa ee Jihaadka ku dhawaaqaya? taariikhda Qaadyaaniyada baro, min baabi: kuntu as'alu cani sharr makhaafata an aqaca fiihaa

 

Wassalaam.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Sxb inta aan aaminsanahey waan kuu shheegey. I only tell you what our great scholars tell the world. Go on maktabada.com/net laga yaabaa inaad kusoo hanuunto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Adiga Muqallid miyaad tahay?, culimadaada in la khilaafsanyahay sow ma ogid?.

 

Seed ku ogaatay in waxa Maktabadda.net ku yaalla aanan arkin?.

 

Haddaadan jawaabi karin Culimadaada jawaab ka keen!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by The Zack:

quote:Originally posted by AYOUB:

Ninkii qayrkii loo xiirayow...

Ma al shabaab baad u jeeddaa? Itixaad qeyrkood waa kuwaase?
Wax fahan dee. Somaliland, Puntland, most of South lands, & Djibouti have been under KT Melez for last 20 years. Ayoubto says no need to fight. He hops the longed land to apprehend it self to Ethiopia. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^Shabaab danta ayaa na kala kaxaysay. Gacan iyo minjo gaajaysan( oo Somaliyeed) ma jarjari karo qalniinka( dhakhtarnimo) anoon baran. :D

 

ONLF ramaysatay(nolo iyo geeri) weli indho ma saartay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Originally posted by Ferguson:

quote:Originally posted by The Zack:

quote:

Originally posted by AYOUB:

Ninkii qayrkii loo xiirayow...

Ma al shabaab baad u jeeddaa? Itixaad qeyrkood waa kuwaase?
Wax fahan dee. Somaliland, Puntland, most of South lands, & Djibouti have been under KT Melez for last 20 years. Ayoubto says no need to fight. He hops the longed land to apprehend it self to Ethiopia.
:D
:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Originally posted by Ferguson:

^Shabaab danta ayaa na kala kaxaysay.
Gacan iyo minjo
gaajaysan( oo
Somaliyeed
) ma
jarjari karo
qalniinka( dhakhtarnimo) anoon baran.
:D

 

ONLF ramaysatay(nolo iyo geeri) weli indho ma saartay?

^waxaan arkay kuwo dhaanto ciyaara & kuwo 10 pound islaamaha ka ururiya! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^ :D Tixdan ma ka maqashay kuwa dhaantada safka u galay?

 

Geesigii bilaawaha baaruuda qaraxdiyo

Buntikhiyo rasaastaba beerkiisa siiyee

Wadnihiisa baas maray iyo biidhi qaataha

Gumaysiga u baydhee bulshdiisa garabmaray

iskubuug lagumaqoro

 

Aragti ayaa kuugu laaban rug cadaaga raameystay ee ONLF.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Dhaanto leen joognaa weli!, markay ciyaartooda dhameystaanna Soda qabow ayay fridge-ka kala soo baxaan, lugahana is saartaan!, kuwan warkooda waan hayaaye, kuwa raameystay nooga sheekee, mise waa isaga kaa darsameen? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this