Sign in to follow this  
General Duke

Minister Jeele they tried to attack we chased them away..

Recommended Posts

Salaad Cali Jeele " Kooxo ka haray Maxaakimta ayaa na soo weerartay waana iska caabinay " Wareysi uu Siiyey Xamardaye isagoo jooga Jiida Dagaalka

 

11, Apr 2007. Xassan Cali Geesey (Alqeys)

 

Muqdisho - Wasiir Kuxigeenka Gaashaandhiga Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in kooxo uu ugu yeeray in ay yihiin Argagixiso ay dagaalki maanta ka dhacay Fagax ay soo qaadeen iyagoo buu yiri raba in ay qabsadaan fariisimo hor leh

 

Salaad Cali Jeelle oo aan Telefoonka kula hadlay isagoo jooga jiida dagaalka oo waliba laga maqlayey dhawaqa rasaas ayaa sheegay in kooxaha Argagixisada iyo haraadigii Maxaakimta ay weerarka soo qaadeen, wuxuuna sheegay in la iska caabiyay oo dib loo celiyay sida uu hadalka u dhigaye.

 

Waxa uu wasiirku sheegay in Ciidamada Dowladda ay kala eryeen kooxihii wax soo weeraray ee argagixisada ahaa, waa sida uu hadalka u dhigaye.

 

"Kooxo Argagixiso ah ayaa weerarka nagu soo qaaday, dib ayaa loo caabiyay"ayuu yiri Wasiir Kuxigeenka Gaashaandhiga Salaad Cali Jeelle.

 

Dagaalada ka soo cusboonaaday Muqdisho ayay dad aad u badani ka muujinayaan cabsi iyo wal wal aad u xoogan, iyadoo dagaalada laga baqayo in ay ku fidaan goobo hor leh, inkastoo deegaanadii ay hore isku hor fadhiyeen ciidamada Ethiopia iyo kooxaha ka soo horjeeda ay degan tahay.

 

 

Xassan Cali Geesey (Alqeys)

alqeys34@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
ansaar17   

what happen to the planned reconciliation?

 

isn't he the same baffoon that was overheard making racial slurs toward pacticular clans of mogadishu?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The conference will take place soon insha Allah, the funds have been released 40 million US dollars.

 

As for Jeele his remarks were a private matter..

 

Anyhow he has chased the clowns from the hotel.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this