Sign in to follow this  
General Duke

Quashing the SL/PL debate

Recommended Posts

Originally posted by -0-:

Zenaw's
girlfriends are both envious of each other ...great for them to be together and so happy 2 envy each other and try to compete AIDSPIA

loooooooooooooooool....that was sooooooo on the money!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by AbduLadiif:

Awoow miyaad maqashey gabadhii dhawrka wiil ladha-latey? Gabadhu wiilasha dhib-badan bay kuhaysay marka duqii ilmaha dhalay ayaa intuu aad ula-yaabay ayuu kaligeed gooni usaaray oo uu qolmeeshana kaligeed geeyey ileyn iyaad wiilashii loogga taag waayey e.

 

Maalintii dambe ayaa iyadoo gurxamaysay kaligeedna ah ayaa odaygii dhalay maqlay aadna ulayaabay waxa baas ee inantu ladagaalayso(guux iyo gunuunuc). Intuuna odeygii hadal-kasoo bixin ayaa mid yar oo Red oo kale ah ayaa soo booday oo yidhi, "aabe, waxay anagga naggu haysay ayee hada kaligeed isku haysaa".
:D

Allow hadaan hal ka fahmay. Waraa Abdulatiif, gabarta intaad sharaxday aa nooga baxday. Xariifkaad tahay maxaan dhahaa. :D Adeeer yaa waaye gabadhu? Is she the Mrs.Denier or Mrs.Uniter and why? (Don't answer) :Dicon_razz.gif

 

Edit: Meeshii iyada ahayd weli waa lagaaga fadhiyaa. Markaad soo dhamayso hal PM ah igu soo tuur.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this