Sign in to follow this  
Thankful

WAR DEG DEG AH: Taliyihii ciidamada Booliska Puntland oo dhintay. -

Recommended Posts

Thankful   

AllPuntland

 

WAR DEG DEG AH: Taliyihii ciidamada Booliska Puntland oo dhintay.

5. august 2009

 

APL

Tool

 

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email

 

 

-------------------- -------------------- -------------------- --------------------

 

Print This Article | Daabaco warkaan

 

 

 

Garowe(AllPuntland)- Taliyihii ciidamada Booliska Puntland G/sare Muuse Axmed Saalax oo 26-kii April loo magacaabay Xilkan ayaa dhintay caawa sida ay sheegayaan Warar ka soo baxaya Aqalka Madaxtooyada ee dowladda ee dalka Soomaaliya.

 

Sababaha rasmiga ah ee sababtay dhimashadan ayaan lagaran karin, waxaana Warar Madax banaan ka soo baxayaan sida udhintay taliyahan.

 

War ka soo baxay Laamaha caafimaadka ayaa sheegay in uu dhintay Taliyihii ciidamada Booliska Puntland G/sare Muuse Axmed Saalax.

 

Gudoomiyaha gobalka Nugaal Cabdi Xirsi Cali ayaa usheegay AllPuntland in uu dhintay taliyihii ciidamada Booliska Puntland, isla markaasna uu ku geeriyooday Cusbitaalka Magaalada Garowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taliyihii Booliska Pl oo Dil Qorshaysan Lagu dilay

Warar hada na soo Gaadhaya ayaa sheegaya in Taliyihii Guud ee Ciidanka Booliska Pl uu dhintay, iyada oo ay ka soo Baxayaan Warar si Khilaafsani, Maamulka Puntland ayaa sheegaya inay wali wadaa Baadhitaano xoogan, Laakiin saraakiisha Caafimaadka ee G/Nugaal ayaa wada Baadhitaano sababaha Keenay Geerida.

 

 

G.Sare Muuse Axmed Saalax ayaa warar madax-Baani sheegayaan inay dileen qaar ka mid ah Ilaaladiisa, in kastoo aan warkaasi wali ahayn mid Bisil.

 

 

Dhawaan ayaa Taliyaha Loo Magcaabay Xafiiska isaga oo awal ahaa nin Qurubaha degan Gaar ahaan Dalka Uk, waxana uu ahaa Nin aad u Yaqaan Arimaha Ciidamada.

 

 

Maamulka Pl ayay Maanta u tahay Maalin madaw ka dib markii maalin Gudaheed la dilay Lama Masuul oo ka tirsan Xukuumada Faroole.

Share this post


Link to post
Share on other sites
sool_boy   

Taliyahii Ciidanka Booliska Puntland ayaa goor dhoweyd oo caawa ah is dilay, Taliyaha ayaan la aqoon sababta u isku dilay iyo waxa ka dambeya dilka u isku fuliyey taliyahu

 

Taliyahan oo lagu magacaabi Jiray Muuse Axmed Joqoraafi ayaa la sheegay inu isku dilay magaalada Garoowe, Ciidanka Booliska ayaa gacanta ku dhigay askaartii Ilaalada ka heysay Tilaha kuwas oo sheegay inu Taliyahu iskagu is dilay

 

Waxii Soo Kordha la soco Somalifans Online

 

http://www.somalifan s.com/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this